Soomaaliya oo ka qeybgashay Carwada 4-aad ee Ganacsiga Afrika
Algiers – Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Axmed Aadan (Geesood), iyo Danjiraha Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Aljeeriya, Danjire Yuusuf Axmed Xasan (Yuusuf Jeego), ayaa kulan muhiim ah la qaatay Wasiirka Ganacsiga Gudaha iyo Xeer-nidaaminta Suuqa Qaranka ee Aljeeriya, Mudane Tayyib Zitoni, intii lagu guda jiray Carwada 4-aad ee Ganacsiga Afrika oo ka dhacday magaalada Algiers...
Somali officials, CIVIC discuss civilian protection policy amid ongoing security operations
MOGADISHU, Sept 10, 2025 – Somalia’s Minister of Defence, Ahmed Moallim Fiqi, and the Federal Government’s Special Envoy for Stabilization and Civilian Protection, MP Omar Hashi, held talks Tuesday with Ahmed Ibrahim, Director of the Center for Civilians in Conflict (CIVIC), to advance the country’s civilian protection framework.
The meeting focused on finalizing Somalia’s National Civilian Protection Policy and Operational...
Fiqi oo Kulan la Qaatay Agaasimaha CIVIC si loo Dardargeliyo Siyaasadda Ilaalinta Rayidka
Muqdisho, 10 Sebtembar 2025 – Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, iyo Ergeyga Gaarka ah ee Xasilinta iyo Ilaalinta Rayidka, Mudane Xildhibaan Cumar Xaashi, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Agaasimaha Hay’adda CIVIC (Center for Civilians in Conflict), Mudane Axmed Ibraahim.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta dadaallada Dowladda Federaalka ee ku aaddan dhammaystirka Siyaasadda Ilaalinta Bedqabka Rayidka...
Clan militia kills woman, steals livestock in central Somalia attack
GALGADUUD, Somalia, Sept 9, 2025 – A woman was killed and livestock stolen in a deadly attack by clan militiamen in the Billisokor area, located between the central Somali towns of Caabudwaaq and Cadaado, local sources said Tuesday.
The victim, Fadumo Ahmed Abdi, was tending her camels when she was shot dead by gunmen believed to be from a clan...
Weerar Khasaaro Geystay oo lagu Qaadey Deegaanka Billisokor ee Gobolka Galgaduud
Galgaduud, 9 Sebtembar 2025 – Maleeshiyaad beeleed ka soo jeeda deegaanka Caabudwaaq ayaa weerar dhimasho iyo dhacba sababay ku qaaday deegaanka Billisokor oo hoostaga degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud, sida ay xaqiijiyeen dadka deegaanka iyo ehelada dadkii waxyeelladu kasoo gaartay.
Weerarka ayaa sababay geerida Faadumo Axmed Cabdi, oo ahayd hooyo shan caruur ah korinaysay, iyada oo ku nooleyd daryeelka geel...
Somali govt faces warnings over plans to establish new Jubaland administration in Gedo
MOGADISHU – Somalia’s federal government is facing growing warnings from political analysts and local voices after reports emerged of a plan to establish a new Jubaland administration in the Gedo region, further escalating tensions with the existing state government led by Ahmed Madobe.
Khairto Ali Hassan, a politician from Gedo, warned in an exclusive interview with Shabelle TV that the...
Dowladda Federaalka oo Looga Digay Qorshaha ay ku dhisayso Jubaland Cusub
Muqdisho, 9 Sebtembar 2025 – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wajahaysa cadaadis iyo baaqyo isa soo taraya oo looga digayo qorshaha ay ku doonayso inay Jubaland cusub ka hirgaliso gobolka Gedo, xilli khilaafkii maamulka Jubaland iyo Villa Somalia uu wali meel xasaasi ah marayo.
Khayrto Cali Xasan, oo ah aqoonyahanad kasoo jeeda gobolka Gedo, ayaa wareysi gaar ah oo ay siisay...
Somalia’s President Calls for Stronger African Climate Cooperation at Addis Ababa Summit
ADDIS ABABA - Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Monday called for strengthened continental cooperation to tackle the escalating impacts of climate change during his address at the Second Africa Climate Summit held in Addis Ababa.
In his remarks, President Mohamud highlighted Somalia’s growing vulnerability to climate shocks despite its negligible contribution to global greenhouse gas emissions. “Somalia bears little...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay Shirka Isbedelka Cimiladda Afrika
Addis Ababa, Sebteembar 8, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyey Shirweynaha 2-aad ee Cimilada Afrika oo lagu qabtay magaalada Addis Ababa, isaga oo xusay muhiimadda iskaashiga heer Afrika ee xal-u-helidda dhibaatooyinka ka dhashay isbeddelka cimilada.
Madaxweynaha ayaa dul istaagay tallaabooyinka ay dowladda Soomaaliya qaadday si loo xakameeyo saameynta isbeddelka cimilada kuwaas oo ay...
Itoobiya oo Sheegtay in Jaamacadda Carabta la safatay Masar Khilaafka Niil
Muqdisho – Danjiraha Itoobiya u fadhiya Soomaaliya, Amb. Suleiman Dedefo, ayaa si kulul uga hadlay doorka Jaamacadda Carabta, isagoo ku eedeeyay ururkaasi inuu ku milmay danaha siyaasadeed ee Masar, gaar ahaan arrimaha biyo-xireenka weyn ee Itoobiya (GERD).
Dedefo ayaa sheegay in Jaamacadda Carabta ay ka leexatay ujeedadii asalka ahayd ee loo aasaasay, islamarkaana ay u adeegto dano gaar ah oo...









