Somali Referee Omar Artan to Officiate UEFA Super Cup in Historic First for Somalia
MOGADISHU – Somali international referee Omar Abdulkadir Artan has etched his name into football history after being appointed to officiate the 2026 UEFA Super Cup, marking a landmark achievement for Somalia and African refereeing.
The match, scheduled for Aug. 12 in Salzburg, Austria, will pit UEFA Champions League winners Paris Saint-Germain against UEFA Europa League holders Aston Villa in one...
Somali Intelligence Seizes Over 100 Barrels of Bomb-Making Chemicals Allegedly Bound for Al-Shabaab
MERCA – Somali intelligence forces, backed by local militia fighters, have seized more than 100 barrels of chemical substances allegedly destined for the Al-Shabaab militant group and intended for use in the manufacture of explosive devices, the National Intelligence and Security Agency (NISA) said on Friday.
In a statement, NISA said the operation followed a prolonged intelligence effort tracking movements...
Itoobiya Oo Ka Digtay Dagaal Cusub Oo Ka Qarxa Gobolka Tigray
ADDIS ABABA – Dowladda Federaalka Itoobiya ayaa ka digtay suurtagalnimada dagaal cusub oo ka qarxa gobolka Tigray, kadib markii ay sheegtay in xubno mayal adag oo ka tirsan Jabhadda Xoreynta Shacabka Tigray (TPLF) ay qorsheynayaan guluf militari oo ka dhan ah dowladda dhexe maalmaha soo socda.
Qoraal ay si wadajir ah u soo saareen Wasiirka Arrimaha Bariga Afrika ee Itoobiya,...
Safiirka Soomaaliya ee Koonfur Afrika oo Gudbiyay Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo
PRETORIA, Koonfur Afrika – Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Koonfur Afrika, Mudane Aadam Isaaq, ayaa maanta si rasmi ah u gudbiyay Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dowladda Koonfur Afrika, isagoo bilaabay howlaha diblomaasiyadeed ee uu ku matalayo Soomaaliya.
Munaasabadda gudbinta waraaqaha aqoonsiga ayaa qeyb ka ah habraaca diblomaasiyadeed ee lagu aqoonsado safiirrada cusub ee loo soo...
Cumar Cartan oo Loo Magacaabay Garsooridda UEFA Super Cup, Madaxda UEFA iyo CAF oo Ammaanay
MUQDISHO – Garsooraha Soomaaliyeed ee heerka caalami, Cumar Cabdulqaadir Cartan, ayaa markale taariikh cusub u dhigay Soomaaliya iyo guud ahaan qaaradda Afrika, kadib markii loo magacaabay inuu dhex-dhexaadiyo kulanka UEFA Super Cup 2026, oo la qorsheeyay inuu 12-ka Agoosto ka dhaco magaalada Salzburg ee dalka Austria.
Kulankan oo ka tirsan tartamada ugu sarreeya kubadda cagta Yurub ayaa dhex mari doona...
Shirkadda Turkiga ee Akkon Lines oo Si Rasmi ah uga Howlgashay Dekedda Muqdisho
MUQDISHO – Dekedda weyn ee magaalada Muqdisho ayaa martigelisay munaasabad ballaaran oo lagu soo dhaweynayay shirkadda maraakiibta ee Akkon Lines oo laga leeyahay dalka Turkiga, taas oo markii ugu horreysay si rasmi ah uga howlgaleysa Soomaaliya.
Munaasabadda ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Maareeyaha Dekedda Muqdisho Danjire Maxamed...
NISA oo Gacanta Ku Dhigtay Walxo Qaraxyo Laga Sameeyo oo Loo Wadey Al-Shabaab
SHABEELLAHA HOOSE – Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya ciidamada deegaanka, ayaa howlgal qorsheysan ku qabtay walxo kiimiko ah oo loo adeegsado samaynta qaraxyada, kuwaas oo la sheegay in loo waday kooxda Al-Shabaab.
War-saxaafadeed ay soo saartay NISA ayaa lagu sheegay in howlgalkaasi uu yimid kadib markii ciidamada ammaanka ay muddo ku daba jireen dhaqdhaqaaqyo la xiriiray...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo mashaariic daah-furay Caasimadda HirShabeelle
MUQDISHO - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta si diirran loogu soo dhoweeyey magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, halkaasi oo uu ka daah-furay mashaariic horumarineed iyo xarumo dowladeed oo muhiim u ah horumarka deegaanka.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo uu wehlinayey Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen ayaa xarigga...
Somali President Inaugurates Development Projects During Visit to Hirshabelle Capital
JOWHAR, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Thursday inaugurated a series of development projects and government facilities in the central town of Jowhar during an official visit to the capital of Hirshabelle state, officials said.
Mohamud, accompanied by Hirshabelle President Ali Abdullahi Hussein, cut the ribbon on the newly constructed Hirshabelle Presidential Palace, as well as new buildings...
SouthWest State Leader Sheikh Aden Madobe Formally Assumes Office in Baidoa
BAIDOA, Somalia – The newly elected leader of Somalia's South West State, Sheikh Aden Mohamed Nur, widely known as Aden Madobe, formally assumed office on Thursday following a handover ceremony held at the presidential palace in Baidoa.
Madobe took over the administration from Jibril Abdirashid Haji Abdi, who had been serving as the interim head of the regional state in...









