Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Madaxweyne Xasan Sheekh oo arrimo muhiim ah kala hadlay Al-Siisi

Qaahira, Masar — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay gaaray dalka Masar, halkaas oo uu maanta kulan la qaadanayo dhiggiisa Masar, C/fitaax Al-Siisi, si ay uga wada hadlaan xoojinta xiriirka labada dal iyo iskaashiga dhinacyada amniga, dhaqaalaha, waxbarashada iyo arrimaha gobolka.   Wararka ka soo baxaya kulanka ayaa sheegaya in Madaxweyne Xasan Sheekh uu ka codsan doono Madaxweynaha Masar in...

Al-Shabaab oo weerar ku qaadey Gumare iyo Moqokori

MOQOKORI, Soomaaliya  - Al-Shabaab ayaa weerar culus ku qaadey saaka deegaanka Gumare oo 40KM u jira degmada Moqokori.   Qaraxyo baabuur ayaa la sheegay inay qeyb ka ahaayeen weerarka oo isku bedelay dagaal toos ah oo deegaanka ka socda wali. Wararka ayaa sheegaya in sidoo kale, Al-Shabaab weerar ku qaadey degmada Moqokori, iyadoo halkaas ay difaacayaan Ciidamada dowladda. Ma jirto wali war kasoo...

Somalia: High-level conference expected to kick off in Lasanod on SSC-Khatumo future

LASANOD, Somalia, July 8, 2025  – A major political conference is expected to take place in the coming days in the northern Somali town of Lasanod, bringing together traditional elders from the SSC-Khatumo regions and senior officials from the Federal Government of Somalia, sources confirmed on Monday. The gathering, aimed at determining the political future of the SSC-Khatumo territories, comes...

Shir ka furmaya Laascaanood, wafdi heer sare ah oo kusii qulqulaya magaalada

Laascaanood, Luulyo 8, 2025 – Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa lagu wadaa in maalmaha soo socda uu ka dhaco shir ballaaran oo ay ka qayb galayaan madax dhaqameedka beelaha deegaanka SSC-Khaatumo iyo wufuud ka socota dowladda federaalka Soomaaliya.   Shirka ayaa diiradda lagu saari doonaa aayo-ka-tashiga dadka deegaanka SSC-Khaatumo, xilli ay socdaan qorshayaal dowladda dhexe ay ku wajaheyso dhismaha...

Cali Balcad oo loogu baaqey inuu bixiyo raali-gelin – DAAWO

MUQDISHO, Soomaaliya - Caaqilka Mudulood Caaqil Nuur Xuseen Cali, ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay hadalkii Cali Balcad ee ku duray doorashaddii shalay ka dhacday degmada Balcad, ee gobolka Shabeellaha Dhexe.   “Cali Balcadoow doorashadii maanta ka dhacday Balcad maxay uga duwan tahay midii labo bilood ka dhacday Bakool, maradaa ka dhacday ee raali gelin bixi," ayuu yiri Caaqilka Mudulood. function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const...

Soomaaliya oo hambalyo u dirtay Malawi munaasabadda 61-aad ee maalinta xorriyadda

Muqdisho, Luulyo 6, 2025 – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa Sabtidii hambalyo diirran u diray dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Saaxiibka ah ee Malawi, xuska 61-guurada maalinta xorriyadooda awgeed.   Wasiirka ayaa bayaan rasmi ah ku sheegay in Soomaaliya ay si weyn u xushmeyneyso guushaas taariikhiga ah ee uu dalku gaaray, taas oo lagu xuso midnimo, sharaf...

Somalia congratulates Malawi on 61st Independence Day

Mogadishu, July 6, 2025 – Somalia’s Minister of Foreign Affairs and International Cooperation on Saturday extended warm congratulations to the government and people of Malawi on the occasion of the country’s 61st Independence Day.   In a statement released from Mogadishu, the Somali minister praised the “momentous occasion” as a proud chapter in Malawi’s national history, marked by unity and dignity. “The...

Soomaaliya oo ka tacsiyeysay daadadka khasaaraha geystay ee Texas, Maraykanka

Muqdisho, Luulyo 7, 2025– Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Isniintii u dirtay tacsi tiiraanyo leh shacabka iyo dowladda Mareykanka, kaddib daadad xoogan oo ku dhuftay bartamaha gobolka Texas, kuwaas oo sababay dhimasho badan oo ay ku jiraan carruur, halka qaar kalena weli la la’yahay.   Bayaan rasmi ah oo kasoo baxay dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ay la wadaagayaan murugada shacabka...

Somalia offers condolences to US over deadly Texas flash floods

Mogadishu, July 7, 2025 – Somalia on Monday extended its “deepest condolences” to the people and government of the United States following devastating flash floods in central Texas that have killed multiple people, including children, and left many others missing.   In an official statement, Somalia expressed solidarity with the American people in the wake of the tragedy. “Our thoughts and prayers...

Somali president warmly welcomed in Egypt ahead of high-level talks with Sisi

El Alamein, Egypt, July 6 – Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived Sunday in the Egyptian coastal city of El Alamein, where he received an official and warm welcome from Egyptian authorities following an invitation from President Abdel Fattah el-Sisi.   The visit, which marks a continuation of long-standing ties between the two countries, comes amid growing regional cooperation on security...

WARAR KALE

Turkish Shipping Firm Akkon Lines Launches Operations in Somalia Through Mogadishu Port

MOGADISHU – Somalia's main seaport hosted a ceremony to welcome Turkish shipping company Akkon Lines, which has officially launched operations in the Horn of...

Somali Referee Omar Artan to Officiate UEFA Super Cup in Historic First for Somalia

MOGADISHU – Somali international referee Omar Abdulkadir Artan has etched his name into football history after being appointed to officiate the 2026 UEFA Super...

Somali Intelligence Seizes Over 100 Barrels of Bomb-Making Chemicals Allegedly Bound for Al-Shabaab

MERCA – Somali intelligence forces, backed by local militia fighters, have seized more than 100 barrels of chemical substances allegedly destined for the Al-Shabaab...