Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ku Dhawaad 20 Askari oo Puntland looga dilay dagaal Ciidamadeeda la galeen Daacish

Boosaaso, Soomaaliya – Ugu yaraan 20 askari oo ka tirsan ciidamada Puntland ayaa ku dhintay, in ka badan 30 kalena waa ay ku dhaawacmeen, kadib dagaal culus oo saacado badan socday oo ka dhacay deegaanka Ceelka Maraagade ee togga Baallade, gobolka Bari, sida ay sheegeen saraakiil amni.   Dagaalka oo dhacay Shalay ayaa ka mid noqday kuwa ugu khasaaraha badan ee...

Nearly 20 Puntland Soldiers Killed in Clashes with ISIS in Northeastern Somalia

Bosaso, Somalia – Nearly 20 Puntland soldiers were killed and more than 30 others wounded during fierce clashes with ISIS militants in the Baallade valley area of northeastern Somalia, regional security officials said on Saturday.   The battle erupted in Ceelka Maraagade, a key ISIS stronghold nestled within the rugged Cal Miskaad mountains of the Bari region, and lasted for several...

Former Somali PM urges dialogue over Somaliland issue, reaffirms national unity

Mogadishu, Somalia – Somalia’s former Prime Minister Mohamed Hussein Roble has called for dialogue and brotherhood to resolve the political standoff with Somaliland, emphasizing that the unity of the Somali nation is “non-negotiable” and protected under the country’s Constitution.   In a statement released Thursday, Roble criticized the approach taken by the current federal government towards Somaliland, warning that efforts to...

Midnimo Qaran oo aan Lagu Gorgortami Karin: Baaq Nabadeed iyo Wadahadal Walaaltinimo

Midnimada iyo wadajirka Qaranka Soomaaliyeed waa mid lama taabtan ah sida ku dhawran Dastuurka iyo shuruucda kale ee Dalka.   Qaddiyadda Soomaaliland waxa ay ka dhalatay xadgudub lagu galay magaca Qaranka Soomaaliyeed, xalkeeduna ma ahan in lagu daaweeyo xadgudub kale. Xalka qaddiyadaan kuma jiro in la colaadiyo, maamulkooda la wiiqo, colaado gudaha ah lagu abuuro ee waa in xalka lagu raadiyo wada...

Somali minister in Norway to boost cooperation on social development, human rights

Oslo – Somalia’s Minister of Family Affairs and Human Rights, Amb. Khadiija Mohamed Al-Makhzoumi, has held high-level talks in Oslo with senior Norwegian officials to strengthen bilateral cooperation on social welfare, child protection, and women’s rights.   During her working visit to Norway, Minister Al-Makhzoumi met with Kjetil Vevle, Secretary of Labour and Social Affairs in the Norwegian government. Discussions focused on...

Wasiirka Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka oo kulan la qaadatay mas’uuliyiin sare oo Norway ah

Oslo, Norway – Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, oo hoggaamineysa wafdi heer sare ah oo booqasho shaqo ku jooga dalka Norway, ayaa kulan miro-dhal ah la qaadatay Xoghayaha Shaqaallaha iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Norway, Mr. Kjetil Vevle.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee Soomaaliya...

Puntland state forces capture ISIS positions in Bari mountains

Bari, Somalia – Puntland security forces on Friday successfully entered the areas of Yucrin and Maraagade following a planned operation in the mountainous region of Togga Baallade, part of the Calmiskaad range in Bari region.   According to military sources, two members of the Islamic State (Daesh) were killed during the operation, and several militant hideouts were destroyed. The Puntland Defense Command...

Ciidamada Puntland oo Guulo ka sheegtay Howlgal ka dhan ah Daacish

Bari, Puntland – Cutubyo ka tirsan ciidanka difaaca Puntland ayaa Jimcaha maanta ah ku guuleystay in ay gudaha u galaan deegaannada Yucrin iyo Maraagade, kadib howlgal qorshaysan oo ka dhacay buuraleyda Togga Baallade,  oo katirsan Calmiskaad.   Intii uu socday howlgalkan, ciidamada ayaa la sheegay in ay dileen laba xubnood oo ka tirsan kooxda Daacish, isla markaana ay burburiyeen saldhigyo ay...

Somalia, Japan Pledge Stronger Development Ties at TICAD-9 in Yokohama

YOKOHAMA, Japan - Somalia and Japan have pledged to deepen their development cooperation following high-level meetings held during the 9th Tokyo International Conference on African Development (TICAD-9) in Yokohama.   Somalia’s Minister of Planning, Investment and Economic Development, Mohamud Sheikh Farah (Beene-Beene), met with several senior Japanese officials, including Foreign Minister Iwaya Takeshi, the Vice President of the Japan International Cooperation...

Wasiirka Qorsheynta XFS oo kulamo miro-dhal ah kula yeeshay madax ka tirsan Dowladda Japan

Yokohama, Japan – Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa magaalada Yokohama ee dalka Japan kulan la yeeshay mas’uuliyiin sare oo ka tirsan Dowladda Japan, intii uu socday Shirweynaha 9-aad ee Horumarinta Afrika (TICAD-9).   Kulamada uu Wasiirku la yeeshay madaxda Japan waxaa ka mid ahaa Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Japan, Madaxweyne...

WARAR KALE

Murusade Elders Issue Communiqué on June 3 Attack on Peace Meeting in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia -- Traditional elders and intellectuals from the Murusade community issued a strongly worded statement following a consultation meeting held in Mogadishu on...

Somaliland iyo Israa’iil oo gaarey heshiisyo cusub

QUDUS - Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo Madaxweynaha Israa’iil Isaac Herzog ayaa Axaddii si wadajir ah warbaahinta ula hadlay kaddib kulan ay...

Somaliland, Israel agree to deepen cooperation after presidential talks

JERUSALEM - Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro) and Israeli President Isaac Herzog on Sunday pledged to strengthen cooperation between their two sides following...