Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo xiray qaar kamid ah Odayaasha Dhaqanka Gedo
GARBAHAAREY - Dawladda Soomaaliya Ayaa Xabsiga U Taxaabtay Golihii Guurtida iyo Odayaashii Dhaqanka Gedo, kuwaasi oo shalay Shir-Jaraa'id ku qabtey Garbahaarey, iyagoo kasoo Horjeestay Dhismaha Jubbaland Cusub oo ay dowladda Soomaaliya doonayso in ay ka dhisto Gedo.
Odayaashaan Oo Lagu Xiray Xabsiga Degmada Garbahaarey ayaa la sheegay in laga qabtay Bartamha Magaaladda Xili ay ku sugnaayeen goob maherad ah oo...
Ra’iisul Wasaaraha oo la kulmay Ku-simaha Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya
MUQDISHO - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku-simaha Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Mudane Kareem Adebayo, iyaga oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dhinac iyo doorka muhiimka ah ee Midowga Afrika uu ka ciyaaro amniga iyo xasillinta dalka.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa u hambalyeeyay Mr. Adebayo magacaabistiisa...
Jubaland President Announces Peace and Reconciliation Conference in Kismayo
Kismayo, Somalia – Jubaland regional President Ahmed Madobe, announced Tuesday that his administration will host a national peace and reconciliation conference in the southern port city of Kismayo, inviting all Somali stakeholders to participate.
Speaking at a press briefing, Madobe said the initiative is a Somali-led effort aimed at bridging divisions and fostering unity among political actors and regional administrations....
Axmed Madoobe: “Waxaan dhigeynaa gogol nabadeed oo Soomaaliyeed”
Kismaayo – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland, Axmed Madoobe, ayaa ku dhawaaqay in magaalada Kismaayo laga furi doono gogol nabadeed iyo mid dib u heshiisiineed oo ay ka qeyb geli doonaan dhammaan dhinacyada Soomaalida.
Madaxweynaha ayaa sheegay in arrintani ay tahay dadaal Soomaaliyeed, oo uu ku doonayo in lagu mideeyo shacabka, iyadoo ay muuqato in dowladda federaalka ay ku fashilantay isku...
Mareykanka oo ku duqeeyay Daacish Buuraha Calmiskaad, Puntland
Muqdisho, 13 May 2025 – AFRICOM, oo iskaashi la leh Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa Isniintii duqeyn hawada ah ku beegsaday maleeshiyaad ka tirsan kooxda ISIS ee ku sugan Puntland, Soomaaliya, taasoo qeyb ka ah dadaallada lagu doonayo in lagu baabi'iyo howlgaladooda.
Duqeyntaas ayaa ka dhacday meel ku dhow 70 kiiloomitir koonfur bari ee Bosaso, gobolka Bari ee Puntland. Howlgalka ayaa...
U.S. AFRICOM Conducts Airstrike on ISIS Target in Somalia’s Puntland
MOGADISHU, May 13 – U.S. Africa Command (AFRICOM), in coordination with the Federal Government of Somalia, launched an airstrike targeting ISIS militants in Somalia on Monday, as part of efforts to disrupt the terrorist group’s operations.
The strike occurred about 70 kilometers southeast of Bosaso, in the Bari region of Puntland State. The operation is ongoing, with assessments underway to...
Mogadishu Residents Pay Millions in Taxes, But Lack Basic Services
MOGADISHU, May 13, 2025 – The Banadir Regional Administration and the Mogadishu City Council have been working relentlessly to restore the capital's cleanliness and reopen key roads, following heavy rains that recently disrupted the infrastructure.
Municipal workers, in collaboration with district authorities, successfully cleared rainwater from crucial roads, restoring cleanliness and improving mobility for both pedestrians and vehicles.
Efforts to complete...
Shacabka Muqdisho oo bixiya Malaayiin Dollar Canshuur Ah Oo Waxba Loogu qaban
Muqdisho, 13 May 2025 – Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar ayaa si hagar la'aan ah uga shaqeynaya dib-u-soo celinta bilicda caasimadda iyo furista waddooyinka, kaddib roobabkii xooganaa ee dhawaan ka da’ay magaalada, kuwaas oo saameyn ku yeeshay kaabayaasha isku socodka iyo bilicda magaalada.
Howlwadeennada Waaxyaha Howlaha Guud, Nadaafadda iyo Bilicda oo kaashanaya maamullada degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa...
Somalia, Azerbaijan sign agriculture cooperation deal to boost food production
BAKU, Azerbaijan – Somalia’s Minister of Agriculture and Irrigation, Mohamed Abdi Hayir (Maareeye), signed a memorandum of understanding (MoU) with Azerbaijan’s Minister of Agriculture, Majnun Mammadov, in Baku on Monday, aiming to deepen bilateral cooperation in agricultural development.
The agreement focuses on collaboration in agricultural investment, the exchange of modern irrigation and electrification techniques, joint research initiatives, and support for...
Soomaaliya iyo Azerbaijan oo Kala Saxiixday Heshiis Ku Saabsan Horumarinta Beeraha
Baku, Azerbaijan – Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa magaalada Baku ee caasimadda dalka Azerbaijan kula saxiixday Wasiirka Beeraha ee Azerbaijan, Majnun Mammadov, heshiis is-afgarad (MoU) oo muhiim ah oo lagu xoojinayo iskaashiga labada dal ee dhanka beeraha.
Heshiiskan cusub ayaa diiradda saaraya iskaashi ballaaran oo ku saabsan maalgashiga beeraha, is-weydaarsiga hababka...









