Somalia, Kenya 2025-26 Budgets Highlight Major Security Spending Gap
NAIROBI/MOGADISHU - Kenya and Somalia’s newly released 2025/26 national budgets underscore stark differences in security spending, revealing the economic gap between the two Horn of Africa neighbours as both confront escalating regional threats.
Kenya has allocated USD 2.1 billion to national security—equivalent to 4.9% of GDP and nearly 10% of its total budget—emphasising continued investment in military modernization, border security,...
Muungaab: Way dhamaatey waqtigii cid gaar ah sheegan jirtay Muqdisho
Muqdisho – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Maxamed Xasan Xuseen Muungaab, ayaa xalay ka hadlay munaasabad ka dhacday xarunta gobolka Banaadir, oo ay ka qeybgaleen Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya iyo mas'uuliyiin kale oo muhiim ah.
Muungaab ayaa ka hadlay arrimo badan oo la xiriira gobolka Banaadir iyo xaaladdiisa siyaasadeed iyo maamul.
Duqa Muqdisho ayaa sheegay in waqtigii kooxo gaar ah ay sheegan jireen...
Somali Forces, Supported by Local Militias, Kill Over 20 Al-Shabaab Fighters in Clashes in Hiiraan
Beledweyne, June 23, 2025 — Somali National Army forces, backed by local Macawiisley militias, killed more than 20 Al-Shabaab militants in heavy fighting in the Mabaax and Gayacad areas of Hiiraan region, government officials said Monday.
The clashes, which erupted earlier this morning, resulted in significant losses for the militant group, with numerous others wounded, according to an official government...
Ciidamada Dowladda iyo Macawiisleyda oo Al-Shabaab Ka Dilay In Ka Badan 20 Xubnood
Beledweyne, 23 Juunyo 2025 – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo garab ka helaya ciidanka deegaanka ee loo yaqaan Macawiisleyda ayaa dagaal culus kula galay kooxda Al-Shabaab deegaannada Mabaax iyo Gayacad ee gobolka Hiiraan, sida lagu sheegay war rasmi ah oo kasoo baxay dowladda federaalka.
Dagaalka oo dhacay saacadihii hore ee maanta ayaa sababay khasaare xooggan oo lagu gaarsiiyay Al-Shabaab. Sida...
Somali Forces Repel Al-Shabaab Attack Near Baidoa in Heavy Clashes
Baidoa, June 22, 2025 — Somali government forces and regional troops from South West State repelled a major attack by Al-Shabaab militants near the city of Baidoa on Sunday, following hours of intense fighting that left several insurgents dead, military officials said.
The clashes erupted early in the morning in the Daynuunay and Burjeed areas, located on the outskirts of...
Dagaal culus oo ka dhacay Duleedka Baydhabo
Baydhabo, 22 Juunyo 2025 — Wararka laga helayo duleedka magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay dagaal qaraar oo u dhexeeyey ciidamada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya (KGS) iyo kooxda Al-Shabaab.
Dagaalka ayaa socday muddo saacado ah, waxaana lagu dagaallamay deegaanka Daynuunay iyo Burjeed, oo ku yaalla duleedka Baydhabo, halkaas oo Al-Shabaab ay weerar ku soo qaadeen fariisimo ciidamada...
Somalia’s Prime Minister Rules Out Return to Indirect Elections, Calls for National Unity
Mogadishu, June 22, 2025 — Somalia’s Prime Minister Hamza Abdi Barre on Sunday evening emphasized that the country cannot revert to indirect elections and affirmed the government’s commitment to handing power directly to the Somali people.
Speaking at a banquet in Mogadishu honoring delegates who participated in the National Consultative Forum, Hamza said the Federal Government of National Unity supports...
Debi and Madobe Hold Key Talks in on Somalia’s Political Crisis and Election Dispute
Garowe, June 22, 2025 — Jubaland President Ahmed Mohamed Islam “Madobe” arrived in the Puntland capital, Garowe, on Saturday and held a private meeting with Puntland President Said Abdullahi Deni to discuss the country’s political situation.
The talks, which lasted several hours, focused on reviving relations between the two administrations, which had been strained for some time. The leaders also...
Axmed Madoobe oo Garoowe Kulamo Gaar Ah Kula Yeesha Madaxweynaha Puntland
Muqdisho, 22 Juunyo 2025 — Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islam Axmed Madoobe ayaa shalay gaaray magaalada Garoowe, halkaas oo xalay kulan gaar ah kula qaatay dhigiisa Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni.
Kulankan oo si gaar ah loogu qabtay labada hoggaamiye ayaa waxaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka iyo sidii loo xoojin lahaa xiriirka labada maamul Goboleed.
Kulanka ayaa socday muddo...
RW Xamse: Suurtagal Ma Ahan In Dalka Dib Ugu Noqdo Doorasho Dadban
Muqdisho — Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, oo xalay xarunta Dowladda Hoose ee Xamar, kaga qeyb-galay munaasabad casho sharaf ah oo lagu maamuusayey ergooyinkii ka qeybgalay Gogoshii Wadatashiga Qaran, ayaa sheegay in aysan suurtagal ahayn in dalkeennu uu dib ugu laabto doorasho dadban, awooddana loo celinayo shacabka Soomaaliyeed.
Ra’iisul Wasaaraha, ayaa sheegay in Xukuumadda DanQaran, ay dhiirrigelinayso talooyinka ku...








