Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo Ansixiyey Xeerka Shaqo-siinta Gaarka ah iyo Hindise Sharciyeedka Macdanta
MUQDISHO — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, kaas oo uu guddoominayey Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha, ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Mudane Saalax Axmed Jaamac.
Intii uu socday kulanka, ayaa goluhu ansixiyey Xeer-nidaamiyaha Shirkadaha Shaqo-siinta gaarka ah iyo Hindise Sharciyeedka Macdanta, kuwaas oo lagu tilmaamay kuwo muhiim u ah horumarinta dhaqaalaha dalka iyo abuurista fursado shaqo oo...
Howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab oo ka socda Bariga Galgaduud
CEELDHEER – Dhaqdhaqaaqyo ciidan oo xooggan ayaa ka soconaya deegaano ka tirsan Bariga gobolka Galgaduud, kuwaasi oo lagu beegsanayo kooxda Al-Shabaab, sida ay sheegeen saraakiil milatari.
Cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo saraakiil sare ayaa kusii qulqulaya gobolka, iyaga oo saldhigyo cusub ka sameysanaya aagga Ceeldheer iyo deegaannada ku hareeraysan si loo dardargeliyo howlgalka lagula dagaalamayo Al-Shabaab.
Taliyaha Ciidanka...
Gunfight erupts in Somali capital over forced evictions – residents
MOGADISHU, Somalia – Heavy gunfire broke out early Thursday morning in the Tarabuunka area of Mogadishu after federal government forces attempted to evict civilians from residential homes, prompting armed resistance from military officers believed to be from the Somali National Army (SNA), eyewitnesses and local sources said.
The confrontation began when government troops, accompanied by technicals and armed with light...
Iska hor imaad Muqdisho ka dhacay
MUQDISHO – Waaberigii hore ee saakay ayaa dagaal culus uu ka dhacay xaafadda Horseed ee Tarabuunka, degmada Hodan ee magaalada Muqdisho, kaddib markii ciidamo ka tirsan dowladda federaalka oo wata gaadiidka dagaalka ay isku dayeen in ay ka barakiciyaan dadka shacabka ah ee deggan halkaasi ilaa agagaarka African Village.
Ciidamada dowladda oo ku hubeysnaa qoryaha fudud iyo kuwa dhashiikaha ayaa la...
Somali Ground Forces Chief visits frontline to boost offensive against Al-Shabaab
CEELDHEER, Somalia – Somalia’s Army Chief of the Ground Forces, Brigadier General Sahal Abdullahi Omar, paid a high-level visit to the frontline town of Ceeldheer in the central Galgaduud region, in a push to accelerate ongoing military operations against the Al-Qaeda-linked militant group Al-Shabaab.
During the visit, the commander toured forward military positions held by the Somali National Army (SNA)...
Taliyaha Ciidanka Dhulka oo booqday Ceeldheer si uu u dardargeliyo dagaalka Al-Shabaab
CEELDHEER – Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa booqasho shaqo ku tagay degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud, taasoo qeyb ka ah dadaallada lagu xoojinayo howlgalka lagu ciribtirayo kooxda Al-Shabaab ee ka socda bartamaha dalka.
Taliye Sahal ayaa inta uu ku sugnaa Ceeldheer kormeeray fariisimaha ciidamada ee ku yaalla xuduudaha hore, halkaas oo uu kulamo...
Saddex xubnood oo al-Shabaab ah oo la toogtay kadib markii lagu helay dambiyo dilal iyo qaraxyo
MUQDISHO, Agoosto 14, 2025 – Dowladda Soomaaliya ayaa subaxnimadii Maanta oo Khamiis ah toogatay saddex nin oo lagu helay xubinimo al-Shabaab ah iyo ku lug lahaanshaha dilal qorsheysan iyo qaraxyo ka dhacay magaalada Muqdisho iyo gobolka Shabeellaha Hoose, sida ay sheegeen mas’uuliyiin.
Ragga la toogtay ayaa lagu magacaabayay Abukar Axmed Maxamed, Xamse Jeylaani Cabdullaahi oo loo yaqaan “Abtiga”, iyo Xasan...
Somalia executes three al-Shabaab members convicted of deadly attacks
MOGADISHU – Somalia on Thursday morning executed three men convicted of being members of Al-Shabaab and for carrying out a series of assassinations and bombings in Mogadishu and the nearby Lower Shabelle region, authorities said.
The executed men were identified as Abukar Ahmed Mohamed, Hamse Jeylani Abdullahi, also known as “Abtiga”, and Hassan Ali Hussein, known by the alias “Garaad”.
The...
Somali Delegation Attends Africa Water Investment Summit in Cape Town
CAPE TOWN, South Africa – A high-level delegation from the Federal Government of Somalia, led by the country’s Second Deputy Prime Minister, Jibril Abdirashid Haji Abdi, is currently in Cape Town to attend the Africa Water Investment Summit.
The summit brings together African leaders, policymakers, and development partners with the goal of accelerating investment in water infrastructure and ensuring water...
Wafdi Ka Socda Soomaaliya oo Ka Qaybgalaya Shirka Maalgashiga Biyaha ee Afrika
Cape Town, Koonfur Afrika – Wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka labaad ee dalka, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa haatan ku sugan magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika.
Wafdigan ayaa ka qaybgalaya Shirka Maalgashiga Biyaha ee Qaaradda Afrika oo halkaas ka furmay.
Shirka ayaa lagu wadaa inuu isugu keeno madaxda sare ee...









