Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

AU Forces Convene in Kampala to Boost Somalia Stabilisation

Senior officials and delegates from Troop Contributing Countries (TCCs) to the African Union Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM) gathered in Kampala today for a high-level preparatory meeting. The session precedes an Extra-Ordinary Summit aimed at evaluating ongoing efforts and setting the strategic direction for long-term peace and stability in Somalia.   This summit was agreed upon during the recent...

Uganda oo ku baaqday heshiisiinta Madaxda Soomaaliya

Dowladda Uganda ayaa ku baaqday in dib u heshiisiin loo sameeyo Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Maamul Goboleedyada dalka, si loo soo afjari xiisad siyaasadeed ee ka dhexeysa Dowladda Dhexe iyo Maamulada Jubaland iyo Puntland.   Danjire John Mugerwa, oo matalayay Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Uganda, ayaa dalbaday in la dardar geliyo dib u heshiisiinta siyaasadeed ee...

Howlgalka AUSSOM oo looga shiray dalka Uganda

Waxaa Magaalada Kampala ee Dalka Uganda isugu yimid mas’uuliyiin sare iyo wafuud ka socday dalalka ciidamadooda ka qeyb qaadanaya howlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya ee marka magaciisa la soo gaabiyo loo yaqaan “AUSSOM”.   Shirkan ayaa horudhac u ah shir-madaxeed gaar ah oo diiradda lagu saarayo qiimeynta dadaallada socda iyo dejinta istaraatijiyadda nabadda iyo xasilloonida Soomaaliya. Wuxuu daba socdaa...

Doonyo hub siday oo lagu duqeeyay biyaha Soomaaliya

Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa sheegay in ay duqeymo dhanka cirka biyaha dalka Soomaaliya taariikhdu markay ahayd Abriil 16, 2025 iyadoo lala kaashanayo Dowladda Federaalka Soomaaliya.   Duqeymahan ayaa lagu beegsaday labo doon, kuwaas oo la rumeysan yahay inay sideen hub casri ah oo loogu talagalay kooxda Al-Shabaab. Taliska AFRICOM wuxuu sheegay in labada doonba  lagu soo raray hub noocyadiisu...

Somalia: Dahabshiil Group Pledges $300,000 for Baardheere Bridge Reconstruction

BAARDHEERE, Somalia – Dahabshiil Group, one of Somalia's foremost remittance companies, has committed to providing $300,000 for the reconstruction of the Baardheere Bridge in the Gedo region, the firm said on Tuesday.   The Baardheere Bridge, a vital infrastructure link in southern Somalia, has long been in need of repairs. Once rebuilt, it is expected to significantly enhance transportation within...

Shirkadda Dahabshiil oo $300,000 ugu deeqday dhismaha Buundada Baardheere

Shirkadda Dahabshiil group, oo ah hormuudka shirkadaha ee dhanka taageeradda iyo horumarinta bulshooyinka Soomaaliyeed, ayaa ugu deeqday lacag dhan $300,000 dib u dhiska Buundada Baardheere ee Gobolka Gedo.   Buundadan ayaa wax weyn tari doonta isku socodka dadka iyo gaadiidka, waxaana dhismaheeda muhiimad weyn u leedahay xoojinta xiriirka ganacsiga ee degmada Baardheere iyo deegaannada kale ee gobolka Gedo. Masuuliyiinta, Gudidda dhismaha Buundada...

Somalia Humanitarian Forum Opens in Galkayo to Address Climate, Aid Challenges

GALKAYO, Somalia (SMN) — The Chairman of the Somali Disaster Management Agency (SoDMA), Mohamud Moalim Abdulle, officially opened the Somali Humanitarian Forum (CHF-2025) today in Galkayo, located in the Galmudug State. The high-level forum, which focuses on strengthening cooperation among humanitarian organizations, seeks long-term solutions to climate change adaptation and enhances emergency response mechanisms, according to a statement released by SoDMA. Abdulle...

Baarlamaanka Azerbaijan oo ansixiyay heshiis la galay Soomaaliya

Baarlamaanka Azerbaijan ayaa ansixiyay "Heshiiska iskaashiga dhinacyada difaaca iyo warshadaha difaaca" oo u dhexeeya Dowladda Jamhuuriyadda Azerbaijan iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya, sida uu qoray wargeyska Trend.   Sida laga soo xigtay xogta, arrintan ayaa looga dooday kalfadhiga guud ee Baarlamaanka Azerbaijan 22-ka Abriil. Sharciga la xiriira ansixinta Heshiiska u dhexeeya labada Dowladdood ayaa loo qaaday cod, waxaana la meel mariyay akhrintiisii ugu...

Shirka Arrimaha Bani’aadannimo oo ka furmay Gaalkacyo+SAWIRRO

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA), Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ee Dowlad Gobolleedka Galmudug ka daah-furay Shirka Madasha Arrimaha Bani’aadannimada Soomaaliya (CHF -2025).   Shirkan ayaa looga hadlayaa xoojinta iskaashiga dhinacyada ka shaqeeya gargaarka, raadinta xal waara oo ku aaddan la qabsiga isbeddelka cimilada iyo xoojinta hannaanka gurmadka deg-degga ah. Guddoomiye Maxamuud Macalin ayaa tilmaamay in Soomaaliya ay wajaheyso xaalad...

Azerbaijan ratifies defense cooperation agreement with Somalia

BAKU, Azerbaijan, April 22. The Azerbaijani Parliament has ratified the “agreement between the Government of the Republic of Azerbaijan and the Government of the Federal Republic of Somalia on cooperation in the field of defense and defense industry”, Trend reports.   According to the information, this issue was discussed at the plenary session of the Azerbaijani Parliament on April 22. The bill on approval of...

WARAR KALE

U.S., Nigeria Say Joint Operations Killed More Than 200 Boko Haram, ISWAP Fighters

ABUJA – The United States Africa Command (AFRICOM) and the Nigerian military said they had carried out joint operations against Boko Haram and Islamic...

Somali Elite Forces Conduct Security Operations, Reconciliation Efforts in Lower Shabelle

MOGADISHU – Somalia's elite Danab Special Forces said they had carried out security operations and community reconciliation efforts in the town of Yaaqbariwayne in...

Dalalka Afrika oo Soo Jiidanaya Maalgashi Caalami ah Kadib Dib u habayn Dhaqaale

London – Dalal badan oo Afrika ah, oo ay ku jiraan Nigeria, Uganda, Ghana, Zambia iyo Masar, ayaa bilaabay inay soo jiitaan maalgashi shisheeye...