Mareykanka oo Duqeymo Cirka ah ku Weeraray Fariisimo ISIS ay ku Leedahay Puntland
BOSASO, Soomaaliya – Ciidamada Mareykanka ayaa habeenimadii Sabtidii fuliyay duqeymo cirka ah oo lagu beegsaday fariisimo ay kooxda ISIS ku leedahay dooxada Baallade ee gobolka Bari, xilli dagaallo culus ay halkaasi kula jiraan ciidamada Puntland.
Saraakiisha ammaanka ayaa sheegay in duqeymaha oo billowday habeenkii Sabtida ay socdeen saacado badan, iyadoo si gaar ah loo bartilmaameedsaday deegaanka Maraagade oo ah saldhig...
U.S. Airstrikes Target ISIS Positions as Puntland Forces Face Fierce Resistance
BOSASO, Somalia – The United States conducted a series of overnight airstrikes on Islamic State (ISIS) hideouts in Somalia’s Baallade Valley, amid an ongoing offensive by Puntland regional forces battling militant fighters entrenched in the Calmiskaad Mountains.
According to local security officials, the strikes began late Saturday and continued into the early hours of Sunday, targeting the Maraagade area—an ISIS...
Concerns grow over Somalia’s electoral roadmap as opposition questions government’s transparency
MOGADISHU, Aug 24 – Tensions are rising in Somalia as opposition leaders and civil society groups voice growing concern over the government’s commitment to holding a long-promised one-person, one-vote election before the end of its term by 2026.
President Hassan Sheikh Mohamud has repeatedly insisted that there will be no term extension, pledging that universal suffrage elections will take place...
Villa Soomaaliya oo wajahaysa su’aalo ku saabsan diyaar garowga doorashada qof iyo cod
Muqdisho – Waxaa isa soo taraya walaac laga qabo qorshaha Villa Soomaaliya ee ku aaddan doorashada qof iyo cod, iyadoo mucaaradka iyo qaybaha bulshada ay ku eedeeyeen dowladda in aysan si cad u muujin qorshe waqtiyeysan oo doorasho lagu gaari karo.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa horay u sheegay in aan la sameyn doonin muddo kororsi, islamarkaana...
Somali President Hassan Sheikh praises cabinet for transparency during accountability program
MOGADISHU, Somalia, Aug 24 — Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Saturday praised the country’s Council of Ministers for demonstrating transparency and openness during a week-long government accountability program led by Prime Minister Hamza Abdi Barre.
The program, aimed at reviewing the government's performance, progress, and challenges, concluded with the president commending the ministers for engaging the public and highlighting...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku bogaadiyey Golaha Xukuumadda daah-furnaanta ay muujiyeen
Muqdisho – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si rasmi ah u soo xiray Barnaamijka Isla-Xisaabtanka Xukuumadda Dan-Qaran, kaas oo uu hoggaaminayey Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre, laguna qiimeynayey qorsheyaasha iyo ballanqaadyada ay Xukuumaddu hirgelisay muddadii ay jirtay.
Madaxweynaha ayaa si gaar ah u bogaadiyey Golaha Wasiirrada oo uu ku amaanay daah-furnaanta iyo sida ay mudnaan u siiyeen in shacabka...
US warns of Daesh/ISIS, al-Qaeda expansion, commends partners in Iraq, Syria, Somalia
ISTANBUL - The US Embassy in Baghdad said Saturday that Washington remains deeply concerned about the continued operations and territorial expansions of the Daesh/ISIS and al-Qaeda terror groups, stressing that it will continue to prioritize partnerships with allies and regional actors to combat terrorism.
The embassy, citing remarks shared by the State Department’s Bureau of International Organization Affairs on US...
Mareykanka: “Wali Waxaan Ka Walaacsanahay Kacdoonka ISIS iyo Al-Qaacida”
Baghdad – Safaaradda Mareykanka ee magaalada Baghdad ayaa Sabtidii sheegtay in Mareykanku si weyn uga walaacsan yahay sii socoshada hawlgallada iyo ballaarinta dhuleed ee ay wadaan Daacish (ISIS) iyo Al-Qaacida, waxayna hoosta ka xariiqday inay sii wadi doonto iskaashiga ay la leedahay saaxiibada gobolka si loola dagaallamo argagixisada.
Safaaradda ayaa tixraacaysa war kasoo baxay Waaxda Arrimaha Qaramada Midoobay ee Wasaaradda...
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo Markale Ku Qabtay Daroogo Garoonka Aadan Cadde
MUQDISHO, Soomaaliya – Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa sheegay in mar kale lagu qabtay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde daroogo tiro ahaan gaareysa 48 jawaan, kuwaas oo lagu soo qarinayey gudaha dalka si sharci darro ah.
Daroogadan ayaa la doonayey in si dhuumaaleysi ah loo soo geliyo dalka, waxaana la sheegay in ay socoto baaritaan balaaran oo lagu...
Somalia’s Northeastern state lawmakers elect new parliamentary speaker
LASANOD, Somalia – Lawmakers from Somalia’s newly established Northeastern state on Saturday elected Dr. Adan Abdullahi Aw-Hassan as speaker of the regional parliament, marking a key milestone in the formation of the federal member state.
Dr. Adan secured 53 votes, defeating his challenger Abdiqafar Dheeliye, who received 29. One vote was declared invalid, according to the electoral commission.
President Hassan Sheikh...








