Qatar: Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la kulmay Madaxweynaha Somaliland
Doha – Juun 30, 2025 – Ra’iisul Wasaaraha Qatar ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda, Sheekh Mohammed bin Abdulrahman bin Jassim Al Thani, ayaa maanta si rasmi ah u qaabilay Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Qatar.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray arrimaha ugu dambeeyay ee ka taagan Soomaaliya, muhiimadda ay leedahay taageeridda dadaallada lagu...
Saudi Arabia: Three Somalis Executed for Drug Trafficking
RIYADH, June 25, 2025 – Saudi Arabia on Wednesday executed three Somali nationals convicted of smuggling and trafficking the illegal drug hashish, according to a statement released by the Kingdom’s Ministry of Interior.
The executed individuals were identified as:
Ershad Ali Muse Arale,
Ziyad Fariq Jama Omar, and
Ibrahim Abdi Warsame Jama — all Somali citizens.
The execution was carried out...
Sacuudiga oo dil ku fuliyay saddex Soomaali ah
RIYADH - Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Boqortooyada Sucuudi Carabiya ayaa maanta soo saartay bayaan rasmi ah oo lagu shaaciyay fulinta xukun dil ah oo lagu fuliyay saddex qof oo Soomaali ah, kuwaasoo lagu helay dambiga ah ka ganacsiga iyo tahriibinta maandooriyaha xashiishka.
Qoraalka wasaaradda ayaa lagu xusay in dadka la xukumay ay kala yihiin:
Ershad Cali Muuse Caraale,
Ziyaad Faariq Jaamac Cumar,
Ibraahim...
Somalia: Gunfight Between Government Troops Leaves Casualties in Mogadishu
MOGADISHU, June 30, 2025 – A deadly overnight gunfight erupted between government troops in Mogadishu's Shiirkole neighborhood, in the Hodan district, leaving several casualties, local residents and witnesses reported Monday.
The shootout, which involved members of the Somali federal forces, resulted in both civilian and military casualties. Residents said that gunfire broke out unexpectedly and spread panic throughout the densely...
Israsaasayn Khasaaro Keentay oo Ka Dhacday Xaafadda Shiirkole, Degmada Hodan
Muqdisho, 30 Juun 2025 – Wararka naga soo gaaraya xaafadda Shiirkole ee degmada Hodan ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xalay halkaasi ay ka dhacday israsaasayn culus oo dhex martay ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya.
Rasaasta ay is-weydaarsadeen ciidamada ayaa sababtay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac, iyadoo la xaqiijiyay in qaar kamid ah dadka shacabka ah iyo askarta...
Somalia: Deputy Information Minister Urges Youth to Join Fight Against Al-Shabaab
MOGADISHU, June 30, 2025 – Somalia’s Deputy Minister of Information, Abdirahman Yusuf Al-Adala, on Monday called on Somali youth to take an active role in the ongoing military campaign against Al-Shabaab, as the country marks its Independence Week.
Speaking to hundreds of young people gathered in downtown Mogadishu to commemorate Somalia’s 65th year of independence, Al-Adala praised their patriotism and...
Al-Cadaalad oo ugu baaqey Dhalinyarada Inay Ka Qayb Qaataan Dagaalka Al-Shabaab
Muqdisho, 30 Juun 2025 – Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala, ayaa maanta hadal dhiirrigelin leh u jeediyay boqolaal dhalinyaro ah oo isugu soo baxay bartamaha caasimadda Muqdisho, si ay u xusaan isbuuca xorriyadda dalka.
Al-Cadaala ayaa ugu baaqay dhalinyarada Soomaaliyeed in ay door muuqda ka qaataan dagaalka socda ee lagula jiro ururka Al-Shabaab,...
Somalia: Clashes Erupt in Lower Shabelle Between Government Forces and Al-Shabaab
MOGADISHU – Heavy fighting has broken out in Somalia’s Lower Shabelle region between federal government forces and the Al-Qaeda-linked militant group Al-Shabaab, local sources and officials said Monday.
The clashes, which are concentrated in areas including Sabiid Caanoole, Bariire, and Awdheegle, have been accompanied by aerial bombardments and heavy artillery shelling, raising concerns for the safety of civilians in the...
Xaalad Dagaal oo ka Taagan Gobolka Shabeellaha Hoose
Shabeellaha Hoose – Xaalad dagaal oo culus ayaa ka taagan qeybo ka mid ah gobolka Shabeellaha Hoose, iyadoo dagaal xooggan uu u dhexeeyo Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kooxda Al-Shabaab.
Dagaalka ayaa si gaar ah uga socda deegaanada Sabiid Caanoole, Bariire, Awdheegle iyo tuulooyinka hoos yimaada, halkaas oo ay ka dhaceen duqeymo diyaaradeed iyo madaafiic culus.
Weeraradan ayaa saameyn ballaaran ku...
Somalia’s Embassy in Kenya Marks 65th Anniversary of National Independence
NAIROBI, June 29, 2025 – The Embassy of the Federal Republic of Somalia in Kenya on Saturday commemorated the 65th anniversary of Somalia’s Independence Day, marking the historic liberation of the Somali territories on June 26, 1960.
The event, part of the broader Independence Week celebrations, was attended by over 100 ambassadors and diplomats from various embassies and consulates across...










