Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali President Travels to Uganda for Museveni Inauguration

MOGADISHU, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud traveled to Kampala on Monday to attend the inauguration ceremony of Ugandan President Yoweri Museveni, scheduled to take place on May 12.   Museveni is set to be sworn in for a seventh term in office after recently securing re-election, extending his decades-long rule in Uganda. Leaders and senior officials from several countries...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo u Duulay Uganda si uu uga Qaybgalo Caleemo-saarka Museveni

MUQDISHO — Madaxweynaha Soomaaliya, Hassan Sheikh Mohamud, ayaa u safray magaalada Kampala ee dalka Uganda si uu uga qaybgalo caleemo-saarka Madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni, oo lagu wado inuu qabsoomo Talaadada, 12-ka May 2026. Museveni ayaa markii toddobaad loo caleemo-saarayaa xilka madaxtinimada Uganda, kaddib markii dhowaan mar kale loo dhaariyay hoggaanka dalkaas. Hoggaamiyeyaal kala duwan oo ka socda dalalka xiriirka la...

Democratic Elections Held Peacefully in Somalia’s South West State

BAIDOA, Somalia — Local council elections in Somalia’s South West state were held peacefully in the district of Waajid after polling stations closed and vote counting began, election officials said on Monday.   Officials from the district’s electoral commission said voting proceeded smoothly, with ballots now being formally counted following the end of polling. A representative of the Waajid election commission said...

Cali Balcad oo Beeniyey Wararka la Xiriira Kulan ay Safaaradda Mareykanka u Qabaneyso DFS iyo Mucaaradka

MUQDISHO — Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Ali Balcad, ayaa beeniyay wararka sheegaya in Embassy of the United States in Somalia ay qabanqaabinayso kulan u dhexeeya dowladda federaalka iyo mucaaradka si xal looga gaaro khilaafka ka taagan hanaanka doorashooyinka dalka.   Cali Balcad ayaa sheegay in aanu jirin kulan loo qorsheeyay 13-ka bishan May, isla markaana safaaradda Mareykanka aysan si...

Somali government Rejects Claims of Planned U.S.-Mediated Election Talks With Opposition

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s state minister for foreign affairs, Ali Balcad, on Monday denied reports that the Embassy of the United States in Somalia was preparing to host talks between the federal government and opposition leaders aimed at resolving a dispute over the country’s electoral process.   Speaking at X space, Balcad said there were no plans for a meeting on...

Doorashada Golaha Deegaanka oo ka Dhacday Deegaannada maamulka Koonfur Galbeed

Baydhabo – Doorashada golaha deegaanka ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa si nabad ah uga dhacday degmada Waajid, kaddib markii ay xirmeen xarumaha codbixinta ee degmadaasi.   Mas’uuliyiinta guddiga doorashooyinka degmada Waajid ayaa sheegay in codbixintu u dhacday si habsami leh, iyadoo hadda si rasmi ah u socoto tirinta codadka ay shacabka dhiibteen. Wakiilka guddiga doorashooyinka degmada ayaa tilmaamay in xaaladda...

Somali PM Says Government Focused on Security, Democratic Transition

MOGADISHU, Somalia — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre said the federal government is prioritizing security, institutional rebuilding and the implementation of an inclusive democratic system, as the country pushes ahead with political and economic reforms.   Speaking during celebrations marking Europe Day in Mogadishu, Barre praised the continued support provided by the European Union and its member states to Somalia,...

Dowladda Soomaaliya oo Xoogga Saaraysa Xoojinta Amniga iyo Dimuqraadiyadda

Muqdisho, Soomaaliya – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay si weyn diiradda u saartay xoojinta amniga, dib-u-dhiska hay’adaha dowladda iyo hirgelinta hannaan dimuqraadiyadeed loo dhan yahay.   Ra’iisul Wasaaraha oo ka hadlay munaasabad lagu xusayay Maalinta Yurub (Europe Day) ayaa bogaadiyey taageerada joogtada ah ee Midowga Yurub iyo dowladaha xubnaha ka ah...

President Hassan Sheikh Mohamud Speaks on the Situation in Mogadishu and the Platform Provided by the Government to the Opposition

Mugadisho The President of the Federal Republic of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, spoke on the situation in Mogadishu and the discussions that emerged from today's protests and demonstrations.   The President said that the war is ready for dialogue and a peaceful platform to be provided for the space, to discuss the issues of dialogue and change. He pointed out that it...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ka Hadlay Xaaladda Muqdisho iyo Gogosha Dowladda u Fidisay Mucaaradka

Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadlay xaaladda magaalada Muqdisho iyo doodaha ka dhashay is hortaagii maanta lagu sameeyay mucaaradka iyo bannaanbaxii baaqday.   Madaxweynaha ayaa sheegay in dowladda ay diyaar u tahay wada hadal iyo gogol nabadeed oo loo fidiyo mucaaradka, si looga wada hadlo arrimaha siyaasadeed iyo cabashooyinka jira. Waxa uu tilmaamay in ay tahay...

WARAR KALE

Shariif Sheekh Axmed oo Ka Hadlay Weerarkii Lagu Qaaday Hoygiisa

MUQDISHO - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa ka hadlay weerar uu sheegay in lagu qaaday hoygiisa magaalada Muqdisho, isagoo ka digay...

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo ka digay xiisado siyaasadeed iyo mid amni oo sii...

MUQDISHU, Somalia- Madaxweynihii hore ee Somalia, Maxamed Cabdullaahi Maxamed, ayaa ka digay in Somalia ay gasho marxalad khatar ah oo ah xasilooni-darro siyaasadeed iyo...

Somalia Issues Official Casualty Figures After Mogadishu Clashes

MOGADISHU, Somalia – Somalia's Ministry of Health and Human Services said Sunday that one person was killed and 55 others wounded during security-related incidents...