Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia Immigration Agency Launches U.S.-Supported Biometric System to Combat Crime and Terrorism

MOGADISHU — Somalia’s Immigration and Citizenship Agency has rolled out a new biometric border control system aimed at combating human trafficking, reducing illegal migration, and strengthening national security against terrorism.   The system, known as PISCES (Personal Identification Secure Comparison and Evaluation System), was officially launched on June 30 at Aden Adde International Airport in Mogadishu, with technical support and training...

Ciidanka dowladda oo Hogaamiye katirsana Al-Shabaab ku dilay Howgal – DFS

MOGADISHU — Ciidamada gaarka ah ee Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyey deegaanka Bariire ee gobolka Shabeellaha Hoose, waxayna ku dileen hogaamiye sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab iyo sideed ka mid ah ilaaladiisa, sida ay dowladda federaalka xaqiijisay. Hogaamiyahan oo magaciisa lagu soo koobay Jaabir ayaa lagu dilay goob ay ku dhuumaalaysanayeen isaga iyo kooxdii...

Somali Special Forces Kill Al-Shabaab Commander in Operation

MOGADISHU, July 1 — Somali special forces from the elite Danab unit have killed a senior Al-Shabaab commander and eight of his guards in a planned operation in the Bariire area of Lower Shabelle region, the government said on Tuesday.   The commander, identified as Jaabir, was targeted in a raid on a hideout where he and his security detail were...

Somalia’s Elite Danab Commandos Launch Night Raid Against Al-Shabaab

Mogadishu, Somalia, July 1, 2025 – Elite Danab commandos of the Somali National Army (SNA) carried out a special operation late Monday night in Yuumbis village, located seven kilometres northwest of Bariire in the Lower Shabelle region,  the Ministry of Defense said Tuesday.   The overnight raid targeted suspected al-Shabaab militants operating in the area, though the SNA has not released...

Boqorka Sacuudiga iyo Dhaxal Sugaha oo Hambalyo usoo Diray Soomaaliya Maalinta Xorriyadda

Boqorka Sacuudiga, Salman bin Cabdilaziz Al Saud, iyo Amiirka Dhaxal Sugaha, Maxamed bin Salman, Ra’iisul Wasaaraha Boqortooyada Sacuudiga, ayaa hambalyo diiran u diray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, munaasabadda Maalinta Xorriyadda Soomaaliya.   Warqadaha hambalyada ah ee ka soo baxay hoggaanka Sacuudiga ayaa waxaa lagu muujiyey rajada ugu wanaagsan ee ku aaddan horumarka iyo barwaaqada joogtada ah ee Soomaaliya...

King Salman and Crown Prince Congratulate Somalia on Independence Day

Riyadh – The Saudi King Salman bin Abdulaziz Al Saud, and His Royal Highness Crown Prince Mohammed bin Salman, Prime Minister of the Kingdom of Saudi Arabia, have extended their heartfelt congratulations to President Hassan Sheikh Mohamud of the Federal Republic of Somalia on the occasion of his country’s Independence Day.   In their messages, the Saudi leadership expressed their best...

Qatar’s Amir Sends Congratulations to Presidents of Somalia

Doha, July 01 (QNA) - HH the Amir Sheikh Tamim bin Hamad Al-Thani sent a cable of congratulations to HE President of the sisterly Federal Republic of Somalia Hassan Sheikh Mohamud on the anniversary of his country's Independence Day.   HH the Amir, meanwhile, sent a cable of congratulations to HE President of the Republic of Rwanda Paul Kagame on the...

Danab Commandos, Conduct Major Offensive Against Al-Shabaab in Lower Juba region

Badhadhe, Somalia – Somali government forces in the Jubaland administration, supported by elite Danab commandos, carried out a major military operation in several areas under the jurisdiction of Badhadhe district in the southern Lower Juba region, officials said Monday.   The planned operation targeted Al-Shabaab hideouts in remote bushland, with direct clashes erupting between the military and members of the extremist...

Ciidamada Jubaland oo Alshabaab kala wareegay deegaano dhowr ah oo katirsan Jubada Hoose

Ciidamada Dowladda Jubaland oo kaashanaya Kumaandooska Danab ee ka tirsan xoogga dalka Soomaaliya ayaa howlgal ballaaran oo xooggan ka fuliyay deegaano dhowr ah oo hoostaga degmada Badhaadhe ee gobolka Jubada Hoose, halkaas oo ay ka saareen kooxda Alshabaab.   Howlgalka ayaa ahaa mid qorsheysan oo ciidamada ay ku beegsadeen fariisimo ay Alshabaab ku lahaayeen dhul howd ah, waxaana la sheegay in...

Qatari Prime Minister Meets Somaliland President in Doha

Doha, June 30, 2025 – Qatari Prime Minister and Minister of Foreign Affairs Sheikh Mohammed bin Abdulrahman bin Jassim Al Thani held official talks on Monday with Somaliland President Muse Bihi Abdi during the latter's visit to Doha.   The meeting focused on the latest developments in Somalia, underlining the importance of supporting efforts aimed at achieving peace and stability in...

WARAR KALE

Itoobiya Oo Ka Digtay Dagaal Cusub Oo Ka Qarxa Gobolka Tigray

ADDIS ABABA – Dowladda Federaalka Itoobiya ayaa ka digtay suurtagalnimada dagaal cusub oo ka qarxa gobolka Tigray, kadib markii ay sheegtay in xubno mayal...

Safiirka Soomaaliya ee Koonfur Afrika oo Gudbiyay Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo

PRETORIA, Koonfur Afrika – Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Koonfur Afrika, Mudane Aadam Isaaq, ayaa maanta si rasmi ah u gudbiyay Warqadaha...

Cumar Cartan oo Loo Magacaabay Garsooridda UEFA Super Cup, Madaxda UEFA iyo CAF oo...

MUQDISHO – Garsooraha Soomaaliyeed ee heerka caalami, Cumar Cabdulqaadir Cartan, ayaa markale taariikh cusub u dhigay Soomaaliya iyo guud ahaan qaaradda Afrika, kadib markii...