Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali government, opposition hold late-night talks in Mogadishu ahead of key meeting

Mogadishu, Somalia — Somali opposition leaders and senior officials from the federal government held closed-door talks late Tuesday night in Mogadishu, as political tensions continue to simmer ahead of anticipated electoral and constitutional decisions.   According to political sources, the meeting focused on defusing recent disputes, strengthening dialogue, and fostering political consensus on key national issues, including the electoral process and...

Kulamo u dhexeeya Mucaaradka iyo Dowladda oo ka socda Villa Soomaaliya

Muqdisho – Ilo lagu kalsoon yahay ayaa xaqiijiyay in xalay magaalada Muqdisho ay ka dhaceen kulamo muhiim ah oo u dhexeeyay xubno ka tirsan mucaaradka iyo madax sare oo ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo kulamadaasi lagu falanqeeyay arrimo la xiriira xaaladda siyaasadeed ee dalka, amniga, iyo habsami u socodka howlaha doorashooyinka dalka.   Kulamadan ayaa lagu tilmaamay kuwo fursad u...

Wasiir Fiqi oo la kulmay Taliye sare oo katirsan Militeriga Mareykanka

Muqdisho, Soomaaliya – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Moallim Fiqi, ayaa la kulmay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Isku-dhafan ee Afrika Bari (JSOTF-EA), Koloneel Ed Norris oo xilka ka taga.   Wasiirka Gaashaandhigga ayaa uga mahadceliyay Koloneel Norris wada shaqeynta dhow iyo taageerada joogtada ah ee uu siiyey Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan tababarka iyo hawlgallada cutubyada gaarka ah. Axmed Moallim Fiqi...

Somali Defence Minister meets outgoing US special operations commander

Mogadishu, Somalia — Somalia’s Minister of Defence, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, met on Tuesday with Colonel Ed Norris, the outgoing Commander of the US Joint Special Operations Task Force – East Africa (JSOTF-EA), to mark the end of his tenure.   During the meeting, Minister Fiqi thanked Colonel Norris for his close cooperation and unwavering support of the Somali National Army...

Somali President orders urgent humanitarian aid to conflict-hit Gedo region

Gedo, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud has ordered the federal government to urgently deliver medical and humanitarian assistance to civilians affected by the recent conflict in the Gedo region, the presidency announced on Tuesday.   In a statement, President Mohamud emphasized that the people of Gedo “are not alone” and reaffirmed his government’s commitment to support them as they...

Madaxweynaha oo Amray Gargaarka Degdegga ah ee Gedo oo dagaal ka dhacay

Gedo, Soomaaliya – Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xukuumadda federaalka ah faray inay si degdeg ah gargaar caafimaad iyo mid bani’aadannimo u gaarsiiso dadka ay saameeyeen colaadda iyo xaaladda adag ee ka jirta gobolka Gedo.   Madaxweynaha wuxuu hoosta ka xariiqay in shacabka Gedo aysan keligood ahayn, islamarkaana dowladda ay garab taagan tahay si ay uga soo kabtaan dhibka dhacay. Waxaa la filayaa...

Fire Ravages Main Market in Afgooye, Causes Extensive Financial Losses

AFGOOYE, Somalia – A massive fire broke out late Tuesday evening at the Hilwaaley market in Afgooye, the largest trading hub in the town located in Somalia’s Lower Shabelle region, causing extensive property damage and significant financial losses, local sources said.   Eyewitnesses reported that the blaze is believed to have been sparked by an electrical fault in one of the...

Dab Kacay Suuqa Ugu Weyn Degmada Afgooye

Afgooye, Shabeellaha Hoose – Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dab xoogan oo fiidnimadii xalay ka kacay suuqa Hilwaaley ee degmada Afgooye, kaas oo ah suuqa ugu weyn ee ganacsiga magaaladaas.   Goobjoogayaal iyo warar hordhac ah ayaa sheegaya in dabka uu si lama filaan ah uga bilowday mid kamid ah ganacsiyada ku yaalla suuqa, kadib markii la tuhunsan yahay in...

Somalia President Urges Calm After Deadly Gedo Region Clashes

MOGADISHU, August 12, 2025 – Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Tuesday extended his condolences to the families of those killed in recent deadly clashes in the Gedo region, and urged government troops who crossed into neighboring Kenya to return to their positions within Somali territory.   In a statement from the presidency, Mohamud called for calm following renewed fighting between...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ka Tacsiyadeeyay Dadkii Ku Geeriyooday Dagaalka Gedo

Muqdisho, 12 Agoosto 2025 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka tacsiyadeeyay dadkii ku geeriyooday dagaalkii dhowaan ka dhacay gobolka Gedo, isagoo muujiyay murugada uu ka qabo khasaaraha ka dhashay iska horimaadyadii dhex maray ciidamada dowladda iyo kuwa Jubbaland.   Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ku baaqay in la joojiyo colaadda, isaga oo si gaar ah farriin ugu diray...

WARAR KALE

Taliyaha Ciidanka XDS oo La Kulmay U Qaybsanaha Arrimaha Difaaca ee Safaaradda Masar

MUQDISHO – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan la qaatay U Qaybsanaha Arrimaha Difaaca ee Safaaradda Jamhuuriyadda Carabta...

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka XFS Oo Furay Toddobaadka Ganacsiga Talyaaniga iyo Soomaaliya

MUQDISHO – Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah u furay Toddobaadka Ganacsiga Talyaaniga iyo...

Guddiga Qaran ee Maalmaha Xorriyadda iyo Midnimada oo Kormeeray Garoonka Stadio Muqdisho

MUQDISHO – Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda iyo Midnimada ayaa galabta kormeer ku tagay Tuulada Cayaaraha ee Stadio Muqdisho, oo ka mid ah...