UK Supports Somali Government’s Call for Dialogue with Opposition
MOGADISHU, Somalia — The British Embassy in Mogadishu has endorsed a call for national dialogue between the Federal Government of Somalia and opposition figures to resolve a deepening political impasse.
In a statement released by the UK Ambassador to Somalia, Charles King, the embassy welcomed the government’s invitation to the Somali Future Council for consultative talks.
"During this critical period, dialogue...
UK oo Taageertay Wada-hadallada ay Dowladda Federaalku ku Casuuntay Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed
MUQDISHO, Soomaaliya — Safiirka Boqortooyada Ingiriiska (UK) ee Soomaaliya, Charles King, ayaa si rasmi ah u soo dhaweeyay casuumaadda ay Dowladda Federaalka Soomaaliya u fidisay Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed si ay u yeeshaan kulan wada-tashi ah.
Bayaan uu soo saaray Safiirka ayuu ku caddeeyay in wada-hadalku uu yahay wadada keliya ee looga gudbi karo xaaladda adag ee uu dalku marayo.
“Muddadan xasaasiga...
Qaramada Midoobay oo soo dhoweysay Shirka uu ku baaqay Madaxweyne Xasan Sheekh
MUQDISHO — Howlgalka QM ee Soomaaliya ayaa soo dhoweysay go'aanka Madaxweyne Xasan Sheekh, ee ku aaddan gogosha wadatashi ee u fidiyay Golaha Mustaqbalka, iyadoo ku tilmaamtay tallaabo muhiim ah oo lagu gaari karo is-afgarad qaran.
Qoraal ay soo saartay, hay’addu waxay ku sheegtay in casuumaaddan ay tahay “tallaabo muhim ah oo lagu dhisayo is-afgarad ku saabsan arrimaha mudnaanta leh ee...
UN Mission Welcomes Somali President’s Call for National Dialogue
MOGADISHU — The United Nations Transitional Mission in Somalia has welcomed an invitation by President Hassan Sheikh Mohamud to convene the Somali Future Council, describing the move as a key step toward building consensus on critical national issues.
In a statement, the mission said the initiative represents “a pivotal step toward forging consensus on pressing national priorities,” as Somalia navigates...
Somali pirates hijack oil tanker in Gulf of Aden, second strike in weeks
ADEN, Yemen – Somali pirates have hijacked an oil tanker in the Gulf of Aden, maritime sources said Sunday, the latest in a string of attacks signaling a resurgence of piracy in one of the world’s most vital shipping lanes.
The Togo-flagged vessel, MT Eureka, was boarded by armed men at approximately 5:00 am (0200 GMT) near the Yemeni port...
Burcad-badeed Soomaali ah oo afduubtay Markab Shidaal oo marayay Marinka Gacanka Cadmeed
GACANKA CADMEED – Wararka naga soo gaaraya dalka Yemen iyo marinada caalamiga ah ee maraakiibta ayaa xaqiijinaya in koox burcad-badeed Soomaali ah ay afduubteen markab shidaal oo lagu magacaabo MT Eureka, xilli uu marayay Gacanka Cadmeed.
Arrintan ayaa calaamad u ah soo laabashada khatarta burcad-badeedda ee mid ka mid ah waddooyinka ugu mashquulka badan ganacsiga adduunka.
Markabka MT Eureka, oo ku...
Mucaaradka oo Muqdisho kaga dhawaaqay go’aan ka dhan ah muddo xileedka dowladda
Muqdisho – Siyaasiyiin ka tirsan mucaaradka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho kaga dhawaaqay go’aan ay ku diidan yihiin sii jiritaanka muddo xileedka Madaxweynaha talada haya.
Mucaaradka ayaa sheegay in muddo xileedka dastuuriga ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, uu ku egyahay 15-ka May 2026, isla markaana wixii ka dambeeya aan loo aqoonsan doonin madaxweyne sharci ah.
“Wixii ka dambeeya...
Sheekh Shariif oo ka hadlay dhibaatooyinka ay dowladdu gaarsiisay shacabka
Muqdisho – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa si kulul uga hadlay xaaladaha adag ee ay wajahaan shacabka ku nool magaalada Muqdisho, gaar ahaan arrimaha la xiriira barakicinta iyo duruufaha nololeed.
Sheekh Shariif ayaa sheegay in shacabka ay la daalaa dhacayaan culaysyo is biirsaday, isagoo ku eedeeyay dowladda inay door ka qaadatay dhibaatooyinka sii kordhaya ee saameeyay...
Kheyre oo ka hadlay dhammaadka muddo xileedka Madaxweyne Xasan Sheekh
Muqdisho – Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa si adag uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, isagoo diiradda saaray dhammaadka muddo xileedka Madaxweynaha hadda talada haya.
Kheyre ayaa sheegay in muddo xileedka dowladda uu si rasmi ah u dhammaanayo 15-ka May, isla markaana haddii aan xal siyaasadeed oo mideysan laga gaarin xaaladda taagan, ay suuragal tahay in...
Somalia PM praises workers on Labour Day, pledges job creation and rights protection
Mogadishu — Somalia’s Prime Minister Hamza Abdi Barre on Friday congratulated Somali workers on the occasion of International Workers’ Day, praising their role in national development and economic recovery.
In a statement marking May 1, Barre commended workers across all sectors for what he described as their “essential contribution” to state-building, economic growth and the strengthening of public services.
“You are...










