Wasiirka Arrimaha Dibadda oo heshiis kula saxiixday dhiggiisa Serbia magaalada New York
NEW YORK – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa heshiis is-afgarad ah kula saxiixday magaalada New York dhiggiisa dalka Serbia, Mudane Marko Đurić, xilli uu halkaas ka soconayo fadhiga guud ee 80-aad ee Qaramada Midoobay.
Kulanka labada wasiir ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed iyo iskaashiga labada dal, iyadoo si gaar ah...
Somali President attends international conference in New York on Palestine statehood recognition
NEW YORK — Somalia’s President Hassan Sheikh and the country’s delegation to the United Nations participated in a high-level international conference in New York focused on the recognition of Palestinian statehood and the protection of Palestinian historic rights.
The gathering, attended by leaders and envoys from numerous countries and UN agencies, emphasized support for an independent Palestinian state and reaffirmed...
Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qayb galay shirka ictiraafka dowladnimada Falastiin
New York – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, iyo ergadiisa oo ka tirsan safaaradda Soomaaliya ee Qaramada Midoobay ayaa maanta magaalada New York kaga qeyb galay shir caalami ah oo heer sare ah, kaasoo looga doodayay ictiraafka dowladnimada Falastiin iyo xaqiijinta xuquuqdooda taariikhiga ah.
Shirkan oo ay ka qayb galeen madaxda dalal badan iyo wakiillo ka socda hay’adaha Qaramada Midoobay...
SIMAD University accused of of being a breeding ground for political corruption and land grabbing
MOGADISHU, Somalia - SIMAD University in Mogadishu is facing growing criticism and serious allegations of political corruption and illegal land appropriation, with claims linking the institution to top officials in Somalia's Federal Government.
Businessman Mohamed Mahmoud Wheliye, accused the university of being built on public land originally reserved for social housing during the era of the former socialist regime.
He alleged...
Jaamacadda SIMAD oo lagu eedeeyay in ay saldhig u noqotay tuugo siyaasadeed iyo xaraashka hantida shacabka
MUQDISHO, 23 Sebtembar 2025 – Jaamacadda Simad ee ku taalla magaalada Muqdisho ayaa wajahaysa eedeymo culus oo la xiriira in ay saldhig u noqotay kooxo siyaasiin ah oo lagu tilmaamay in ay ku takri-faleen hantida dadweynaha, xaraasheen dhul danguud ah, isla markaana ka qeyb qaateen barakicinta muwaadiniin sabool ah.
Eedeymahan ayaa waxaa si cad u jeediyay ganacsade weyn Maxamed Maxamuud...
Ciidanka Daraawiishta Jubbaland oo howlgal ballaaran ka fuliyay Jubbada Hoose
KISMAAYO, 23 September 2025 – Ciidamada Daraawiishta ee Dowladda Jubbaland, gaar ahaan Guutada Saddexaad, ayaa qaaday howlgal ballaaran oo saddex-geesood ah oo lagu bartilmaameedsaday goobo ay ku dhuumaaleysanayeen dagaalyahannada Al-Shabaab, gaar ahaan gobolka Jubbada Hoose.
Howlgalkan sifeynta ah oo si guud u hoggaaminayay Taliyaha Guutada Labaad, Gaashaanle Sare Maxamuud Cabdi Cilmooge, ayaa xoogga lagu saaray aagga Libaaxley iyo Barjala, halkaas...
Jubbaland regional forces launch major anti-Al-Shabaab offensive in Lower Juba Region
KISMAAYO – Jubbaland state security forces, particularly the Third Battalion of the Darawiish Brigade, have carried out a large-scale, three-pronged military operation targeting Al-Shabaab hideouts in the Lower Juba region, officials said Tuesday.
The operation, described as a clearance mission, was led by Colonel Mahamud Abdi Ilmooge, commander of the Second Division of the Darawiish Forces. His unit launched a...
Somali lawmakers, opposition alliance to file legal cases against President over rights abuses, corruption
MOGADISHU – A coalition of Somali lawmakers and the National Salvation Forum (NSF) announced Tuesday plans to file legal cases against President Hassan Sheikh Mohamud, his government, and senior officials, accusing them of widespread human rights violations, corruption, and the illegal eviction of poor families.
In a joint statement, the group said lawsuits would be brought before both national and...
War-murtiyeedka Shirka Golaha Samatabixinta iyo Shacab ka caraysan Boobka dhulka
MUQDISHO- War-murtiyeed ayaa kasoo baxay Shirka Golaha Samatabixinta ee Muqdisho, kaasoo ay ka qeybgaleen Shacab ka caraysan Boobka dhulka lagu hayo.
Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta oo Soo Dhaweeyay Aqoonsiga Falastiin ay Sameeyeen Britain, Canada iyo Australia
Qaahira – Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta, Axmed Aboul-Gheit, ayaa Axaddii soo dhaweeyay go’aanka ay Britain, Canada iyo Australia ku aqoonsadeen Dowlad Madax-bannaan oo Falastiin ah.
Qoraal uu ku baahiyay bartiisa rasmiga ah ee X (hore Twitter), Aboul-Gheit ayaa sheegay in aqoonsigan uu yahay “saxitaan qalad taariikhi ah oo muddo dheer jiray.”
Wuxuu intaas ku daray in tallaabadan ay la jaanqaadayso...









