Ciidamada Dowladda iyo AUSSOM oo howlgallo culus ka fuliyey gobolka Shabeellaha Hoose
MUQDISHO - Ciidamada Xoogga Dalka oo kaashanaya la-howlgalayaashooda AUSSOM ayaa maanta fuliyey howlgallo milatari oo xooggan oo ka dhan ah Al-Shabaab, kuwaas oo ka dhacay gudaha iyo duleedka deegaanka Bariire ee gobolka Shabeellaha Hoose.
Saraakiisha hoggaaminaysa howlgalka ayaa xaqiijiyey in dagaallo culus ay ka socdaan aaggaas, isla markaana ciidamada ay sii wadaan baacsiga xubnaha Al-Shabaab ee si dhuumaaleysi ah ku...
AUSSOM Denies Losses in Bariire, Says 50 Al-Shabaab Militants Killed
Mogadishu – The African Union Support and Stabilisation Mission in Somalia (AUSSOM) strongly refutes media reports alleging heavy casualties among its soldiers in Bariire town, located southwest of the capital, Mogadishu.
In response to claims made by Al Shabaab regarding the destruction of AU-owned armoured personnel carriers and the retreat of AUSSOM troops following intense fighting, AUSSOM wishes to clarify that...
AUSSOM oo Beenisay In Khasaaro Xooggan ka Soo Gaaray Dagaalkii Bariire
Muqdisho – Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa si adag u beeniyey wararka warbaahinta qaar ku sheegayaan in ciidamo badan oo ka tirsan AUSSOM lagu dilay dagaal ka dhacay deegaanka Bariire, oo ku yaalla koonfur-galbeed magaalada Muqdisho.
Wararkaasi, ayuu howlgalka Midowga Afrika sheegay in uu faafisay Al-Shabaab oo sheegtay in gaadiid gaashaaman oo ay leeyihiin ciidamada...
Saudi Arabia Executes Seven in Najran for Drug Trafficking, Including Four Somalis
Riyadh, August 3, 2025 — Saudi Arabia’s Interior Ministry announced Saturday the execution of seven individuals in the southwestern city of Najran for drug trafficking offenses.
Among those executed were four Somali nationals and three Ethiopians convicted of smuggling hashish into the Kingdom.
The ministry stated that the investigations led to formal charges, and the sentences were issued by competent courts,...
Sacuudiga oo Dilay 8 Qof Hal Maalin Gudaheed, Afar ka Mid ahna ay Yihiin Soomaali
NAJRAN - Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee boqortooyadda Sacuudi Carabiya ayaa ku dhawaaqday in 8 qof la dilay hal maalin gudaheed, kuwaasoo ay ku jiraan afar muwaadin Soomaali ah.
Todobada qof ee la dilay, oo ay ku jiraan afar Soomaali iyo saddex Itoobiyaan, ayaa lagu fuliyey dal-dalaadda Sabtidii shalay gudaha xasbi ku yaalla magaalada Najraan ee koonfurta-galbeed ee dalka Sacuudiga, kadib...
Somalia’s Northeast Administration Signs New Constitution, Sealing Legal Framework
BOSASO, Aug 3 – The President of Somalia’s Northeast Administration, Abdulkadir Aw Ali Firdhiye, officially signed the region’s new constitution last night, marking the final stage in the local government’s legislative process.
The new constitution is described as strengthening internal governance, justice systems, and the protection of citizens’ rights, according to a statement from the new Federal State.
President Firdhiye said...
Dastuurka Cusub ee Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya oo Xalay la Saxiixay
LAASCAANOOD - Madaxweynaha Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya, Cabdiqaadir Cali Firdhiye, ayaa xalay si rasmi ah u saxiixay dastuurka cusub ee maamulkaasi, taasoo calaamad u ah wejigii ugu dambeeyay ee hannaanka sharci dejinta maamulka.
Dastuurkan cusub ayaa lagu tilmaamay mid xoojinaya maamulka gudaha, nidaamka cadaaladda, iyo ilaalinta xuquuqda muwaadiniinta gobolka. Madaxweyne Firdhiye ayaa sheegay in dastuurku uu u taagan yahay midnimo,...
Puntland prepares military operation against Al-Shabaab in Sanaag’s Calmadow mountains
BOSASO, Aug 3 – The Puntland administration is preparing a military operation targeting Al-Shabaab militants entrenched in the Calmadow mountains of Somalia’s Sanaag region, security sources told Radio Shabelle.
Armed Puntland forces are set to be deployed soon for the operation, with reports indicating ongoing troop mobilizations and equipment readiness.
Puntland President Said Abdullahi Deni previously pledged that the operation against...
Maamulka Puntland oo isku diyaarinaya howlgalka Buuraha Calmadow ee gobolka Sanaag
BOOSAASO – Maamulka Puntland ayaa ku hawlan diyaar garowga howlgal milatari oo lagu beegsanayo Buuraha Calmadow ee gobolka Sanaag, halkaasoo ay ku sugan yihiin dagaalyahano ka tirsan kooxda Al-Shabaab.
Ciidamo qalabaysan oo hub kala duwan wata ayaa lagu wadaa in ay bilowdaan daadgureynta una diyaar garoobaan howlgalkan, sida ay ilo amni oo dhow dhow uga tirsan Puntland u sheegeen warbaahinta.
Madaxweynaha...
Somali opposition figure accuses president of stalling election talks
Mogadishu, Aug 3 – Somali political analyst and opposition figure Mohamed Hadir Nur has accused President Hassan Sheikh Mohamud of intentionally stalling negotiations with opposition leaders united under the National Salvation Forum.
In an interview with Shabelle Radio, Nur said the president held three separate meetings with leaders of the opposition coalition, which were intended to address the country’s deepening...









