Xujeyda Soomaaliyeed ee Sanadkan Xajka Gudanaya oo Gaaray Sacuudiga
MAKKAH — Maalintii labaad, waxaa dalka Sacuudi Carabiya gaaray Xujey Soomaaliyeed oo sanadkan gudanaya acmaasha Xajka, iyagoo ka kala tagey gobolada kala duwan ee dalka.
Magaalada barakeysan ee Makkah ayaa lagu soo dhaweeyay 425 Xujey Soomaaliyeed, kuwaas oo fursad u helay inay gudtaan waajibaadka Xajka ee sannadka Hijriga ah 1446.
Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay...
Somalia’s President Elected Leader of New Political Party Amid Growing Political Tensions
MOGADISHU — Somali President Hassan Sheikh Mohamud was on Tuesday night elected as the chairman and presidential candidate of a newly formed political party, Justice and Solidarity (Caddaaladda iyo Wadajirka), in a move that comes amid a tense political transition and growing uncertainty over the country’s electoral direction.
In a speech delivered at the party’s launch event in Mogadishu, the...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo loo doortay Gudoomiyaha Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka
MUQDISHO – Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa xalay loo doortay Guddoomiyaha Ururka Siyaasadeed ee cusub Caddaaladda iyo Wadajirka, xilli ay taagan tahay xaalad kala guur ah oo siyaasadeed, iyo muran ballaaran oo ka taagan jihada uu dalku u socdo.
Madaxweynaha oo khudbad ka jeediyay xafladda furitaanka xisbiga ayaa si adag u weeraray madaxda qaar ka mid ah dowlad-goboleedyada, isagoo ku eedeeyay...
Al-Shabaab Launches Surprise Attack on Military Base in El-Wak town, Gedo
EL-WAK, Somalia — Militants from the Al-Qaeda-linked Al-Shabaab group launched a surprise attack early Tuesday on a military base in the southern Somali town of El-Wak, in the Gedo region, local sources reported.
The base, jointly operated by the Somali National Army (SNA) and regional Jubbaland forces, came under heavy fire in the early hours, prompting a brief but intense...
Al-Shabaab oo Weerar Ku Qaaday Xero Ciidan oo Ku Taalla Ceelwaaq, Gedo
Ceelwaaq, Gedo – Wararka naga soo gaaraya degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in dagaalyahanno ka tirsan Al-Shabaab ay waaberigii hore ee saakay weerar gaadmo ah ku qaadeen xero ciidan oo ku taalla gudaha degmadaas.
Xerada la weeraray ayaa waxaa si wadajir ah ugu sugnaa ciidamada Jubbaland iyo kuwa Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
Iska hor imaad kooban ayaa ka dhacay halkaasi,...
Somali President launches new political party ahead of popular vote in 2026
MOGADISHU, May 13 – Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud was on Tuesday night elected chairman of the newly launched Justice and Solidarity Party (JSP), during a high-profile event in Mogadishu that drew top government officials and political figures.
The launch, which marks the president’s most significant political move ahead of the country’s expected shift toward one-person, one-vote elections, was attended...
Xisbiga Cadaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo looga dhawaaqay Muqdisho
MUQDISHO – May 13, 2025: Xisbiga Siyaasadeed ee Cadaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa si rasmi ah loogu dhawaaqay magaalada Muqdisho, iyadoo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, loo doortay Guddoomiyaha Xisbiga.
Munaasabadda daahfurka xisbiga ayaa waxaa ka soo qeyb galay Ra’iisul Wasaaraha dalka Mudane Xamsa Cabdi Barre, qaar ka mid ah madaxda Dowlad-Goboleedyada, mas’uuliyiin sare iyo marti sharaf kale...
Key Roads in Mogadishu Remain Blocked After Heavy Rains, Residents Voice Frustration
MOGADISHU, Somalia - Several major roads in the Somali capital, Mogadishu, remain inaccessible days after torrential rains caused widespread flooding and damage, leaving residents stranded and critical infrastructure paralyzed.
The heavy downpour, which struck the city on the night of Friday last week, triggered flash floods that swept through neighborhoods, damaging roads and cutting off access to vital services. Citizens...
Jidadka Muqdisho oo weli xiran xili shacabka wajahayo dhibaatooyin nololeed
Muqdisho – Qaar ka mid ah waddooyinka halbowlaha u ah caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa weli xiran, iyadoo roobabkii xooganaa ee ka da’ay habeenkii Jimcaha ee toddobaadkii hore ay sababeen daadad baaxad leh oo burbur xooggan gaarsiiyay jidadka.
Shacabka ku dhaqan caasimadda ayaa wajahaya dhibaatooyin nololeed iyo ciriiri dhanka isu socodka ah, iyaga oo aan heli karin waddooyin ay mari...
Somalia PM Meets Acting AU Envoy to Strengthen Security Cooperation
MOGADISHU - Somalia’s Prime Minister Hamza Abdi Barre met on Tuesday with the Acting Special Representative of the African Union for Somalia, Kareem Adebayo, at his office in Mogadishu to discuss bolstering bilateral cooperation and the AU’s role in the country’s peace and stabilization process.
Prime Minister Barre congratulated Mr. Adebayo on his recent appointment, reaffirming Somalia’s appreciation for the...









