Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Jeneraal Michael E. Langley oo si rasmi ah u wareejiyay hoggaanka AFRICOM

Stuttgart, Jarmalka – Agoosto 15, 2025 – Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa ku qabtay xaflad xil-wareejin ah saldhigga Kelley Barracks ee magaalada Stuttgart, Jarmalka.   Jeneraal Michael E. Langley oo ka tirsan Ciidanka Badda Mareykanka ayaa si rasmi ah xilka ugu wareejiyey Jeneraal Dagvin R.M. Anderson oo ka tirsan Ciidanka Cirka. Xafladda waxaa guddoomiyay Admiral Christopher Grady, ku-xigeenka guddoomiyaha guud...

U.S. Africa Command Conducts Change of Command Ceremony

STUTTGART, Germany – U.S. Africa Command (AFRICOM) held a Change of Command ceremony Thursday at Kelley Barracks in Stuttgart, where Marine Corps Gen. Michael E. Langley formally handed over leadership to Air Force Gen. Dagvin R.M. Anderson.   Navy Adm. Christopher Grady, Vice Chairman of the Joint Chiefs of Staff, presided over the event, praising AFRICOM’s role in promoting U.S. security...

Somalia’s Intelligence Forces Kill 11 Al-Shabaab Fighters in Multi-Day Operations

MOGADISHU – Somali intelligence forces, backed by international partners, have killed 11 Al-Shabaab militants, including a senior commander, in a series of operations over the past three days across the regions of Hiiraan, Middle Shabelle, and Galgaduud, the National Intelligence and Security Agency (NISA) said Saturday.   According to a statement from NISA, the operations also destroyed military vehicles and equipment...

Ciidanka NISA oo Ku Dilay 11 Ka Tirsan Al-Shabaab Howlgallo Ka Dhacay Saddex Gobol

Muqdisho, Agoosto 16, 2025 – Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa saddexdii maalmood ee lasoo dhaafay fuliyay howlgallo qorsheysan oo ka dhacay gobollada Hiiraan, Shabeellaha Dhexe iyo Galgaduud.   Sida ku xusan qoraalka NISA, Howlgallada ayaa lagu dilay 11 xubnood oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab, oo uu ku jiro hogaamiye sare. Sidoo kale, waxaa lagu burburiyay...

Dagaal Beeleed Khasaaro Geystay oo Ka Socda Deegaanka Garasle, Galgaduud

GARASLE, GALGADUUD – Dagaal beeleed culus ayaa weli ka socda deegaanka Garasle ee gobolka Galgaduud, bartamaha Soomaaliya, sida ay sheegeen Saraakiisha deegaanka.   Dagaalka ayaa u dhexeeya labo maleeshiyo beeleed oo kasoo kala jeeda magaalooyinka Balanballe iyo Guriceel, kuwaas oo muddooyinkii dambe isku hayay arrimo la xiriira dilal hore iyo muran ka dhashay milkiyadda dhulalka deegaanka. Wararka laga helayo dadka deegaanka, gaar...

Shiinaha muxuu ka yiri codsigii Senator Ted Cruz ee aqoonsiga Somaliland?

MUQDISHO – Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay warqad uu Senator Ted Cruz u diray madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump, taasoo uu kaga codsaday in Mareykanku aqoonsado Somaliland.   Safaaradda ayaa tallaabadaas ku sheegtay mid si cad u faragelinaysa arrimaha gudaha ee Soomaaliya, islamarkaana wax u dhimaysa xiriirka labada dal ee Soomaaliya iyo Shiinaha. War-saxaafadeed kasoo baxay safaaradda...

China describes US senator’s Somaliland recognition push as interference in Somalia’s internal affairs

MOGADISHU, Somalia – The Chinese embassy in Somalia on Friday condemned a recent letter by U.S. Senator Ted Cruz urging former President Donald Trump to recognize Somaliland, describing it as a blatant interference in Somalia’s internal affairs and a threat to China-Somalia relations.   In a strongly worded statement, the embassy accused Cruz of undermining Somalia’s sovereignty and meddling in regional...

Somali president Hassan Sheikh set to jet off to US for UN General Assembly

MOGADISHU, Somalia – Somali President Hassan Sheikh Mohamud is set to travel to the United States in the coming weeks to attend the annual United Nations General Assembly (UNGA) in New York, government officials confirmed on Saturday.   The high-level gathering, scheduled for early September, will bring together world leaders to discuss pressing global issues, ranging from security and development to...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo u socdaalaya Mareykanka si uu uga qeybgalo shirka Qaramada Midoobay

MUQDISHO – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa la filayaa inuu u ambabaxo magaalada New York ee dalka Mareykanka, halkaas oo uu kaga qeybgali doono shirka guud ee sanadlaha ah ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay (QM), sida ay xaqiijiyeen ilo ka tirsan Villa Soomaaliya.   Shirka sanadkan ee Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in uu qabsoomo horraanta bisha September ee...

Somali army doubles operations against Al-Shabaab in Lower Shabelle: officials

MARKA, Somalia – Somali government forces have significantly intensified military operations against the Al-Qaeda-linked Al-Shabaab militant group in the southern Lower Shabelle region, security officials said on Saturday.   In recent hours, Somali National Army (SNA) troops conducted sweeping operations along the banks of the Shabelle River, targeting suspected militant hideouts. Several individuals were detained during the raids on suspicion of...

WARAR KALE

Safiirka Soomaaliya ee Liibiya oo Gudbiyay Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo

TRIPOLI - Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Liibiya, Mudane Cabdifataax Sheekh Axmed Cabdulmanaan, ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo u gudbiyay Guddoomiyaha Golaha Madaxtooyada...

Taliyaha Ciidanka XDS oo Guddoomiyay Shirka Dardargelinta Howlgalada iyo U Diyaargarowga Amniga Qaranka

MUQDISHO – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS) Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta guddoomiyay shirka subaxlaha ee Taliska Guud ee Ciidanka XDS,...

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed iyo Jaamacadda Ruwaanda oo Kala Saxiixday Heshiis Iskaashi

KIGALI – Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) iyo Jaamacadda Ruwaanda (University of Rwanda) ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo lagu xoojinayo iskaashiga dhinacyada waxbarashada...