Xildhibaan ku Eedeeyay Madaxweynaha Fashilka Siyaasadeed iyo Ku Tuman Sharciga Dalka
MUQDISHO, Soomaaliya - Xildhibaan Yuusuf Xuseen Gama'diid ayaa si kulul u cambaareeyay hab-dhaqanka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo ku eedeeyay inuu ku tuntay dastuurka dalka, uu burburinayo heshiiskii bulsho, kana shaqeynayo kala fogaanshaha shacabka Soomaaliyeed.
Xildhibaanku wuxuu ku tilmaamay falalka Madaxweynaha inuu yahay "mas’uuliyad darro qaran", taasoo dhaawac weyn u geysaneysa kalsoonida shacabka iyo jiritaanka dowladnimo...
SNA Launches New Offensive to Retake Towns from Al-Shabaab in Middle Shabelle
MOGADISHU, Somalia – The Federal Government of Somalia (FGS) announced a new military offensive aimed at retaking several towns and villages in the Middle Shabelle region that were recently captured by Al-Shabaab militants.
A high-level delegation from the federal government, led by Minister of Defence and Mogadishu mayor Hassan Mohamed (Muungaab), is currently in the region to coordinate joint forces...
DFS oo Shaacisay Qorshe Cusub oo Lagu Xoreynayo Deegaano badan oo Sh/dhexe ah
Shabeellaha Dhexe, Soomaaliya – Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ayaa sheegtay in ay bilaabayso howlgallo militari oo ballaaran oo lagu xoreynayo magaalooyin iyo deegaano muhiim ah oo ay Al-Shabaab qabsadeen bilooyinkii lasoo dhaafay gobolka Shabeellaha Dhexe.
Wafdi sare oo ka socda DFS, una hoggaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, General Muungaab, ayaa haatan ku sugan gobolka...
Ciidamada Danab oo dilay in ka badan 100 dagaalyahan oo ka tirsan Al-Shabaab howlgal qorshaysan oo ka dhacay Awdheegle
Awdheegle, Soomaaliya – Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Danab oo ka tirsan Milatariga Soomaaliya, una kaashanayay saaxiibada caalamiga ah, ayaa dilay in ka badan 100 xubnood oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab, kaddib howlgal si qorshaysan uga dhacay deegaanka Awdheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose, sida ay sheegeen saraakiisha dowladda Isniintii shalay.
Bayaan kasoo baxay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS)...
Somalia: Over 100 al-Shabaab fighters killed in Danab-led operation in Awdheegle
Mogadishu – Somalia’s elite Danab commandos, backed by international partners, killed more than 100 al-Shabaab militants in a planned military operation in the Awdheegle area of the Lower Shabelle region, officials said Tuesday.
The raid targeted al-Shabaab hideouts, resulting in the deaths of several senior commanders, according to a statement from the Somali National Army (SNA).
A statement by the defense...
SoDMA delegation arrives in Balad Hawo
BELED HAWO, Somalia (SMN) — A delegation from Somalia’s Disaster Agency (SoDMA), led by Director General Abdirashid Mohamud Hassan, arrived in Beled Hawo, Gedo region.
The delegation was received at the UK military camp by the district commissioner, Somali army officers, and other regional and local officials.
SoDMA says the visit aims to evaluate humanitarian needs weeks after hundreds were displaced...
Wafdi ka socda SoDMA oo gaaray Beledxaawo+SAWIRRO
BELEDXAAWO (SMN) -- Wafdi sare oo ka socda Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo uu hoggaaminayo Agaasimaha Guud Cabdirashiid Maxamuud Xasan, ayaa maanta gaaray degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo.
Wafdiga ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay xerada ciidamada UK ee duleedka magaalada, iyadoona halkaasi ay ka soo galbiyeen guddoomiyaha degmada, saraakiil ka tirsan ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya, iyo masuuliyiin...
Somali PM Hamza Abdi Barre Launches Ministerial Accountability Process
Mogadishu – Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre on Monday formally launched a performance review process for government ministers, aimed at assessing progress made by ministries over the past year in line with the priorities of his “DanQaran” administration.
The accountability exercise began with ministries under the Economic Development Pillar, which presented achievements and future plans aligned with the government’s...
Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Bilaabay Hannaanka La-Xisaabtanka Golaha Wasiirrada
MUQDISHO :— Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay hannaanka la-xisaabtanka Golaha Wasiirrada, kaasi oo lagu eegayo waxqabadka wasaaradaha ee sanadkii la soo dhaafay, iyadoo laga duulayo qorshayaasha mudnaanta u leh xukuumadda DanQaran, looguna gol leeyahay horumarinta tayada nolosha iyo fayo-qabka bulshada Soomaaliyeed.
Hannaankan isla-xisaabtanka ayaa lagu bilaabay wasaaradaha hoos yimaada Tiirka Horumarinta Dhaqaalaha, kuwaas...
Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgal Ballaaran ka Wada Gobolka Shabeellaha Hoose
Shabeellaha Hoose – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa sii wada howlgal ballaaran oo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab, kaas oo ka socda qeybo badan oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose.
Sida ay sheegtay Dowladda Federaalka, ciidamadu ayaa si tartiib tartiib ah ula wareegaya tuulooyin iyo deegaano ay horey ugu sugnaayeen Al-Shabaab.
Howlgalladan ayaa si gaar ah loogu beegsanayaa goobaha ay kooxda...








