Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Puntland President to Visit Ethiopia Amid Tensions with Somali Government

GAROWE, Somalia, July 15 – Puntland President Said Abdullahi Deni is set to travel to Ethiopia in the coming days for an official visit aimed at strengthening ties and signing a series of cooperation agreements, sources close to the regional administration said. Deni is expected to begin his trip in the Somali region, where local authorities are preparing a formal...

Deni oo Safar Ku Tegaya Itoobiya, Heshiisyo Cusubna La Geli Doona Xukuumadda Abiy Axmed

GAROWE, Soomaaliya - Ilo xog ogaal ah oo lagu kalsoon yahay ayaa sheegay in Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, uu dhawaan safar rasmi ah ku tegi doono dalka Itoobiya, halkaas oo la filayo inuu heshiisyo muhiim ah la saxiixdo madaxda sare ee dalkaasi.   Xogtu waxay tilmaamaysaa in meelaha ugu horreeya ee uu Madaxweyne Deni booqan doono ay tahay magaalada Jigjiga, halkaas...

Somali intelligence forces kill 15 Al-Shabaab militants in overnight operation in Hiiraan

MOGADISHU, July 14, 2025 – Somalia’s National Intelligence and Security Agency (NISA), backed by international partners, carried out a coordinated overnight operation in the Gayacad junction near Mabaax, in the central Hiiraan region, killing at least 15 members of the Al-Qaeda-linked Al-Shabaab militant group, NISA said Monday. The operation, which unfolded in three separate raids late Sunday night, targeted Al-Shabaab fighters...

Ciidanka NISA oo Howlgal Ka Fuliyay Hiiraan, 15 Al-Shabaab ah oo la Dilay

Muqdisho, Luulyo 14, 2025 – Ciidanka Hay'adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah, ayaa xalay howlgal qorsheysan ka fuliyay Isgoyska Gayacad oo u dhow deegaanka Mabaax ee gobolka Hiiraan, kaas oo lagu dilay 15 xubnood oo isugu jiray maleeshiyaad iyo horjoogeyaal ka tirsan Al-Shabaab, halka shan kalena dhaawacyo culus la gaarsiiyay.   Howlgalka oo dhacay saddex jeer...

Tensions flare up in Gedo region as federal troops turned back from Dolow airport

MOGADISHU, July 14 — A new wave of political and military tension is unfolding in Somalia’s Gedo region after a plane carrying federal troops was denied landing at Doolow airport, which is under the control of the semi-autonomous Jubaland administration, officials and local sources said Monday.   The aircraft, reportedly transporting federal security personnel for an undisclosed operation or security deployment,...

Diyaarad Ciidan sidey oo Doolow laga soo celiyay iyo Janan oo Gedo loo wado

DOOLOW - Xiisad siyaasadeed iyo mid ciidan ayaa markale cirka isku shareeray gobolka Gedo, kadib markii diyaarad siday ciidamo katirsan dowladda federaalka Soomaaliya laga soo celiyay degmada Doolow, oo ay gacanta ku hayso dowlad-goboleedka Jubaland.   Diyaaradda, oo la sheegay inay waday ciidamo federaal ah oo loogu talagalay howlgal ama sugidda amniga, ayaa loo diiday inay degto garoonka diyaaradaha ee Doolow....

Residents Return Home After Al-Shabaab Driven Out of Key Areas in Lower Shabelle

Lower Shabelle, Somalia — Thousands of residents from the Sabid and Canoole areas in Lower Shabelle have begun returning to their homes on Monday after being displaced for nearly four months due to conflict and airstrikes.   The villages were recently recaptured from Al-Shabaab militants following coordinated ground and air operations by Somali government forces and their allies, restoring security to...

Shacabka Sabiid iyo Caanoole oo Dib ugu Laabtay Guryahooda

Shabeelaha Hoose – Shacabka kunoolaa deegaanada Sabid iyo Caanoole ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa maanta inta badan dib ugu laabtay guryahooda, kaddib markii ay muddo afar bilood oo ka barakaceen dagaallo iyo duqeymo. Deegaanadan ayaa dhawaan laga saaray Al-Shabaab, kadib markii ay ciidanka dowladda Soomaaliya iyo saaxiibadooda fuliyeen weeraro dhulka iyo cirka ah oo xoogan, taasoo keentay in gacanta lagu...

Puntland Issues Arrest Warrant for Former House Speaker Joined SSC-Khaatumo

LasAnod, Somalia – A Somali regional lawmaker, Abdirashid Yusuf Jibril Abwaan, announced his resignation from the Puntland Parliament on Sunday, declaring his support for the self-declared SSC-Khaatumo administration in northern Somalia. Speaking at a political conference in Lasanod, the capital of the disputed Sool region, Abdirashid said he could no longer represent Puntland, citing the wishes of his constituents in...

C/rashiid Yuusuf Jibriil oo Casilay iyo Puntland oo Dalbatay In Lasoo xiro

Laascaanood – Xildhibaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Abwaan, oo kasoo jeeda gobolka Sanaag kana tirsanaa Golaha Wakiilada Puntland, ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu iska casilay xilkii xildhibaanimo.   Isagoo ka hadlayay shir ka dhacay magaalada Laascaanood oo lagu dhameystirayo maamulka SSC-Khaatumo, ayuu sheegay inuu go’aankaas u qaatay si uu uga qeyb qaato dhismaha iyo mideynta maamulkaasi. Xildhibaanka ayaa sheegay in deegaanada...

WARAR KALE

UNHCR iyo Dowladda Soomaaliya oo Adkeynaya Taageerada Barakacayaasha iyo Qaxootiga

MUQDISHO -  Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR) ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay sii wadi doonto taageerada ay siiso Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo...

Gollaha Amaanka oo ka shiraya howlgalka AUSSOM ee Soomaaliya

MUQDISHO - Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa galinka dambe ee maanta kulan gaar ah ka yeelanaya xaaladda Soomaaliya, iyadoo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay...

Somali Elite Forces Kill 14 Al-Shabaab Fighters in Southern Operation

MOGADISHU, Somalia – Somalia's elite Danab special forces killed 14 Al-Shabaab fighters during a targeted operation in the southern Lower Shabelle region, the government...