Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay magaalada Port Elizabeth ee Koonfur Afrika
PORT ELIZABETH, Koonfur Afrika — Wararka naga soo gaaraya magaalada Port Elizabeth ayaa sheegaya in xalay ay ku dileen muwaadin Soomaaliyeed xaafadda Booysenpark.
Ninkaas oo lagu magacaabi jiray Sharmaarke Aadan Muxumad, ayaa si toos ah loogu dilay dukaankii uu ka shaqeynayay, iyadoo kooxo burcad ah oo hubeysan ay weerareen.
Marka la eego warbixinta booliiska, kooxihii falka ka geystay goobta ayaa ka...
Somali National Killed in South Africa’s Port Elizabeth; Police Investigate
PORT ELIZABETH, South Africa — A Somali national was shot dead in the Booysenpark area of Port Elizabeth late last night, local sources confirmed.
The victim, identified as Sharmaarke Aadan Muxumad, was reportedly killed by armed robbers while working in a shop he operated.
Witnesses said the assailants fled the scene immediately after the killing. South African police arrived at the...
Ciidamada Puntland oo Dilay 6 Dagaalyahan oo katirsan Daacish
MUQDISHO, 30 Agoosto – Ciidamada Puntland ayaa sheegay inay dileen lix dagaalyahan kadib dagaallo culus oo ka dhacay bartamaha Puntland, hase yeeshee weerarrada kooxda Daacish (ISIS) ee dhacay intii u dhexeysay 25 iyo 27-kii Agoosto ayaa sababay dhimashada ugu yaraan 23 askari oo ka tirsan ciidamada Puntland.
Dagaallada ayaa ahaa kuwo xasaasi ah, iyadoo kooxda ISS ay isticmaashay weerarro ismiidaamin...
Puntland Forces Kill Six Suicide Bombers, But ISIS Attacks Leave 23 Dead
BOSASO, Somalia, Aug 30 – Puntland forces have reported the killing of six suicide bombers during recent clashes with ISIS militants, but the group’s attacks between August 25 and 27 resulted in the deaths of at least 23 Puntland soldiers.
The casualties came after a series of deadly attacks launched by ISIS against Puntland security forces, with the insurgents carrying...
Laascaanood: Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka oo Goor Dhow Bilaabana
Laascaanood, Soomaaliya, Agoosto 30 – Magaalada Laascaanood ayaa goor dhow martigelin doonta doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka maamulka Waqooyi Bari ee Soomaaliya.
Amniga magaalada ayaa aad loo adkeeyay, iyadoo go'aan lagu qaatay in la soo rogo Bandow guud oo saameyn ku yeelanaya dhaq-dhaqaaqyada magaalada.
Ololaha doorashada ayaa galay saacadihii ugu dambeeyay, iyadoo musharaxiinta ay si xawli ah ugu tartamayaan kasbashada taageerada...
Las Anod Set for Presidential and Vice-Presidential Election as Tensions Rise
LAS ANOD, Somalia, Aug 30 – The highly anticipated presidential and vice-presidential election for the North-East Administration of Somalia is set to begin shortly in the city of Laascaanood. With tight security measures in place, the city has been placed under a curfew as officials prepare for the vote.
As the election campaign enters its final hours, political competition is...
Beesha Madhibaan Oo Ka Dhiban Saamiga Qaybsiga Xilalka Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya
MUQDISHO, Soomaaliya - Beesha Madhibaan, oo ka mid ah beelaha daga maamul goboleedka Waqooyi Bari ee Soomaaliya, ayaa dhawaan soo saartay qaylo dhan xoogan iyo cabasho ku saabsan saamiga ay ka helaan xilalka kala duwan ee maamulkaas.
Diblomaasi sare Sakariye Qaliif Faarax, oo ka mid ah siyaasiyiinta kasoo jeeda beesha Madhibaan, ayaa si gaar ah ugu hadlay arrintan isagoo waraysi...
Somali PM Attends Somalia-China Business Forum, Highlights Investment Opportunities
YINCHUAN, China, Aug 29, 2025 – Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre on Friday addressed a high-level forum on Somalia-China economic cooperation, emphasizing Somalia’s readiness to welcome foreign investment and highlighting the country’s vast natural resources and national reform agenda.
Speaking at the “Somalia-China Business Connectivity Forum” held in Yinchuan, the capital of China’s Ningxia Hui Autonomous Region, Barre showcased...
FESTU Launches Tender for Start-Up Toolkits in Somalia
Contract title: Start-Up Toolkits - project I.N.FORMA.L. AID 012590/03/0
Pubblication reference: REF 01/2025 AID 012590/03/0
FESTU (Federation of Somali Trade Unions) intends to award a supply contract for materials and equipment for LOT 1 fishing sector, LOT 2 Small Trade Sector, LOT 3 Tailoring Sector in Somalia with financial assistance from the .
The tender dossier is available from KM5, Bula Hubey,...
Maraykanka iyo Arrimaha Aqoonsiga Somaliland – Maxaa kusookordhay?
WASHINGTON DC - Afhayeen u hadlay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Maraykanka ayaa warbaahinta u sheegay in Washington ay weli taageersan tahay midnimada iyo madax-bannaanida dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, taasoo ay Somaliland qayb ka tahay, sida uu hadalka u dhigay.
Warbixin dheer oo ay baahisay Fox News ayaa si qoto dheer u eegaysay suurtagalnimada iyo danaha istiraatiijiga ah ee Maraykanku...










