Trump oo Si Kulul U Weeraray Ilhan Omar iyo Soomaaliya Kadib Kiis Musuq-maasuq Minnesota ka Dhacay
WASHINGTON - Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa weerar afka ah oo kulul ku qaaday Xildhibaanad Ilhan Omar, isaga oo si dadban ugu xirtay kiis musuq-maasuq oo ka dhacay gobolka Minnesota, kaas oo shaqsiyaad Soomaali ah lagu xiray.
Trump ayaa sheegay in Ilhan Omar ay kasoo jeedo dalka Soomaaliya, oo uu ku tilmaamay “dal la degay dowlad la’aan, musuq-maasuq, laaluush, dagaal,...
Feature: Gazans forced to make life-or-death choices as Israeli tanks push in
GAZA, Sept. (Xinhua) -- Smoke choked the skies over Gaza City on Wednesday as Israeli tanks, under the cover of a relentless artillery and air barrage, pushed deeper into the city in one of the largest ground operations since the conflict began.
The advance was preceded by a stark warning. In the morning, Israeli leaflets fluttered down, urging civilians to...
Afghan gov’t suspends fiber optic internet in multiple provinces, citing immorality concerns
KABUL, Sept. 18 (Xinhua) -- The Afghan government has suspended fiber optic services across multiple provinces to curb "immoral activities," local media outlet TOLOnews reported late Wednesday.
The measure, first implemented in Balkh province on Tuesday, now extends to Kunduz, Baghlan, Takhar, and Badakhshan in the north, with additional suspensions reported in eastern Laghman, and southern Kandahar and Helmand provinces.
The...
China’s defense minister pledges greater efforts to safeguard world peace at Beijing Xiangshan Forum
BEIJING, Sept. 18 (Xinhua) -- Chinese Defense Minister Dong Jun on Thursday pledged greater efforts to safeguard world peace at the 12th Beijing Xiangshan Forum.
"In a time full of challenges, cooperation is the best choice," Dong said at the forum.
He said that the Chinese military is willing to work with all parties to uphold security with concrete actions, enhance...
Xasan Shire Abgaal oo Si Kulul u Weeraray Madaxweynaha Maamulka Puntland
Garowe, Puntland – Wasiirkii hore ee Maaliyadda Puntland, Xasan Shire Abgaal, ayaa si kulul u dhaliilay Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, kaddib markii uu Khamiistii dib ugu soo laabtay magaalada Garowe tan iyo doorashadii madaxtinimada Puntland ee 2024 oo uu ku guuldareystay.
Xasan Shire oo si weyn ugu dhow dowladda federaalka Soomaaliya, ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Deni inuu hor istaagay...
Somali Court Sentences Woman to 16 Years for Financing Al-Shabaab
MOGADISHU, Sept 18, 2025 – A Somali court has sentenced a woman to 16 years in prison for financing terrorism and laundering illicit funds linked to the al-Qaeda affiliated group al-Shabaab, judicial officials said on Thursday.
The Banadir Regional Court found Caasho Macalin Mursal Ali guilty of multiple serious offenses, including funding terrorist operations, laundering illegal money, and supporting armed...
Maxkamadda Gobolka Banaadir oo xukun ku riday Haweenay Soomaaliyeed
MUQDISHO - Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa shaacisay inay riday xukun adag oo ka dhan ah Caasho Macalin Mursal Cali kadib markii lagu helay dembi ah maalgelinta argagixisada, dhaqidda lacagaha sharci darrada ah, iyo taageeridda Al-Shabaab.
Somali PM Meets Chinese Ambassador to Bolster Bilateral Ties
MOGADISHU – Somalia’s Prime Minister Hamza Abdi Barre on Thursday held talks in Mogadishu with China’s Ambassador to Somalia, Wang Yu, focusing on strengthening diplomatic and development cooperation between the two countries, officials said.
During the meeting, Prime Minister Barre thanked China for its continued support to Somalia in areas including security, economic development, and humanitarian assistance.
“China has played a...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha, Wang Yu
Muqdisho, Soomaaliya – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Mudane Wang Yu, iyagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed iyo iskaashiga laba geesoodka ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Shiinaha.
Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa uga mahadceliyey Dowladda Shiinaha taageerada joogtada ah ee ay siiyaan Soomaaliya, gaar ahaan dhinacyada...
Fiqi oo sheegay in xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga uu marayo heerkii ugu sarreeyay
Muqdisho - Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa sheegay in xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga uu gaaray heerkii ugu sarreeyay, isagoo sidoo kale xusay rabitaanka dowladda Soomaaliya ee ah in la hirgeliyo mashaariic waaweyn oo iskaashi ah.
Wareysi uu siiyay wakaaladda wararka ee Anadolu Agency ayuu Fiqi ku xusuustay booqashadii taariikhiga ahayd ee uu Madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan ku yimid...











