Explosive kills Kenyan as fighting intensifies in Somalia
MANDERA, Kenya - Tension is boiling over in Mandera County as fighting factions across the border in Somalia drag their war into Kenya.
On Wednesday evening, Fatuma Madnur Mohammed died after an improvised explosive device (IED) abandoned on her farm in Bulla Hawa exploded.
Police believe the device was left behind by fleeing fighters of the Jubaland forces, who are entangled...
Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga: Shacabka dhawaan waxay maqli doonaan war ay k farxaan
Mogadishu, Soomaaliya – Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, Abuukar Maxamed, ayaa sheegay in ciidamada xoogga dalka ay dhowaan bilaabi doonaan howlgal ballaaran oo lagula wareegayo deegaano iyo degmooyin gacanta ugu jira Al-Shabaab.
Abuukar Maxamed oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa xusay in ciidamada dowladda ay ku jiraan diyaar garow sare iyo abaabul ballaaran si loo ciribtiro hanjabaadda kooxda argagixisada ah...
Somali army to retake Al-Shabaab-held areas ‘soon’: defence ministry spokesperson
Mogadishu, Somalia -Somalia’s national army will soon launch a major operation to recapture towns and villages currently under the control of the Al-Shabaab militant group, the Ministry of Defence said on Friday.
Speaking to the media in Mogadishu, ministry spokesperson Abuukar Mohamed said Somali forces are in an advanced stage of preparation and mobilisation aimed at eliminating the threat posed...
Somali delegation attends Africa Water Investment Summit in Cape Town
CAPE TOWN, South Africa – A high-level delegation from the Federal Government of Somalia, led by Second Deputy Prime Minister Jibril Abdirashid Haji Abdi, is attending the Africa Water Investment Summit underway in Cape Town from August 13 to 15.
The summit, jointly organized by the Government of South Africa, the Chairperson of the African Union, and the Global High-Level...
Soomaaliya oo ka qeybgashay Shir Caaalmi ah oo lagu qabtay South Africa
Cape Town – Wafdi ballaaran oo ka socda Dowladda Soomaaliya, oo uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad, Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa ku sugan magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika, iyagoo ka qeybgalaya Shirka Maalgashiga Biyaha ee Qaaradda Afrika oo soconaya inta u dhaxeysa 13–15 Agoosto 2025.
Shirkan oo ay si wadajir ah u qabanqaabiyeen Dowladda Koonfur Afrika, Guddoomiyaha...
Soomaali kamid noqday Muhaajiriin doonyo kula degtay xeebaha Jaziiradda Lampedusa
LAMPEDUSA, Talyaani – Ugu yaraan 20 qof oo ay ku jiraan muhaajiriin Soomaali ah ayaa la xaqiijiyay in ay dhinteen kadib markii laba doon oo ay saarnaayeen ay ku degeen badda u dhow jasiiradda Lampedusa ee koonfurta Talyaaniga, Arbacadii.
Doonyaha ayaa ka ambabaxay xeebaha dalka Libya, waxaana la socday muhaajiriin kasoo jeeda dalalka Soomaaliya, Suudaan, iyo Pakistan. Mas’uuliyiinta jasiiradda ayaa...
Somalis among 20 dead after migrant boats capsize off Italy’s Lampedusa
LAMPEDUSA, Italy – At least 20 people, including Somalis, have died after two migrant boats capsized in the Mediterranean Sea near the southern Italian island of Lampedusa on Wednesday, local authorities said.
The overcrowded boats, which departed from Libya, were carrying migrants from Somalia, Sudan, and Pakistan. Officials noted that the vessels had spent a significant amount of time at...
Somalia opposition says latest talks with president end in failure
MOGADISHU, Somalia – The National Salvation Forum announced Thursday that its latest round of talks with President Hassan Sheikh Mohamud had ended in failure.
In a statement issued after a meeting held in Mogadishu, the opposition coalition described the outcome as "unfortunate" and reiterated its willingness to continue dialogue aimed at resolving the ongoing disputes over elections and the constitution.
"Regrettably,...
Mucaaradka oo shaaciyay inuu fashilmay shirkii ay la yeesheen Madaxweynaha
MUQDISHO, Soomaaliya - Gollaha Samatabixinta oo Shirka ku yeeshay Maanta Muqdisho, ayaa shaaciyay inuu fashil kusoo dhamaadey shirkii ugu dambeeyay ay la yeesheen Madaxweyne Xasan Sheekh.
Waxay fashilka ku tilmaameen nasiib-darro, iyadoo Mucaaradka shaaciyay inay wali diyaar u yihiin wadahadallo lagu dhameynayo khilaafka ka taagan doorashadda iyo dastuurka.
"Nasiibdaro lama gaarin Heshiiskii Shacabka Rajo gelin lahaa loogana badbaadi lahaa Khalalaaso Siyaasadeed,"...
Fears as stray bullets, rockets from Somalia strike Mandera
MANDERA, Kenya - Fear and anxiety rocked Mandera residents as stray bullets, rockets and live ordnance hit Kenyan soil, endangering lives and destroying property.
Mandera Senator Ali Roba raised concerns over rising attacks.
“Enough! Mandera Town is under constant threat from Somalia’s endless wars. Stray bullets, rockets & live ordnance are hitting Kenyan soil, endangering lives & destroying property,” Roba said...









