Somali Speaker Arrives in Algiers for Arab Parliament Summit
ALGIERS, Algeria — Somalia’s Speaker of the House of the People, Sheikh Adan Mohamed Nur, arrived in Algiers on Thursday ahead of the Arab Parliament Speakers’ Conference, where leaders are set to discuss regional challenges and the Palestinian crisis.
Nur is leading a high-level delegation from Somalia’s federal parliament. He was received at Houari Boumediene Airport by his Algerian counterpart,...
Gudoomiyaha Gollaha Shacabka oo gaarey Caasimadda wadanka Algeria
Algiers-Algeria 02,May, 2025: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaaladda Algiers ee caasimadda wadanka Algeria.
Wafdiga Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Magaaladda Algiers kusoo dhoweeyay dhigiisa Guddoomiyaha Baarlamaanka ee wadanka Algeria Ibrahim Boughali iyo xubno ka tirsan Baarlamaanka wadankaas oo uu wehliyo safiirka Jamhuuriyadda...
Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo eedeymo culus u jeediyay Madaxweynaha Soomaaliya
MUQDISHO, Soomaaliya – Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ku eedeeyay in uu dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab dib u dhigay, sababo la xiriira khilaafaad siyaasadeed oo ka dhashay isbedelka dastuurka iyo hannaanka doorashada.
Cabdishakuur oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in musuqmaasuq baahsan iyo khilaafaadka siyaasadeed ay daciifiyeen hay’adaha dowladda isla markaana niyad-jab...
Somali MP accuses president of sidelining anti-Shabaab fight amid political wrangling
MOGADISHU, Somalia – A prominent Somali lawmaker has accused President Hassan Sheikh Mohamud of neglecting the fight against Al-Shabaab militants, blaming growing political disputes over constitutional amendments and the electoral process for weakening the government's focus.
At a press conference in Mogadishu, MP Abdirahman Abdishakur said internal divisions and widespread corruption had damaged state institutions and lowered the morale of...
Somalia Suspends 20 MPs from Parliament Sessions Over Security Concerns
MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Speaker of Parliament, Sheikh Aden Mohamed Nur (Madoobe), has temporarily suspended 20 Members of Parliament (MPs) from attending parliamentary sessions due to security concerns.
The decision, which was communicated through a letter issued by the Parliamentary Oversight Office on April 30, 2025, comes hours after chaos erupted in the Lower House during Wednesday's session, which failed...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Kulamada Gollaha Shacabka ka Joojiyay 20 Xildhibaan
MUQDISHO, Soomaaliya — Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Soomaaliya ayaa si kumeelgaar ah u hakiyay 20 Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka, kuwaasoo aan ka qeyb geli doonin kulamada Baarlamaanka, sababo la xiriira arrimo amni.
Go'aankan Sheekh Aadan Madoobe ayaa ka dambeeyay warqad uu soo saaray Xafiiska Kormeerka Baarlamaanka taariikhdu marka ay ahayd 30kii Abriil 2025.
Sida uu sheegay Guddoomiyaha, tallaabadan ayaa la...
Dowladda Soomaaliya oo Beenisay Inuu Xumaadey Xiriirka Kala Dhaxeeya Masar
MUQDISHO, Soomaaliya — Dowladda Soomaaliya ayaa si xooggan u beenisay wararka warbaahinta ka soo baxay ee sheegayay in khilaaf uu soo kala dhex galay Soomaaliya iyo Masar, iyadoo xaqiijisay in xiriirka labada dal uu yahay mid xooggan oo qoto dheer.
War-saxaafadeed ka soo baxay dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in aan jirin wax khilaaf ah oo soo wajahay xiriirka labada...
Somalia Denies Reports of Rift with Egypt, Reaffirms Strong Ties
MOGADISHU, Somalia May 1 — The Somali government has strongly denied media reports claiming a rift between Somalia and Egypt, reaffirming that their bilateral relations remain strong and deep.
In an official statement, the Somali government rejected claims that tensions had emerged between Cairo and Mogadishu, leading Egypt to suspend a military cooperation agreement signed in August 2024.
Somalia’s Ambassador to...
Former Somali President Condemns Violent Clash in Parliament
MOGADISHU, May 1, 2025 — Former Somali President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed on Wednesday condemned a violent clash in parliament, accusing government and security forces of attacking lawmakers and journalists.
The altercation erupted during a session of the House of the People over the controversial removal of MP Abdullahi Hashi Abiib in March. Speaker Sheikh Adan Mohamed Nur, known as...
Sheekh Shariif oo cambaareeyay gacan-ka-hadalkii ka dhacay Gollaha Shacabka
MUQDISHO, Soomaaliya - Sheekh Shariif, Madaxweynihii 8aad ee Soomaaliya ayaa si adag u cambaareeyay falka gacan-ka-hadalka ah ee ay geysteen qaar ka mid ah Wasiirrada Xukuumadda iyo ciidamada Booliiska ee ilaalada Baarlamaanka, kuwaas oo si cad u weeraray Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka iyo saxafiyiin ka tirsan warbaahinta madaxa-bannaan intii uu socday kulankii shalay.
Rabshadaha ayaa ka dhashay isku...







