Former Somali Presidents Condemn Iranian Missile Attacks on Qatar
Mogadishu, June 24, 2025 — Former Somali presidents Sharif Sheikh Ahmed and Mohamed Abdullahi Farmaajo have strongly condemned the missile attacks carried out by Iran against Qatar, targeting a US military base in the Gulf country.
The attacks, described by the former leaders as reckless and provocative, have further escalated tensions in the already volatile Middle East region.
Farmaajo, currently residing...
Madaxweynayaashii Hore ee Soomaaliya oo Si Adag U Cambaareeyay Weerarka Gantaallada Iran Ku Qaaday Qatar
Muqdisho, Soomaaliya – 24 Juun 2025: Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed iyo Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ayaa si adag u cambaareeyay weerarada gantaallada ah ee Dowladda Iran ay ku qaaday dalka Qatar, kuwaas oo la sheegay inay beegsanayeen saldhigga ciidamada Mareykanka ee ku yaalla dalkaasi.
Labada madaxweyne ayaa weerarkan ku tilmaamay mid gardarro ah oo sii hurinaya xiisadaha iyo...
People Return to Sabiid and Caanoole as Somali Forces Secure Areas
SABIID, Somalia, June 24, 2025 — Stability is gradually returning to the Sabiid and Caanoole areas in Somalia’s Shabeelaha Hoose region, following their recent recapture by the Somali National Army (SNA).
Residents who fled amid fighting are reportedly beginning to return to their homes, despite significant damage to local infrastructure.
The bridge linking Sabiid and Caanoole remains destroyed after Al-Shabaab militants...
Dadkii Ka Qaxay Deegaanada Sabiid iyo Caanoole oo Dib Ugu Soo Laabanaya
Shabeelaha Hoose, Soomaaliya – Deegaanada Sabiid iyo Caanoole ee gobolka Shabeelaha Hoose, oo dhawaan ay gacanta ku dhigeen ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa laga dareemayaa xaalad daganaansho. Dadkii deegaankaasi ka qaxay ayaa la sheegay inay si tartiib-tartiib ah dib ugu soo laabanayaan guryahooda, inkastoo burbur xoogan uu ka jiro qaar ka mid ah kaabayaasha deegaanka.
Buundadii dhex martay Sabiid...
Somalia Condemns Iran’s Missile Attack on Qatar, Calls for Restraint and Peace
MOGADISHU, June 24, 2025 — The Federal Government of Somalia has strongly condemned Iran’s recent missile attack on Qatar, describing the act as a clear violation of international law and a serious threat to peace and stability in the Gulf region.
In a statement released by Somalia’s Ministry of Foreign Affairs, the government expressed full solidarity with Qatar’s leadership and...
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Si Kulul U Cambaareysay Weerarka Iran ee Qatar
Muqdisho, Soomaaliya – 24 Juun 2025 - Dowladda Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay weerarkii gantaallada ahaa ee ay Dowladda Iran ku qaaday Dowladda Qatar, taasoo lagu tilmaamay fal si cad uga soo horjeeda qawaaniinta caalamiga ah isla markaana khatar weyn ku ah nabadda iyo xasilloonida gobolka Bariga Dhexe.
War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay:...
OP-ED: Somalia’s Dawn After Debt Relief – Building Resilience via Capital Market Development and Private Sector-Led Growth
Somalia has reached a historic milestone. On December 13, 2023, the International Monetary Fund (IMF) and the World Bank confirmed Somalia had hit the Heavily Indebted Poor Countries (HIPC) completion point, reducing external debt from 64 percent of GDP in 2018 to under 6 percent by end‑2023, signifying $4.5 billion in debt relief. That achievement was bolstered in early 2024 when the...
Somali President Launches National Vision 2060, Calls for Direct Elections and Unity
Mogadishu, June 23, 2025 – President Hassan Sheikh Mohamud on Monday launched Somalia’s National Vision 2060, calling for direct presidential elections and urging Somalis to unite around peace, development, and national cohesion.
Speaking at the unveiling ceremony in Mogadishu, the President said it was time for the Somali people to directly elect their leaders, describing the move as key to building...
Madaxweynaha Soomaaliya oo daahfuray Hiigsiga Qaran ee 2060
Muqdisho, Juun 23, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo daahfuray Hiigsiga Qaran ee 2060 ayaa sheegay in la joogo xilligii Shacabka Soomaaliyeed ay si toos ah u dooran lahaayeen hoggaankooda, taas oo xoojinaysa hiigsiga nabadda, midnimada iyo horumarka.
Madaxweynaha ayaa tilmaamay in Hiigsiga 2060 uu yahay ballan-qaad qaran oo ku wajahan jiilasha soo socda, kuwaas oo...
Warbixin: Isbarbardhigga Miisaaniyadda Amniga ee Kenya iyo Soomaaliya
NAIROBI/MUQDISHO - Iyadoo ay jirto xaalad dhaqaale oo is-bedbedelaysa gobolka Geeska Afrika, labada dal ee Kenya iyo Soomaaliya ayaa miisaaniyadood 2025/26 iftiiminaya farqiga u dhexeeya awoodda dhaqaale iyo istaraatiijiyadaha, iyadoo si gaar ah loo eegayo mudnaanta ay siiyaan adeegyada muhiimka ah oo ugu horeeyo amniga.
Amniga ayaa weli ah tiir muhiim ah oo miisaaniyadeed labadaba. Kenya ayaa u qoondaysay US$2.1...








