Somalia: Army, Elders Discuss Security Boost in Ceeldheer District
Ceeldheer, Somalia – Somali National Army (SNA) commanders held a high-level meeting with traditional elders and local community representatives in Ceeldheer district to discuss efforts to strengthen security and stability in the region, officials said on Sunday.
The meeting came in the wake of recent clashes in Hul-Caduur, a locality under Ceeldheer’s administration. Army officials confirmed that a reconciliation deal...
Kulan Lagu Dardargelinayo Amniga Ceeldheer oo Lagu Qabtay Deegaanka Hul-Caduur
Ceeldheer, Galgaduud – Waxaa degmada Ceeldheer iyo deegaanada hoostaga ka dhacay kulan muhiim ah oo looga hadlayay dardargelinta amniga iyo xasiloonida guud ee gobolka, iyadoo kulankaasi ay ka qaybgaleen Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, odayaasha dhaqanka, iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.
Kulanka ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray xal u helidda shaqaaqooyin dhawaan ka dhacay deegaanka Hul-Caduur, halkaas...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Cali Yaasiin Gurbe u Magacaabay Agaasimaha Guud ee TUBSAN
MUQDISHO, Soomaaliya – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta u magacaabay Mudane Cali Yaasiin Gurbe inuu noqdo Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Ka-hor-tagga iyo La-dagaallanka Fikirrada Xagjirka ah ee Rabshadaha Wata (TUBSAN).
Magacaabistan ayaa lagu tilmaamay mid muhiim u ah dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta, iyadoo xukuumadda DanQaran ay mar kale muujisay sida ay...
Somali PM Heads to China for 7th China-Arab States Expo to Boost Economic Ties
MOGADISHU, Somalia – Somalia’s Prime Minister Hamza Abdi Barre departed for China on Saturday to attend the 7th China-Arab States Expo, set to take place in the city of Yinchuan.
The high-level forum will focus on enhancing cooperation in trade, investment, technology, and energy between China and the Arab world.
Somalia’s participation is seen as a strategic move to deepen its...
Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo u ambabaxay Shiinaha
MUQDISHO, Soomaaliya – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar rasmi ah ugu ambabaxay dalka Shiinaha, si uu uga qayb galo Shirka 7aad ee China-Arab States Expo oo ka dhacaya magaalada Yinchuan.
Shirkan ayaa ah madal heer caalami ah oo diiradda lagu saarayo xoojinta iskaashiga dhanka ganacsiga, maalgashiga, tiknoolojiyadda, iyo tamarta u dhexeeya Shiinaha iyo...
Speaker of Somali Parliament Meets UN Envoy to Boost Bilateral Cooperation
Mogadishu, Somalia – The Speaker of the House of the People of the Federal Parliament of Somalia, Sheikh Adan Mohamed Nur (Madobe), today received the Special Representative of the United Nations Secretary-General for Somalia, Mr. James Swan, at his office in Mogadishu.
The meeting focused on strengthening the collaboration between the House of the People and the United Nations Office...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay James Swan si loo xoojiyo wadashaqeynta
MUQDISHO, Soomaaliya – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, James Swan.
Kulankan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka iyo wada shaqeynta ka dhaxaysa Golaha Shacabka iyo xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya.
James Swan ayaa Guddoomiyaha siiyay faahfaahin...
African experts laud China’s role in propelling Africa’s right to development
ADDIS ABABA (Xinhua) -- African experts have praised China's role in advancing the right to development across the continent, highlighting its respect for each country's unique development path.
The remarks were made as the First China-Africa Human Rights Seminar was held on Friday in Addis Ababa, Ethiopia's capital, under the theme "Building the China-Africa community with a shared future and...
M23 confirms delegation in Doha for limited talks with DR Congo gov’t
GOMA, DR Congo -- The rebel group March 23 Movement (M23) confirmed Friday that it has dispatched a delegation to Doha, Qatar's capital, for talks with the government of the Democratic Republic of the Congo (DRC).
Speaking at a press conference in Goma, the capital of North Kivu Province, which has been under M23 control since late January, M23 political...
Tariffs can’t stop U.S. debt woes, could make them worse
WASHINGTON (Xinhua) -- America's gross federal debt has surged past 37 trillion U.S. dollars, a milestone reached earlier this month and five years sooner than pre-pandemic forecasts.
Washington is now adding roughly 1 trillion dollars every five months, swelling a debt snowball that already costs nearly 1 trillion dollars a year in interest -- more than the nation spends on...









