Somali army steps up ground and air operations as boats linked to Al-Shabaab seized
MOGADISHU, Somalia – The Somali National Army (SNA) has intensified ground and aerial operations across Hirshabelle State in recent days, particularly in the regions of Lower Shabelle, Middle Shabelle, and Hiiraan, military officials said on Friday.
In the latest developments, army units stationed in parts of Lower Shabelle reported the seizure of two small boats allegedly used by the Al-Qaeda-linked...
Ciidamada Xoogga Dalka oo Labo Jibaaray Howlgallada Cirka iyo Dhulka ee Ka Dhanka ah Al-Shabaab
JOWHAR - Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maalmihii u dambeeyay labo jibaaray howlgallada cirka iyo dhulka ee ay ka wadaan deegaanada dowlad-goboleedka Hirshabeelle, gaar ahaan gobollada Shabeellaha Hoose, Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan, iyagoo beegsanaya kooxaha Al-Shabaab ee ku dhuumaaleysanaya dhulkaas.
Wararka saacadihii ugu dambeeyay naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in ciidamada Xoogga ee ku sugan deegaankaas, gaar...
Somalia’s President Holds Key Talks with Turkish Counterpart Erdoğan
Ankara, Turkey – Somali President Hassan Sheikh Mohamud held high-level talks with Turkish President Recep Tayyip Erdoğan during an official visit to Turkey, with discussions focusing on deepening bilateral ties, energy cooperation, and regional security.
The meeting, held in the capital Ankara, underscored the strategic partnership between the two nations, with both leaders reaffirming their commitment to expanding cooperation in...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan muhiim ah la yeeshay Erdoğan
Ankara, Turkiga – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay dhiggiisa dalka Turkiga, Madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan, intii uu ku jiray booqasho rasmi ah oo uu ku tagay dalkaasi.
Kulankan oo ka dhacay magaalada Ankara ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga, iyadoo labada madaxweyne...
SoDMA and Galmudug Discuss Humanitarian Crisis
Mogadishu, Somalia — The Chairman of the National Disaster Management Agency (SoDMA), Mohamud Moalim Abdulle, hosted the Deputy President of Galmudug State, Ali Dahir Eid, in Mogadishu to discuss urgent humanitarian needs and economic development initiatives in the region.
The meeting focused on the worsening humanitarian conditions in parts of Galmudug, particularly areas close to the Ethiopian border.
Eid said many...
SoDMA iyo Galmudug oo ka shiray gurmad iyo kobaca dhaqaalah
Muqdisho (S.M.N) – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee hay’adda ku qaabilay Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Cali Daahir Ciid.
Kulanka labada mas’uul ayaa diiradda lagu saaray xaaladaha adag ee bani’aadamnimo ee ka jira qaar ka mid ah deegaannada Galmudug, gaar ahaan kuwa ku dhow xuduudda Itoobiya. Madaxweyne ku-xigeenka ayaa sheegay...
Conference to complete SCC Khaatumo State Set to Open in LasAnod
LASANOD, Somalia – A key conference to establish the SCC Khaatumo regional administration is expected to officially open tomorrow in LasAnod, following a brief delay due to the late arrival of several high-level delegates, organizers said.
The conference, initially scheduled to begin on Thursday, was postponed after some key participants — including federal and regional officials as well as diaspora representatives...
Shirka Dhismaha Maamulka SCC Khaatumo oo La Filayo Inuu Berrito Ka Furmo Laasacaanood
LASANOOD – Waxaa la filayaa in maalinta berrito ah si rasmi ah uu uga furmo magaalada Laasacaanood shir lagu dhisayo maamulka SCC Khaatumo, kaas oo ay ka qeyb galayaan mas’uuliyiin heer federaal iyo heer gobol ah, iyo sidoo kale bulshada ka timid gudaha iyo dibadda dalka.
Shirka oo markii hore lagu waday in uu furmo maalintii Khamiista ahayd ayaa dib u...
Displaced Residents Barred from Returning Home in Recaptured Somali Towns
SABIID, Somalia – Residents of Sabiid and Caanoole in Somalia’s Lower Shabelle region say they have been barred from returning to their homes and farmlands after government and African Union (AUSSOM) forces recently retook the area from Al-Shabaab.
Displaced residents told local media they remain unable to access their properties and accused unidentified individuals of deliberately setting fire to their houses.
Community...
Shacabka Sabiid iyo Caanoole oo Sheegay in Loo diiday Inay Guryahooda Ku Laabtaan
SABIID – Qaar kamid ah dadka ku nool deegaanka Sabiid iyo Caanoole ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in laga hor istaagay in ay dib ugu laabtaan guryahooda iyo beerahooda, kadib markii ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ay dhawaan dib ula wareegeen deegaannadaas.
Dadkaas ayaa sheegay in ay yihiin dad barakac ah oo aan weli loo oggolaan...








