Wasiir Maareeye: “Soomaaliya Cid Wax Usoo Wado Ma Jirto”
Muqdisho — Wasiirka Beeraha Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ka hadlay xaaladda cunnada iyo dhaqaalaha dalka, isagoo ku baaqay in qof waliba uu ku dadaalo sidii uu meel uu wax ka cuni karo u heli lahaa.
Wasiirku wuxuu sheegay in Soomaaliya aysan jirin cid si toos ah wax ugu soo wadda, isla markaana loo baahan yahay in dadka dalka...
Ex-Mogadishu police chief Re-elected to Parliament Seat in Galmudug By-election
DHUUSAMAREEB, Somalia – Former Benadir police chief and prominent political figure Saadaq Omar Hassan, widely known as Saadaq Joon, has regained his seat in the Federal Parliament after winning the Hop248 constituency in Galmudug during a by-election held on Sunday.
Saadaq previously held the same seat before vacating it following his appointment as deputy director of the National Intelligence and...
Saadaq Cumar Xasan (Saadaq Joon) oo Markale Ku Guuleystay Kursiga Hop248
DHUUSAMAREEB – Xildhibaan Saadaq Cumar Xasan oo loo yaqaanno Saadaq Joon, horeyna usoo noqday taliyaha booliska gobolka Banaadir xiligii dowladii Farmaajo, ayaa maanta markale ku guuleystay kursiga Hop248, oo deegaan doorashadiisu tahay Galmudug.
Kursigan ayaa horay uu u fadhiyay isla Saadaq Joon, balse uu baneeyay markii loo magacaabay taliye ku-xigeenka hay’adda NISA. Doorashadii xigtay waxaa kusoo baxay ganacsade Afwayne, hase...
HirShabelle State Hosts national education consultation conference in Jowhar
JOWHAR, Somalia – Somali authorities on Sunday launched a national education consultation conference in the city of Jowhar, aimed at aligning education policies across federal member states and strengthening coordination between regional and federal institutions.
The conference, officially opened by the President of Hirshabelle State, Ali Abdullahi Hussein (Cali Guudlaawe), is led by the Federal Ministry of Education, Culture and...
HirShabeella Oo Marti-gelinaysa Shir Ku Saabsan Arrimaha Waxbarashada Soomaaliya
Jowhar – Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), ayaa si rasmi ah uga furay magaalada Jowhar shir wadatashi qaran ah oo lagu gorfeeynayo arrimaha waxbarashada Soomaaliya.
Shirkan oo ay hoggaamineyso Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ka qeybgalaya wakiillo ka socdo dowlad-goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka iyo maamulka Gobolka Banaadir.
Wasiirka Wasaaradda...
Nigerian military airstrikes kill 35 terrorists near Cameroonian border
ABUJA (Xinhua) -- At least 35 suspected terrorists were killed Saturday morning during a series of airstrikes by Nigeria's military at a town in the country's northeastern state of Borno, which borders on Cameroon, the Nigerian Air Force said.
Ehimen Ejodame, the air force's spokesman, said in a statement that the airstrikes were carried out following reports of an attempted...
China ranks among top 3 trading partners for 157 countries, regions: official
BEIJING, Aug. 25 (Xinhua) -- China has ranked among the top three trading partners for 157 countries and regions worldwide, said Sun Meijun, head of the General Administration of Customs (GAC), at a press conference on Monday.
In 2024, China's trade with Belt and Road Initiative participating countries reached 22 trillion yuan (about 3 trillion U.S. dollars), comprising over 50...
Benin marks int’l day for remembrance of slave trade and abolition
OUIDAH, Benin (Xinhua) -- Afro-descendants together with political, administrative and religious leaders paid tribute on Saturday to the victims of the slave trade in Ouidah, a historic city in southern Benin, on the occasion of the International Day for the Remembrance of the Slave Trade and its Abolition.
Starting at the Place aux Encheres, a former slave auction site, participants...
Somalia executes two Al-Shabaab members convicted of deadly attacks
MOGADISHU, Somalia, Aug 25, 2025 – Somali military authorities on Monday executed two members of the Al-Qaeda-linked Al-Shabaab group who were convicted of carrying out deadly attacks, including targeted killings in the central city of Galkayo.
The two men — Anas Abdulqadir Ali Mahmoud, also known as “Salmaan,” and Aadan Mursal Mohamed Idow — were shot by firing squad after...
Xukun Dil Ah oo Lagu Fuliyey Laba Xubin oo Ka Tirsanaa Al-Shabaab
Gaalkacyo, Ogoosto 25, 2025 – Maxkamadda Ciidanka ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay laba xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab, kuwaas oo horey loogu helay falal aay kamid yihiin dilal qorsheysan iyo weerarro ka dhacay magaalada Gaalkacyo.
Labada eedeysane, Anas Cabdulqaadir Cali Maxamuud (Salmaan) iyo Aadan Mursal Maxamed Iidoow, ayaa lagu toogtay magaalada Gaalkacyo kaddib markii Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida...









