Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Diblomaasi Maraykan ah oo ka digay in Somaliland si degdeg ah loo aqoonsado

MUQDISHO — Safiirkii hore ee Mareykanka u fadhiyay Soomaaliya, Larry André, ayaa uga digay dowladda Mareykanka inay si degdeg ah u aqoonsato maamulka Somaliland, isagoo sheegay in tallaabo kasta oo hal dhinac ah laga qaato ay halis galin karto xasilloonida Geeska Afrika iyo wadajirka Soomaaliya.   Maqaal dheer oo uu qorey ayaa André ku xusay in “xaaladda Geeska Afrika aad u...

Somali researcher blames president for “abandoning the law”

MOGADISHU — A prominent Somali academic has warned that growing public frustration with President Hassan Sheikh's administration is pushing some citizens to join Al-Shabaab or flee the country, accusing the president of “abandoning the rule of law.”   In an interview with Shabelle TV in Mogadishu, Professor Shafi'i Yusuf Omar, head of research at the Brilliance Center for Security and Good...

Xasan Sheekh Sharcigii ayuu tuuray, Shacabka Al-Shabaab ayey u galayaan – Prof. Shaafici

Muqdisho – Prof. Shaafici Yuusuf Cumar, oo ah Madaxa Cilmi-baarista ee Xarunta Brilliance (oo ku takhasustay Amniga iyo Dowlad Wanaagga), ayaa sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu "tuuray sharcigii," taasoo sababtay in shacabka Soomaaliyeed ay niyad-jabaan, ayna u sii qulqulaan dhinaca Al-Shabaab ama dalka ayba ka qaxaan. "Xaaladdu waxay mareysaa meel halis ah," ayuu yiri Prof. Shaafici oo wareysi...

Officials from Hirshabelle visit central Somalia frontline in fight against militants

HAAJI ALI, Somalia — Senior officials from the Hirshabelle regional administration have arrived in the Haaji Ali area of the Middle Shabelle region to oversee and support local forces battling Al-Shabaab militants, local sources said Tuesday.   The delegation was led by Hirshabelle MP Geeddi Oomane, alongside Police Commander General Xasan Dhicisow and Middle Shabelle Deputy Governor Muuse Shitaawe. The visit is...

Mas’uuliyiin ka tirsan Hirshabeelle oo gaaray deegaanka Xaaji Cali, Shabeellaha Dhexe

XAAJI CALI, SHABEELLAHA DHEXE - Mas’uuliyiin sare oo ka tirsan dowlad-goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta gaaray deegaanka Xaaji Cali ee gobolka Shabeellaha Dhexe.   Wafdiga waxaa hoggaaminayay Xildhibaan Geeddi Oomane oo ka tirsan Baarlamaanka Hirshabeelle, Taliyaha Booliska Hirshabelle Jeneraal Xasan Dhicisow, iyo Guddoomiye ku-xigeenka Gobolka Shabeellaha Dhexe, Muuse Shitaawe. Booqashadan kormeerka ah ayaa qeyb ka ah dadaallada ay xukuumadda Hirshabelle ku taageereyso ciidamada...

Duqa Kismaayo Cumar Faraweyne oo farriin u diray Dowladda Soomaaliya

KISMAAYO, Soomaaliya – Duqa magaalada Kismaayo, Cumar Faraweyne, ayaa maanta si adag uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee Jubaland, isagoo sheegay in Xasan Sheekh Maxamuud aysan Jubaland u arkin hoggaamiye wax dhisaya, balse uu ka yahay eedeysane arrimo siyaasadeed iyo amni oo ka jira gobolka.   Cumar Faraweyne ayaa dowladda federaalka ku baaqay inay si dhab ah u qiimeyso xaaladda amni iyo...

Somali Government Faces Mounting Criticism as Its 4-year Term Nears End

MOGADISHU, Aug 20 – Somalia’s federal government, led by President Hassan Sheikh Mohamud, is facing growing accusations of rights violations, forced evictions, and misuse of state power, as his presidential term approaches its final stretch.   Former Prime Minister Hassan Ali Khaire and several former Somali presidents have publicly accused the administration of systematically oppressing the very citizens it swore to...

Dowladda oo Wajahaysa Eedeymo Culus Xilli Uu Gabaabsi Ku Yahay Muddo-Xileedkeeda

MUQDISHO – Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa wajahaysa eedeymo culus oo kaga imaanaya siyaasiyiin iyo madax hore, iyadoo lagu eedeeyay barakicin joogto ah, awood sheegasho, iyo cadaadis ka dhan ah saboolka Soomaaliyeed, xilli uu gabo-gabo ku dhow yahay muddo-xileedka madaxweynaha.   Ra’iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Khayre iyo qaar kamid ah madaxweynayaashii hore ee dalka ayaa si cad u sheegay in dowladda haatan...

US Offers $10 Million Reward for Information on ISIS-Somalia Financial Network

WASHINGTON, Aug 20 – The United States has announced a reward of up to $10 million and the possibility of resettlement for anyone who provides key information on the financial operations of ISIS-Somalia, a group Washington considers a major threat in East Africa.   In a statement released on Tuesday, the U.S. Department of Justice described ISIS’s Somalia branch as one...

Mareykanka oo 10 milyan oo dollar ku baadi-goobaya xogta Daacishta Soomaaliya

WASHINGTON - Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday abaal-marin lacageed oo gaareysa $10 milyan oo doollar iyo fursad dib-u-dejin ah qof kasta oo keena xog muhiim ah oo ku saabsan dhaqdhaqaaqa maaliyadeed ee kooxda Daacish ee Soomaaliya.   Waaxda Caddaaladda Mareykanka ayaa sheegtay in ISIS-ta Soomaaliya ay tahay mid ka mid ah laamaha ugu waaweyn ee shabakadda ISIS ee qaaradda Afrika, isla...

WARAR KALE

Murusade Elders Issue Communiqué on June 3 Attack on Peace Meeting in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia -- Traditional elders and intellectuals from the Murusade community issued a strongly worded statement following a consultation meeting held in Mogadishu on...

Somaliland iyo Israa’iil oo gaarey heshiisyo cusub

QUDUS - Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo Madaxweynaha Israa’iil Isaac Herzog ayaa Axaddii si wadajir ah warbaahinta ula hadlay kaddib kulan ay...

Somaliland, Israel agree to deepen cooperation after presidential talks

JERUSALEM - Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro) and Israeli President Isaac Herzog on Sunday pledged to strengthen cooperation between their two sides following...