Wasiirka Maaliyadda Puntland oo shacabka ugu baaqay midnimo iyo ka qeyb qaadashada horumarka
GALKACYO, Soomaaliya – Wasiirka Maaliyadda Puntland, Maxamed Faarax Maxamuud, ayaa shacabka Puntland ugu baaqay in ay si wadajir ah uga shaqeeyaan horumarka maamulka, isaga oo carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay midnimada iyo wax wada qabsiga.
Wasiirka ayaa hadalkan ka sheegay magaalada waqooyiga Galkacyo, halkaas oo uu safar shaqo ku tagay si uu uga qeyb galo kormeer ku saabsan mashaariic...
Fresh fears of clashes as Somali federal, Jubbaland troops face off in Gedo
BALADHAWAO, Somalia – Tensions are rising once again in Somalia’s Gedo region, as local residents express growing fears of renewed armed conflict between federal government forces and troops loyal to the Jubbaland regional administration.
Concerns have been heightened following reports that new federal troops may soon be deployed to key districts in the region, including the strategic border town of Baladhawo....
Cabsi ka dhalatay xiisad u dhaxeysa Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Jubbaland
BALADXAAWO, Soomaaliya – Bulshada ku nool gobolka Gedo ayaa mar kale wajahaya cabsi isa soo taraysa oo ku aaddan suurtagalnimada iska horimaad u dhexeeya ciidamada dowladda federaalka iyo kuwa maamulka Jubbaland, kaddib markii warar soo baxay ay muujinayaan in ciidamo cusub la geyn doono degmooyin ka tirsan gobolka.
Magaalada Baladxaawo, oo horey u ahayd meel ay ka taagnaayeen xiisado siyaasadeed...
AU doubles Somalia funding for 2025 to support AUSSOM transition
MALABO – The African Union has announced it will double its funding allocation to Somalia in 2025, approving an additional $10 million to support the transition from ATMIS to the new AUSSOM peace support operation.
The decision was made during the AU Executive Council's 47th Ordinary Session, held in Malabo on July 10–11. The move raises the AU’s total contribution...
Midowga Afrika oo Kordhiyay Taageerada Soomaaliya xili Maalgelinta AUSSOM Mugdi Ku Jirto
MALABO - Midowga Afrika ayaa ku dhawaaqay inuu laba jibbaaray deeqda uu u qoondeeyay Soomaaliya ee 2025, isagoo oggolaaday $10 milyan oo dheeraad ah si loo taageero kala-guurka howlgalka cusub ee nabad-ilaalinta ee AUSSOM iyo midkii hore ee ATMIS.
Go’aanka ayaa lagu gaaray Kalfadhiga 47-aad ee Golaha Fulinta ee Midowga Afrika, oo lagu qabtay magaaladda Malabo 10–11-ka bishan. Tallaabadan ayaa kor...
Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxweyne Ku-xigeenka Hirshabelle
Muqdisho – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Dhexe ee hay’adda ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayay Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabelle, Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed).
Kulankan ayaa diiradda lagu saaray xaaladda bani’aadanimo ee ka soo cusboonaatay deegaano ka tirsan Gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe, halkaas oo ay ka socdaan howlgallo culus oo lagu...
Somali Officials Meet Traditional Leaders to Finalize SSC-Khaatumo Administration
Mogadishu, July 12, 2025 — The Deputy Speaker of Somalia’s Upper House, Senator Abdullahi Ali Hirsi (Timacadde), the Minister of Interior, Federal Affairs and Reconciliation, MP Ali Yusuf Ali (Ali Hoosh), and the Minister of Energy and Water, Abdullahi Bidhaan Warsame, held a key meeting on Saturday with traditional leaders from the SSC-Khaatumo region.
The meeting focused on finalising the...
Guddoomiye Ku Xigeenka Aqalka Sare iyo Wasiirro la Kulmay Isimadii SSC-Khaatumo
Muqdisho, Luulyo 12, 2025 – Guddoomiye ku xigeenka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Senator Cabdullaahi Cali Xirsi (Timacadde), Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Cali-Xoosh), iyo Wasiirka Tamarta iyo Biyaha, Cabdullaahi Bidhaan Warsame, ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay qaar ka mid ah isimada dhaqanka ee gobolka SSC-Khaatumo.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dhameystirka...
Two Somali Soldiers Killed in Clash Between Rival Government Units in Mogadishu
Mogadishu, Somalia – Two government soldiers were killed on Saturday in a shootout between rival units of Somalia's federal forces in the Dharkenley district of Mogadishu, local sources said.
The clash erupted when a unit tasked with tax collection attempted to enter a residence to enforce payment. However, another group of government soldiers was already stationed at the location, leading...
Ciidamo Kawada Tirsan Dowladda Oo Ku Dagaalamay Muqdisho, 2 Askari Oo Geeriyooday
Muqdisho, Luulyo 12, 2025 — Israsaaseyn u dhexeysay ciidamo kawada tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka dhacday degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir, taasoo sababtay dhimashada laba askari.
Wararka laga helayo goobta ayaa sheegaya in israsaaseyntu ay bilaabatay kadib markii ciidamo ku howlanaa aruurinta canshuurta ay tageen guri ay doonayeen in ay canshuur ka qaadaan, balse halkaas ay ku sugnaayeen...










