Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Uganda confirms 7 UPDF Soldiers Killed during anti-Al-Shabaab offensive in Somalia

KAMPALA, Uganda - At least seven Uganda Peoples’ Defence Forces (UPDF) soldiers were killed during a fierce three-day joint operation to recapture Sabiid-Anole town from Al-Shabaab militants in Somalia’s Lower Shabelle region, the Ministry of Defence has confirmed.   Brigadier General Felix Kulayigye, the Defence and UPDF Spokesperson, confirmed the casualties in a Sunday briefing to the press, describing the loss...

Uganda oo askar looga dilay dagaal ka dhacay G/Shabeellaha Hoose

KAMPALA, Uganda – Ugu yaraan toddobo askari oo ka tirsanaa Ciidanka Difaaca Dadka Uganda (UPDF) ayaa lagu dilay howlgal saddex maalmood socday oo lagu qaaday magaalada Sabiid-Anole ee gobolka Shabeellaha Hoose ee Soomaaliya, sida ay xaqiijisay Wasaaradda Difaaca Uganda.   Brigadier General Felix Kulayigye, afhayeenka difaaca iyo UPDF, ayaa warbaahinta u sheegay Axaddii in askarta la dilay ay “geeriyoodaan si geesinimo...

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Azerbaijan oo la kulmay Dhigiisa Soomaaliya

Istanbul, Juun 22 – Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Azerbaijan, Jeyhun Bayramov, ayaa maanta kulan la yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Abdi Ali, kaddib kulan ku dhex maray magaalada Istanbul, halkaas oo lagu qabtay Kalfadhiga 51-aad ee Golaha Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC).   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray...

Azerbaijan and Somalia discuss bilateral relations

On June 22, Azerbaijan’s Minister of Foreign Affairs Jeyhun Bayramov met with Abdisalam Abdi Ali, Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, on the sidelines of the 51st Session of the Council of Foreign Ministers of the Organization of Islamic Cooperation (OIC) in Istanbul.   The meeting focused on prospects for strengthening bilateral and multilateral...

Somalia Opens National Meeting to Strengthen Local Governance and Service Delivery

Mogadishu — Somalia’s Minister of Interior, Federal Affairs, and Reconciliation officially opened the National Local Governance Coordination Meeting on Thursday, emphasizing the importance of strong and accountable local governments to promote peace and sustainable development.   The meeting, themed “Strengthening Cooperation and Collaboration to Achieve Responsible, Resilient, and Service-Oriented Local Governments,” gathers representatives from the federal member states of Galmudug, Hirshabelle,...

Cali Xoosh oo kafuray Muqdisho Kulanka Qaran ee isu-duwidda Dowladaha Hoose

MUQDISHO, Soomaaliya - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku daahfuray Kulanka Qaran ee isu-duwidda Dowladaha Hoose.   Wasiir Cali Xoosh oo ka hadlay Kulanka ayaa hoosta ka xarriiqay muhiimadda dhismaha Dowladaha Hoose, isagoo yiri” Dhismaha dowladaha hoose ee dalka waa tiir muhiim u ah dowlad-dhiska iyo kor u qaadidda...

How Did the Somali National Army Capture Sabiid and Caanoole from Al-Shabaab?

Sabiid, Somalia, June 22 – Somali government forces have seized control of the strategic villages of Sabiid and Caanoole in the Lower Shabelle region following a fierce battle with Al-Shabaab militants, military officials said Sunday.   The offensive, part of a broader campaign against the Al-Qaeda-linked group, saw Somali National Army (SNA) troops launch coordinated ground operations that culminated in the...

Sidee Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ula wareegeen Sabiid iyo Caanoole?

Sabiid, Shabeellaha Hoose – Juun 22, 2025 - Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) ayaa howlgal ballaaran oo milatari ka fuliyay deegaannada Sabiid iyo Caanoole ee gobolka Shabeellaha Hoose, kuwaas oo maalmo ka hor ay gacanta ku hayeen Al-Shabaab.   Dagaal culus oo socday saacado badan ayaa sababay in ciidamadu si buuxda ula wareegaan gacan ku haynta deegaannadaasi. Dagaalka ayaa ka dhacay inta...

Airstrike Destroys Al-Shabaab Vehicles and Weapons Cache in Central Somalia: Government

Aadan-Yabaal, Somalia – Somali government forces, in coordination with international partners, carried out an airstrike in the central district of Aadan-Yabaal in Middle Shabelle, destroying vehicles loaded with explosives and a weapons cache belonging to the militant group Al-Shabaab, officials said Sunday.   Government security officials confirmed that the strike targeted a site where Al-Shabaab fighters were preparing vehicle-borne improvised explosive...

Duqeyn laga fuliyay Aadan-Yabaal oo lagu burburiyay gaadiid iyo hub ay lahayd Al-Shabaab

Aadan-Yabaal, Soomaaliya – Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in duqeyn culus oo ay fuliyeen ciidamada dowladda, oo gacan ka helaya saaxiibadooda caalamiga ah, lagu burburiyay gaadiid iyo keyd hub oo ay lahaayeen dagaalyahannada Al-Shabaab, duqeyntaasi oo ka dhacday degmada Aadan-Yabaal.   Saraakiil u hadlay dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijiyay in duqeynta lala beegsaday xarumo ay kooxda Al-Shabaab ku...

WARAR KALE

Madaxweyne Xasan Sheekh oo mashaariic daah-furay Caasimadda HirShabeelle

MUQDISHO - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta si diirran loogu soo dhoweeyey magaalada Jowhar ee...

Somali President Inaugurates Development Projects During Visit to Hirshabelle Capital

JOWHAR, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Thursday inaugurated a series of development projects and government facilities in the central town of...

SouthWest State Leader Sheikh Aden Madobe Formally Assumes Office in Baidoa

BAIDOA, Somalia – The newly elected leader of Somalia's South West State, Sheikh Aden Mohamed Nur, widely known as Aden Madobe, formally assumed office...