Somali Defence Minister Issues Strong Warning to Opposition Politicians
MOGADISHU, Somalia – Somali Minister of Defence, Ahmed Moalim Fiqi, has issued a stern warning to opposition politicians, declaring that armed activity will not be tolerated in the capital, Mogadishu.
Speaking in Mogadishu, Minister Fiqi emphasized that a formal directive has been issued by the Ministry of Defence prohibiting the carrying of weapons within the city. He stated that anyone...
Wasiirka Gaashaandhigga oo digniin u diray siyaasiyiinta mucaaradka
Muqdisho – Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa digniin culus u jeediyay siyaasiyiinta mucaaradka, isaga oo ka hadlayay kulan ka dhacay magaalada Muqdisho.
Wasiirka ayaa sheegay in aan la ogolaan doonin in hub lagu dhex qaato magaalada Muqdisho, isaga oo amarkaasi ku sheegay mid rasmi ah oo kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga.
Waxa uu xusay in tallaabo laga qaadi...
Rooble oo eedeymo culus u jeediyay Madaxweynaha Soomaaliya
MUQDISHO, Soomaaliya - Ra'iisul Wasaarihii hore ee dalka Maxamed Xuseen Rooble, ayaa Shir Jaraa'id ku qabtay Muqdisho, isagoo eedeymo u jeediyay Madaxweyne Xasan Sheekh.
“Madaxweyne Xasan wuxuu yiri Farmaajo hadduu Xoog ku heystay dalka anigoo Muqdisho kasoo jeedana waan ku heysan karaa”.
Madaxtooyadda Villa Somalia wali kama jawaabin eedeymo Maxamed Xuseen Rooble, oo kusoo aadaya xili khilaaf siyaasadeed uu ka taagan...
Somali finance minister denies freeze on development project funding
Mogadishu, Somalia — Somalia’s Minister of Finance, Bihi Imaan Igeh, on Thursday dismissed claims that international donors have frozen funds earmarked for development projects across the country.
Speaking at a press conference in Mogadishu, the minister responded to remarks made a day earlier by former Prime Minister Hassan Ali Khayre, who alleged that donor countries had withdrawn half a billion...
Wasiir Biixi Iimaan Cige oo beeniyay in la hakiyay dhaqaalaha Mashaariicda Horumarineed
MUQDISHO - Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Biixi Iimaan Cige, ayaa si cad u beeniyay warar sheegaya in la hakiyay lacagaha loogu talagalay mashaariicda horumarineed ee ka socda gudaha dalka.
Wasiirka ayaa hadalkan ka sheegay maanta magaalada Muqdisho, kadib markii Ra’iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Khayre uu shalay shir jaraa’id ku sheegay in dowladaha deeqbixiyaasha ay dib ula laabteen nus...
Somali President inspects military command, airport project in central town
Dhusamareb, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud, who also serves as Commander-in-Chief of the Armed Forces, paid a working visit on Thursday to the headquarters of the Somali National Army’s 21st Division in Dhusamareb, the administrative capital of the Galmudug state in central Somalia.
Accompanied by Galmudug regional president Ahmed Abdi Kariye, President Mohamud was briefed by senior military...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kormeer Ku Tagay Taliska Qaybta 21-aad ee Ciidanka DF
Dhuusamareeb - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehlinayey Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Taliska Qaybta 21-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo fadhigiisu yahay magaalada Dhuusamareeb.
Madaxweynaha ayaa warbixin qoto dheer ka dhageystay Taliska Qaybta iyo saraakiisha hoggaamisa ciidamada, taasoo ku saabsanayd dib u habaynta ciidanka, qaab-dhismeedka, hannaanka shaqo, iyo qorsheyaasha hortabinta...
US Embassy in Nairobi warns of possible Al-Shabaab attacks, urges vigilance
Nairobi – The United States Embassy in Kenya has issued a fresh security alert, warning of potential terrorist attacks in Nairobi by Al-Shabaab and other extremist groups, and advising heightened caution among American citizens and foreign nationals.
In a statement released Tuesday, the embassy described the threat as "persistent and ongoing," naming hotels, embassies, restaurants, shopping malls, markets, schools, police...
Safaaradda Mareykanka ee Nairobi oo ka digtay weerarro ka imaan kara Al-Shabaab
Nairobi – Safaaradda Mareykanka ee magaalada Nairobi ayaa Talaadadii soo saartay digniin amni, iyadoo ka digtay suurtagalnimada weerarro argagixiso oo laga yaabo in ay fuliyaan kooxda Al-Shabaab iyo kooxo kale oo xagjir ah.
Digniinta ayaa sheegtay in kooxaha argagixisada ay weli yihiin "halis joogto ah oo ka jirta guud ahaan Kenya, gaar ahaan caasimadda Nairobi." Waxaa la sheegay in bartilmaameedyada...
At least 23 Somalis dead after migrant boats sink off Italy’s Lampedusa
Rome – At least 23 Somali nationals have been confirmed dead after two migrant boats capsized in the Mediterranean Sea near the Italian island of Lampedusa, Somali officials said Wednesday.
The boats, which were carrying migrants from North Africa towards Europe, encountered mechanical failures before sinking, officials said. Fifteen survivors have been rescued, while search operations continue in the area.
“This...








