Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Maraykanka oo diirada saaraya danaha uu ku leeyahay Puntland iyo Somaliland

Boosaaso – Dowladda Mareykanka ayaa si rasmi ah u joojisay taageeradii ay siin jirtay Ciidanka Danab iyo sidoo kale dhaqaalihii ay ku bixin jirtay howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya, arrintaasoo muujinaysa hoos u dhac weyn oo ku yimid wadashaqeyntii u dhaxaysay Mareykanka iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya. Go’aankan ayaa kusoo beegmaya xilli dalka uu wajahayo xaalado amni iyo siyaasadeed oo...

Trump oo sheegay inay miiska u saaran tahay aqoonsiga Somaliland

WASHINGTON - Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa markii ugu horreysay si dadban uga hadlay arinta la xiriirta suurtagalnimada aqoonsiga Maamulka Somaliland oo la qorsheeyay in la geeyo Falastiiniyiinta laga soo barakicinayo Qaza, kuwaasoo dalalka kale ee caalamka ay diideen inay qaabilaan, maadaama dhulkooda si sharci-darro ah looga qaadanayo.   Trump ayaa sheegay in "uu gacanta ku hayo galka aqoonsiga Somaliland oo...

Trump Says U.S. ‘Looking Into’ Somaliland Proposal to Host Displaced Gazans in Exchange for Recognition

WASHINGTON - The US President, Donald Trump, has been asked about reports that Somaliland, an unrecognised breakaway region in Somalia, has expressed interest in accommodating displaced Palestinians from Gaza should the US recognise its independence.   "We’re looking into that right now. Good question, actually, and another complex one, but we're working on that right now," Trump responded, avoiding a direct...

Tensions rise in Somalia’s Gedo region as Ethiopia deploys more troops to Doolow

DOOLOW, Somalia, Aug 9 – Tensions are escalating in Somalia’s southwestern Gedo region after reports confirmed that Ethiopia has increased its military presence in the border town of Doolow, sparking fears among residents of a potential armed confrontation.   In the past several hours, new Ethiopian troop reinforcements have arrived in Doolow, where Ethiopia already maintains a military footprint. The development...

Xiisad ka taagan Doolow kadib markii Itoobiya ay kordhisay ciidamadeeda, cabsi laga qabo dagaal

Doolow – Wararka ka imaanaya degmada Doolow ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in saacadahii ugu dambeeyay dowladda Itoobiya ay si weyn u kordhisay ciidamadeeda ku sugan magaalada, iyadoo ciidamo hor leh la geeyay halkaasi.   Arrintan ayaa cabsi weyn ku abuurtay dadka deegaanka, kuwaas oo ka baqaya in dagaal dhaco, maadaama uu shalay ku ekaa waqtii ay Itoobiya u qabatay in...

Somali army denies reports of anti-Shabaab fighters surrendering in Hiiraan

BELEDWEYNE, Aug 9 – Somali military officials on Saturday denied reports that members of the Macawiisley militia, a local force fighting al-Shabaab, had surrendered to the group in the central Hiiraan region.   Local media and social platforms earlier claimed that some Macawiisley fighters had laid down their arms after being surrounded in areas recently captured by al-Shabaab. However, a senior Somali...

Ciidamada Dowladda oo Beeniyay Wararka Sheegaya in Macawiisley ay Isku Dhiibeen Al-Shabaab

Beledweyne – Saacadihii lasoo dhaafay waxaa baraha bulshada iyo warbaahinta qaar kusoo baxay warar sheegaya in xubno katirsan macawiisleyda gobolka Hiiraan ay isku dhiibeen kooxda Al-Shabaab, kadib markii ay ku go'doomeen deegaanada dhowaan ay kooxdaasi la wareegtay.   Wararkaasi ayaa tilmaamayay in xubno hubaysan oo katirsan macawiisleyda, oo qayb ka ahaa dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, ay si toos ah isu...

Wasiir Fiqi: “Ilaa dalka oo dhan laga saaro Al-Shabaab, dagaalka socda ma istaagi doono”

Muqdisho – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Maclin (Fiqi), ayaa sheegay in dagaalka lagula jiro kooxda al-Shabaab uusan joogsan doonin ilaa laga cirib tiro guud ahaan dalka.   Isagoo ka hadlayay guusha la wareegista Bariire shalay, ayaa wasiirka carabka ku adkeeyay in dowladda ay ka go’an tahay in la xoreeyo dhulka ay weli haystaan Al-Shabaab. “Dagaalka socda ma istaagi doono ilaa dalka oo...

Somalia vows to continue anti-Shabaab offensive until full territorial liberation

MOGADISHU – Somali Defence Minister Ahmed Moallim Fiqi said that military operations against al-Shabaab will not stop until the group is completely eliminated from the country.   Speaking after the recent recapture of the strategic town of Barire by government and allied forces, Fiqi reaffirmed the federal government’s commitment to liberating all areas still under al-Shabaab control. “The ongoing war will not...

Somali, AU forces retake key town from Al-Shabaab: ministry

MOGADISHU, Aug 8 – Somali government forces, backed by troops from the African Union Stabilization Support Mission in Somalia (AUSSOM), recaptured the strategic town of Barire in the Lower Shabelle region on Friday, the defence ministry said.   The operation followed weeks of military planning after Al-Shabaab fighters seized the town in March. Located about 50 kilometres southwest of Mogadishu, Barire...

WARAR KALE

SoDMA iyo Ururka Towfiiq oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Gurmadka iyo Taageerada Bulshada Soomaaliyeed

MUQDISHO - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Ururka Siyaasadda Towfiiq...

Dowladda Soomaaliya iyo UNTMIS oo Ka Wada Hadlay Geeddi-socodka Kala-guurka

MUQDISHO – Wasiir-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar Cali (Balcad), ayaa maanta qaabilay wafdi ka...

Koonfur Galbeed Oo Soo Saartay Go’aano Cusub Oo Lagu Xoojinayo Ammaanka Baydhabo

Baydhabo - Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa guddoomiyey Shirka Amniga Dowladda Koonfur Galbeed, kaas oo diiradda lagu saaray...