Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Truck drivers protest illegal checkpoints on key Somalia highway

Ceel Cade, Somalia, Aug 10, 2025 – Commercial drivers using the main highway connecting Somalia’s capital, Mogadishu, with the Middle Shabelle region have voiced growing frustration over new illegal checkpoints set up along the route.   In the Ceel Cade area of Middle Shabelle, several large cargo trucks were stranded for days as armed men believed to be affiliated with the...

Gaadiidleyda ku safarta Shabeellaha Dhexe oo cabasho ka muujiyay isbaarooyin cusub

Ceel Cade, Shabeellaha Dhexe – Gaadiidleyda isticmaasha wadada isku xirta magaalada Muqdisho iyo gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa cabasho xoogan ka muujiyay isbaarooyin hor leh oo lagu soo kordhiyay deegaano ku yaalla waddooyinka muhiimka ah ee gobolladaasi.   Deegaanka Ceel Cade ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa noqday meel xayiraad ku noqotay gaadiidyo waaweyn oo maalmo u xayirnaa halkaasi, kuwaas oo kusoo jeeday...

Somalia army’s ground forces’ chief hails troops after visit to recaptured Bariire

Bariire, Somalia, Aug 10, 2025 – The Commander of the Somali National Army’s ground forces, General Sahal Abdullahi Omar, conducted a field visit on Saturday to the strategic town of Bariire in the Lower Shabelle region, recently retaken from Al-Shabaab by Somali forces and their Ugandan allies from the African Union mission.   During the visit, General Sahal inspected former Al-Shabaab...

Jeneraal Sahal oo Bogaadiyay Guusha Ciidanka DFS iyo kuwa UPDF ee dagaalka Bariire

Shabeellaha Hoose, 10 August 2025 – Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa shalay kormeer shaqo ku tagay deegaanka Bariire ee gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo Ciidanka Xoogga Dalka iyo saaxiibadooda Ciidamada Uganda ee UPDF ay dhowaan ka saareen Al-shabaab.   Intii uu socday kormeerka, Jeneraal Sahal ayaa booqday gododkii iyo xarumihii Al-Shabaab laga saaray, halkaas...

Somalia’s Foreign Minister Arrives in Algeria for Strategic Talks

Algiers, August 10, 2025 — Somalia’s Foreign Minister and International Cooperation, Abdisaalam Abdi Ali, arrived in Algiers on Saturday, leading a high-level delegation aimed at strengthening diplomatic and strategic ties between Somalia and Algeria.   The delegation was warmly received upon arrival by the Somali Ambassador to Algeria, Yusuf Hassan Ahmed, community leader Yusuf Jeego, and other government officials. The visit is...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Gaaray Dalka Aljeeriya

Algiers – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali, oo ay wehliyaan wafdi heer sare ah, ayaa maanta gaaray magaalada Algiers, caasimadda dalka Aljeeriya.   Wafdiga Wasiirka ayaa si diirran loogu soo dhoweeyay magaalada Algiers, waxaana halkaas kusoo dhaweeyay Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Aljeeriya, Yuusuf Xasan Axmed, Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Aljeeriya,...

Xildhibaan xaqiijiyay inuu jiro Mooshin ka dhan ah Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya

Muqdisho, Soomaaliya | Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijiyay in mooshin kalsooni kala noqosho ah laga diyaarinayo Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, iyadoo ay isa soo tarayaan khilaafaadka siyaasadeed ee gudaha dalka.   Xildhibaan Cabdi Ladiif Muuse Nuur (Sanyare), oo ka tirsan Golaha Shacabka, ayaa sheegay in mooshinka lagu wado in si rasmi ah loogu gudbiyo Golaha...

Somalia MP confirms no-confidence motion being prepared against Prime Minister

Mogadishu, Somalia | A Somali lawmaker has confirmed that a no-confidence motion is being prepared against Prime Minister Hamza Abdi Barre, amid growing political tensions within the country. MP Abdiladif Muse Nur (Sanyare), a member of the House of the People in Somalia’s Federal Parliament, said the motion is scheduled to be submitted on Saturday, August 23, 2025, "God willing." According to...

Opposition leader criticizes President Hassan Sheikh’s administration amid growing political rift

Mogadishu, August 9, 2025 – Somali politician Abdirahman Abdishakur Warsame has launched a fierce critique against President Hassan Sheikh Mohamud’s government, accusing it of deepening national divisions, rampant corruption, and governing based on personal, clan, and political alliances rather than the interests of the people.   In a statement posted on his Facebook page, MP Warsame argued that leadership in fragile states...

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo dhaliil kulul u jeediyay hoggaanka dalka, kuna baaqay isbeddel degdeg ah

Muqdisho – Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa dhaliil adag iyo canaan siyaasadeed u jeediyay maamulka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo ku eedeeyay inuu waddanka geliyay kala qaybsanaan, musuqmaasuq baahsan, iyo xukun ku dhisan dano shaqsiyeed oo qoys iyo xulafaysi ku saleysan.   Qoraal uu kusoo dhigay bartiisa Facebook-ga, ayuu Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur ku sheegay in waddamada nugul sida Soomaaliya aysan hoggaamintu ahayn...

WARAR KALE

SoDMA iyo Ururka Towfiiq oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Gurmadka iyo Taageerada Bulshada Soomaaliyeed

MUQDISHO - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Ururka Siyaasadda Towfiiq...

Dowladda Soomaaliya iyo UNTMIS oo Ka Wada Hadlay Geeddi-socodka Kala-guurka

MUQDISHO – Wasiir-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar Cali (Balcad), ayaa maanta qaabilay wafdi ka...

Koonfur Galbeed Oo Soo Saartay Go’aano Cusub Oo Lagu Xoojinayo Ammaanka Baydhabo

Baydhabo - Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa guddoomiyey Shirka Amniga Dowladda Koonfur Galbeed, kaas oo diiradda lagu saaray...