Booliska Soomaaliya oo xiray Nin lagu eedeeyay inuu xaaskiisa toorey ku dilay
Muqdisho — Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Saldhigga Garasbaaley ayaa gacanta ku soo dhigay eedeysane lagu magacaabo Abshir Sheekh Cabdisalaan Maxamed.
Ninkan ayaa lagu eedeeyay dil ka dhacay gudaha guri ku yaalla magaalada, halkaas oo uu ku dilay xaaskiisa isagoo adeegsanaya toorey.
Eedeysanaha ayaa haatan ku jira gacanta ciidamada booliska, waxaana loo gudbin doonaa maxkamadda awoodda u leh si sharciga loogu waafajiyo...
Political Changes Expected in Doolow Following Key Clan Meeting
Doolow, Gedo — Political shifts are anticipated in the coming days in Doolow town, Gedo region, after the elders of the clan held talks with the district commissioner, Mohamed Abdi Lafey.
The meeting resulted in significant agreements, including initiating dialogue between Abdirashid Janan and Mohamed Abdi Lafey. Security responsibilities in Doolow town and its airport will be handed over to...
Isbedello siyaasadeed oo ka socda degmada Doolow ee Gobolka Gedo
Doolow, Gedo — Isbeddallo siyaasadeed ayaa maalmaha soo socda lagu wadaa inay ka dhacaan magaalada Doolow ee gobolka Gedo, kadib markii odayaasha beesha Reer Axmed ee degan Doolow ay kulan la yeesheen Gudoomiyaha degmada Maxamed Cabdi Lafeey.
Kulanka ayaa waxaa ka soo baxay heshiisyo muhiim ah oo ay ka mid yihiin in la wado hadalsiino dhexmara Cabdirashiid Janan iyo Maxamed...
Gen Z Youth Driving Unstoppable Wave of Political Change Across Africa, Somali MP Says
Mogadishu, Oct 19 – Somali legislator Abdirahman Abdishakur Warsame has issued a stern warning to governments across Africa attempting to stifle youth-led protests, saying such efforts will not halt the growing wave of demands for political change.
Speaking during Shabelle TV's Garnaqsi, a panel discussion focused on Africa’s political future and the role of youth in modern governance, Abdishakur highlighted...
CC Warsame oo Si Kulul Uga Hadlay Kacdoonnada Dhalinyarada Afrika
Muqdisho, Soomaaliya — Iyadoo dhowaan qaar ka mid ah dalalka Afrika iyo adduunka intiisa kale ay ka socdeen kacdoonno ay hogaaminayaan dhalinyarada jiilka cusub ee Gen Z, ayaa Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame (CCW) si adag uga hadlay mowjadaha isbeddelkaas ee xoogga leh.
CCW, oo ka hadlayay barnaamij dood ah oo diiradda lagu saarayay mustaqbalka siyaasadda Afrika iyo kaalinta dhalinyarada ee...
Somali passport costs student Mustaf Takoy a scholarship opportunity in Denmark
Copenhagen - A Somali student has lost a prestigious scholarship opportunity in Denmark after immigration authorities rejected his visa application, citing the non-recognition of his Somali passport.
Mustaf Mohamed Takoy, 30, had secured full funding under the Erasmus Mundus programme to pursue a Master’s degree in Environment and Global Development at the University of Copenhagen. He was due to start his...
Baasaboorka Soomaaliya oo sabab u noqday in Mustaf Maxamed Taakoy waayo fursad waxbarasho oo ka helay Denmark
Copenhagen - Arday Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Mustaf Maxamed Taakoy ayaa waayay deeq waxbarasho oo uu ka helay Jaamacadda Copenhagen ee dalka Denmark, kaddib markii hay’adda socdaalka dalkaasi ay ku gacan sayrtay codsigiisa fiisaha sababo la xiriira baasaboorka uu wato — oo ah kan Soomaaliya, oo aan la aqoonsan.
Mustaf, oo 30 jir ah, ayaa sanadkii hore loo aqbalay barnaamijka...
Russia downs 46 Ukrainian drones: defense ministry
MOSCOW, Oct. 18 (Xinhua) -- Russian air defense systems shot down 46 Ukrainian drones overnight and Saturday morning, including three over the Moscow region, the Russian Defense Ministry said Saturday.
"On-duty air defense systems destroyed 41 Ukrainian fixed-wing unmanned aerial vehicles (UAVs) overnight," the ministry said in a statement.
Between 8:00 a.m. and 10:00 a.m. Moscow Time on Saturday morning (0500...
Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya iyo Turkiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Ganacsi iyo Suuq u Helidda Badeecadaha Soomaaliyeed
Istanbul, Turkiga – Wasiirka Ganacsiga iyo Wershadaha ee Xukuumadda Soomaaliya, Maxamuud Axmed Aadan (Geesood), ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay Wasiirka Ganacsiga ee Jamhuuriyadda Turkiga, Prof. Ömer Bolat, intii uu socday Shirweynaha Ganacsiga iyo Dhaqaalaha Turkiga iyo Afrika ee lagu qabtay magaalada Istanbul.
Kulanka labada wasiir ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee ganacsi iyo dhaqaale ee u...
Somalia’s Upper House Deputy Speaker Meets Newly Elected EALA Representatives
MOGADISHU – Somalia’s Deputy Speaker of the Upper House, Abdullahi Ali Hirsi “Timacadde”, on Saturday met with the newly elected Somali representatives to the East African Legislative Assembly (EALA) at the Senate headquarters in Mogadishu.
The meeting, which focused on introductions, exchange of views, and general guidance, was also attended by Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama and several senators...










