Puntland to release weapons-laden ship after Turkey confirms ownership
Bosaso, Somalia – Authorities in Somalia’s Puntland state agreed to release a Comoros-flagged cargo vessel carrying weapons following a visit by Turkish Ambassador to Somalia Alper Aktaş, regional officials said Monday.
In an official statement, Puntland said the ambassador presented evidence confirming that all cargo aboard the ship belongs to the Turkish government.
The vessel, Sea World, was intercepted by Puntland’s Maritime...
Howlgal lagu Dilay In Ka Badan 50 Al-Shabaab ah oo Ka Dhacay Shabeellaha Hoose
Bariire, Soomaaliya – In ka badan 50 dagaalyahan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa lagu dilay howlgal wadajir ah oo ay si guul leh u fuliyeen Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) iyo Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM), kaasoo ka dhacay magaalada istaraatiijiga ah ee Bariire ee gobolka Shabeellaha Hoose, sida lagu sheegay war rasmi ah...
Security forces kill over 50 Al Shabaab members in battle for Bariire town
MOGADISHU, Somalia - The African Union Support and Stabilisation Mission in Somalia (AUSSOM) says over 50 Al Shabab terrorists were killed in a joint military operation with the Somali army in the town of Bariire in the Lower Shabelle region.
During the operation, many Al Shabab terrorists sustained serious injuries, according to a statement by the AU mission in Somalia...
Somali forces expand key road to bolster security and civilian movement
Janaay Cabdalle, Somalia – Somali forces in the southern state of Jubaland, including the elite Danab commandos and the Somali National Army's 43rd division, have successfully carried out a road expansion and rehabilitation operation connecting Janaay Cabdalle to the district of Af-Madoow, military officials said Monday.
The operation targeted a key transport route heavily used by civilians in the region....
Ciidamada Jubaland iyo Danab oo Ballaariyay Waddada Janaay Cabdalle iyo Af-mafoow
Janaay Cabdalla – Ciidamada kala duwan ee Dowlad Goboleedka Jubbaland, gaar ahaan Kumaandooska Danab iyo qeybta 43-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa si guul leh uga fuliyay howlgal ballaarin iyo dib-u-habeyn lagu sameeyay waddada muhiimka ah ee isku xirta Janaay Cabdalle iyo Degmada Af-mafoow.
Waddadan muhiimka ah ayaa door weyn ka ciyaarta isku socodka bulshada iyo gaadiidka deegaanka,...
Foreign donors cut aid to Somalia, hitting key services: SoDMA head
Mogadishu, Somalia – Somalia’s disaster management chairman said Monday that several international donors have suspended financial aid to the country, dealing a significant blow to its fragile economy and humanitarian programs.
In an interview with local broadcaster Radio Shabelle, Mohamud Moallim Abdulle, head of the National Disaster Management Agency (SoDMA), warned that the impact of the aid cuts is...
Guddoomiyaha SoDMA: “Dalal badan ayaa dhaqaalihii naga jaray, taas oo si weyn u saameysay dalka”
MUQDISHO – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa sheegay in dowlado badan oo caalami ah ay jarteen taageeradii dhaqaale ee ay siin jireen Soomaaliya, taas oo uu tilmaamay inay si weyn u saameysay dhaqaalaha guud ee dalka.
Isagoo waraysi gaar ah siiyay Radio Shabelle, ayuu guddoomiyuhu xusay in xarumihii ay hay’adaha caalamiga ah ku lahaayeen dalka ay...
Somali forces target Al-Shabaab militants in HirShabelle State operation
JOWHAR, Somalia, Aug 4, 2025 – Somali government forces carried out a planned security operation Sunday in several villages of the Middle Shabelle region, targeting Al-Shabaab fighters who had recently infiltrated the area, military officials said.
Troops from the Somali National Army (SNA) launched the operation in the settlements of Deegaanleey, Muryaale, and Ceelka Waranle, where the militants were reportedly engaged...
Howlgal Militeri oo laga fuliyay Gobolka Shabeellaha Dhexe
Jowhar, Agoosto 4, 2025 – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa shalay fuliyay howlgal qorsheysan oo amniga lagu xaqiijinayo, kaasi oo ka dhacay deegaannada Deegaanleey, Muryaale iyo Ceelka Waranle ee ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe.
Howlgalka ayaa si gaar ah loogu beegsaday xubno ka tirsan ururka Al-Shabaab oo si dhuumaaleysi ah kusoo galay deegaannadaas, iyagoo ku hawlanaa falal ay kamid yihiin...
Somali, AU forces launch major anti-Al-Shabaab operations in Lower Shabelle region
MOGADISHU – Somali government forces, backed by troops from the AU forces, launched large-scale military operations on Sunday targeting Al-Shabaab strongholds in and around Bariire, a strategic town in the country’s southern Lower Shabelle region, officials said.
The coordinated offensive comes amid renewed efforts by the federal government to dismantle Al-Shabaab's remaining footholds in the south of the country.
"Heavy operations...









