Two Somali Nationals Injured in Armed Robbery in South Africa’s Rustenburg
RUSTENBURG, South Africa – Two Somali nationals were injured in an armed robbery late Monday in the town of Rustenburg, located in South Africa's North West province, local community leaders said.
The victims were reportedly working at their shop when armed assailants stormed the premises, opening fire and injuring both men.
One of the victims sustained multiple gunshot wounds and is...
Koofur Afrika: Labo qof oo Soomaali ah oo Lagu Dhaawacay Weerar Burcadnimo
Rustenburg – Ugu yaraan labo muwaadin oo Soomaaliyeed ayaa lagu dhaawacay kadib weerar ay burcad hubeysan ku qaadeen dukaankooda oo ku yaalla magaalada Rustenburg ee gobolka North West ee dalka Koofur Afrika, sida ay xaqiijiyeen ilo-wareedyo maxalli ah.
Weerarka ayaa dhacay xalay fiidkii, xilli labada muwaadin Soomaaliyeed ay ka shaqeynayeen dukaankooda ganacsi, waxaana burcadda hubeysan ay ku fureen rasaas, taas...
Former Somali Presidents Warn Against Public Asset Misuse and Land Grabs
Mogadishu, Somalia – Former Somali presidents Abdikasim Salad Hassan, Sharif Sheikh Ahmed, and Mohamed Abdullahi Farmajo have jointly issued a warning against the illegal appropriation of public assets and land grabbing across the country.
In a rare unified statement, the former leaders expressed deep concern over the mismanagement and unlawful seizure of national resources, describing such acts as a threat...
Madaxweynayaashii Hore oo ka digay ku tagrifalka hantida Qaranka iyo Boobka Dhulka
Muqdisho, Soomaaliya - Madaxweynayaashii hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, C/qaasim Salaad Xasan, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, iyo Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si wadajir ah uga hadlay arrimaha la xiriira ku tagrifalka hantida danta guud iyo boobka dhulalka dadweynaha, iyagoo muujiyey walaac xoogan oo ku saabsan sida aan sharciyadda waafaqsaneyn ee loo maamulayo hantida qaranka.
Madaxweynayaasha ayaa ku baaqay in la...
Kheyre: Lacag nus Bilyan ah ayey deeq-bixiyayaashii dib ula noqdeen
MUQDISHO, Soomaaliya - Xasan Cali Kheyre, Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya ayaa ku eedeeyay dowladda Federaalka fashil dhanka maareynta Mashaariicda Caalamka ugu deeqay dalka.
“Dowladdu waxay ku fashilantay maareynta mashaariicdii caalamka, lacag nus Bilyan ah ayey deeq-bixiyayaashii dib ula noqdeen," ayuu yiri Kheyre isagoo ka hadlayay Shir Jaraa'id oo ku qabtay Muqdisho.
Somali President Visits Galmudug State to Boost Anti-Al-Shabaab Campaign
Dhusamareb, Somalia – Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Dhusamareb, the capital of the Galmudug regional state, on Tuesday as part of a high-level delegation that includes federal ministers and senior military officials.
The president was warmly welcomed at the airport by Galmudug leader Ahmed Abdi Kariye, his deputy Ali Dahir Eid, members of the regional parliament, community elders,...
Madaxweynaha Soomaaliya oo booqasho ku tagay Caasimadda Galmudug State
Dhuusamareeb - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, oo ay wehliyaan Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka iyo saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta soo gaaray magaalada Dhuusamareeb, xarunta dowlad-goboleedka Galmudug.
Madaxweynaha ayaa si diirran loogu soo dhoweeyey garoonka diyaaradaha ee Dhuusamareeb, waxaana halkaas ku qaabilay Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor), Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid, Guddoonka...
North East State election committee unveils parliamentary leadership election rules
LAS ANOD, Aug 19 — The election committee for the new North East regional parliament on Tuesday unveiled the rules for electing parliamentary leaders, including the speaker and deputies.
Candidates seeking the position of parliamentary speaker must pay a fee of $5,000 for men and $2,500 for women.
Deputy speaker candidates are required to pay $3,000 for men and $1,500 for...
Habraaca Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Maamulka Waqooyi Bari oo la Shaaciyey
LAASCAANOOD - Guddiga doorashada guddoonka golaha baarlamaanka maamulka cusub ee Waqooyi Bari ayaa si rasmi ah u shaaciyey habraaca doorashada guddoonka sare ee baarlamaanka.
Waxuu sheegay in qof kasta oo isu taagaya jagada guddoomiye ama ku xigeen looga baahan yahay inuu bixiyo lacagaha soo socda:
Guddoomiye baarlamaanka (nin): 5000$
Guddoomiye baarlamaanka (haween): 2500$
Guddoomiye ku xigeen: 3000$
Guddoomiye ku xigeen...
Somali Lawmaker Accuses President Hassan Sheikh of Political Failure, Violating Rule of Law
MOGADISHU – A Somali lawmaker has launched a scathing attack on President Hassan Sheikh Mohamud, accusing him of violating the constitution, undermining national unity, and engaging in what he described as authoritarian behavior that threatens the country’s fragile democracy.
In a strongly worded statement issued on Monday, MP Yusuf Hussein Gama'diid said the president’s actions amount to a “betrayal of...








