Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Madaxweyne Cali Guudlaawe oo Kormeer Ku Tegay Deegaanka War-gaadhi

WARGAADHI - Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe, ayaa maanta kormeer ku tagay deegaanka War-gaadhi ee gobolka Shabeellaha Dhexe si uu u dhiirrigeliyo ciidamada qalabka sida iyo kuwa deegaanka ee xaq-u-dirirka u ah la dagaallanka Al-Shabaab.   Madaxweynaha ayaa kulammo la qaatay saraakiisha hoggaaminaysa howlgalka socda, isagoo ammaanay geesiyaasha ku sugan furimaha dagaalka iyo guulaha laga gaaray dagaalladii maalmihii lasoo dhaafay oo...

Madaxweynaha oo Isbitaal ku booqday xubno katirsan Macwiisleyda oo dhaawac ah

Muqdisho, May 19, 2025: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqday Isbitaalka Demartino si uu ugu kuurgalo xaaladda caafimaad ee geesiyaasha Macawisleyda ee ku soo dhaawacmay jiidda hore ee dagaalka lagula jiro Kahwaarijta.   Madaxweynaha ayaa mid mid u dul istaagay dhaawacyada halyeeyadan, isagoo carrabka ku adkeeyay in Dowladda Federaalka...

Shakhsiyaadka Hogaaminaya Shabakadda Khiyaamada iyo Tahriibka ee Soomaaliya oo la shaaciyay

Baaritaanno dheer ka dib, mas’uuliyiinta dowladda Soomaaliya ayaa kashifay shabakad ballaaran, oo burcad ah oo ku lug lahayd khiyaamo iyo tahriibinta dadka oo ka socday Yurub iyo Waqooyiga Ameerika. Maxamed Cismaan Xaaji Cali, Xamdi C/qaadir Cismaan iyo Maxamuud Xasan Cali ayaa la ogaadey inay yihiin hogaamiyayaasha shabakadda.   Waxay isticmaaleen magacyo been abuur ah, iyagoo mararka qaar iska dhigayay saraakiil dowladeed, wakiiladda ururada...

Diyaarado Duqeeyay Al-Shabaab xili Dagaal Ka Bilowday Xadka Hiiraan iyo Sh/Dhexe

JOWHAR - Diyaarado dagaal ayaa duqeyn u geystay Al-Shabaab xilli dagaal ka bilowday xadka u dhexeeya gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe, waxaana hadda uu kusii fidaya degaannada gobolka Shabeellaha Dhexe ee Al-Shabaab ku sugan yihiin.   Duqeyntan ayaa la sheegay in ay ka qayb qaateen diyaaradaha shisheeye, kuwaas oo si gaar ah u bartilmaameedsaday ciidan ku baxay in ay dhabarjabin ku...

Imaaradka Carabta oo si kulul u cambaareeyay qaraxii ka dhacay Muqdisho

MUQDISHO – Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta (UAE) ayaa si adag u cambaareysay weerarkii argagixiso ee Axadii ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo sababay dhimashada tiro dhalinyaro ah oo ku sugnaa xerada ciidan iyagoo doonayay inay ku biiraan ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya.   Bayaan kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Imaaraadka ayaa weerarka lagu tilmaamay "falkii dembiyeed ee arxan darrada ahaa", iyagoo...

UAE strongly condemns suicide attack at army camp in Somali capital

ABU DHABI, UAE - The UAE has strongly condemned a terror attack in Somalia's capital city of Mogadishu that left several military recruits dead and dozens wounded on Sunday.   In a statement, the UAE Ministry of Foreign Affairs denounced the "criminal acts" and reiterated its firm rejection of all forms of violence aimed at destabilising security and peace. The ministry...

Faces Behind Widespread Fraud and Human Trafficking Network Exposed in Somalia

An extensive criminal network involving Somali nationals has been uncovered following detailed investigations by government authorities. The inquiry has revealed years of involvement in fraudulent schemes and human trafficking operations spanning Europe and North America.   Authorities have identified Mohamed Osman Haji Ali, Hamdi Abdulkadir Osman and Mohamud Hassan Ali as the central figures behind the operation. The trio reportedly operated...

Somali PM Urges Youth to Join National Defense and Embrace Democratic Transition

Mogadishu, Somalia  – Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre has called on the country’s youth to play an active role in defending the nation, emphasizing that it is not only a patriotic duty but a religious obligation.   “I am here tonight to deliver a message to Somali youth: defending our country is a collective duty that none of us should...

Fierce Clashes Between Local Militia and Al-Shabaab in Central Somalia

Hiiraan region, Somalia – Heavy fighting has erupted over the past two days along the border between Hiiraan and Middle Shabelle regions, involving local community militia known as Macawiisley, backed by Somali National Army (SNA) forces, and the Al-Shabaab.   The battles, described as intense, have resulted in significant casualties on both sides. The conflict initially broke out at the regional...

Xamsa: Qof walba waa inuu kaalinta kaga aaddan ka qaato difaaca dalka

Muqdisho — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in difaaca dalka uu yahay waajib diini ah oo dhallinyarada Soomaaliyeed looga baahan yahay in ay gutaan.   “Dhallinyarada Soomaaliyeed waxaan idin kugu yeeray oo caawa halkaan aad u joogtaan in aan idiin soo gaarsiiyo farriin ah difaaca dalka, taas oo ah waajib ay tahay in aan loo...

WARAR KALE

Somali Referee Omar Artan Returns to Hero’s Welcome After US Entry Denial

MOGADISHU, Somalia — Somali international referee Omar Abdulkadir Artan returned to Mogadishu on Wednesday to a warm reception from supporters after being denied entry...

Madaxa AUSSOM iyo Wafdi ka Socday Safaaradda UK oo Ka Wada Hadlay Taageerada Nabadda...

Muqdisho – Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna Madaxa Hawlgalka AUSSOM, Danjire El Hadji Ibrahima Diene, ayaa magaalada Muqdisho ku qaabilay...

Wadahadalladii Lagu Doonayay Siideynta 8 Badmaax oo Masaari ah laguna afduubtay xeebaha Soomaliya oo...

MUQDISHO - Wadahadalladii lagu doonayay in lagu sii daayo siddeed badmaax oo Masaari ah oo ay afduubteen burcad-badeed Soomaali ah ayaa fashilmay, kaddib markii...