Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Wariye Maslax oo qof Shacab ahaa ku dilay Baydhabo

Wariye Maslax Raage oo ka howlgalla warbaahinta Maamulka Koonfur Galbeed ayaa lagu soo warramayaa in will dhallinyaro ahaa oo lagu magacaabi jiray Cabdiyey Maad-guud uu ku dilay Magaalada Baydhabo oo qiyaas ahaan 250km dhanka koonfur galbeed Magaalada Muqdisho.   Wararka ayaa sheegaya in dilka uu yimid kadib markii uu Wariye Maslax iyo Cabdiyeey uu soo kala dhex galay murun salka ku...

Midowga Yurub oo joojinaya maalgelinta howlgalka AUSSOM

Midowga Yurub ayaa sheegay in uu dareemayo culays dhaqaale iyo mid farsamo oo sii kordhaya, maadaama uu muddo dheer ahaa maalgeliyaha ugu weyn ee hawlgalka nabad ilaalinta Soomaaliya. Midowga ayaa xusay in ay lagama maarmaan tahay in beesha caalamka si siman uga qeyb qaadato masuuliyadda hawlgalka.   Mas’uuliyiinta Midowga Yurub ayaa carabka ku adkeeyay in waddamada saameynta leh, sida kuwa Khaliijka,...

Ciidanka Dowladda oo ku wajahan Degaanka Aboorey

Ciidamada Dowladda Federaalka oo kaashanya kuwa Macawisley ayaa ku wajahan Degaanka Aboorey oo qiyaas 20km u jira Degmada Buulo-Burde ee Gobolka Hiiraan, haalkaasi oo labadii todobaad ee ugu dambeeyay ay maamalayeen Kooxda Al Shabaab.   Wararka ayaa sheegaya in Ciidamada huwanta ay haatan dhaq dhaqaaq ka wadaan duleedka Degaanka, iyadoo laga cabsi qabo in halkaasi ay dagaal kula galaan Ururka Al...

Ex-president Farmaajo defends army pullback as strategic, not defeat

MOGADISHU, April 23, 2025 (SMN) – Former Somali President Mohamed Abdullahi Farmaajo on Wednesday called on the Somali people to remain “vigilant against terrorist propaganda” as the national army undertakes what he described as “strategic maneuvers” in its fight against Al-Shabaab.   In a formal statement released to the newsrooms, Farmaajo stressed that the army’s recent withdrawal from certain cities should...

Dagaal khasaaro geystay oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

Dagaalkan oo ahaa mid u dhaxeeyay Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwa Macawisley oo isku dhinac ah iyo Kooxda Al Shabaab ayaa wuxuu ka dhacay inta u dhexeysa Deegaaanda Aboorey iyo Yosooman ee Gobolka Hiiraan.   Dagaalka ayaa bilowday kadib markii dagaal yahanada Al Shabaab ay weerar gaadmo ah ku qaadeen goob ay ku sugan yihiin Ciidanka Dowladda iyo kuwa Macawisleyda, waxaana...

Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay dagaalkii Aadan Yabaal

Madaxweynihii hore ee dalka, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka hadlay weerar dhowaan Al Shabaab ay ku qaadeen Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Sh.Dhexe oo qiyaas ahaan 245km dhanka waqooyi uga beegan Magaalada Muqdisho.   Madaxweyne Farmaajo ayaa ugu baaqay Shacabka Soomaaliyeed inay ka feejignaadaan dacaayado uu sheegay in Al Shabaab ay ku doonayaan in ay ku sumcad dilaan Ciidanka Xoogga Dalka...

U.S. conducts airstrikes on vessel carrying weapons to al-Shabaab – AFRICOM

MOGADISHU, Somalia (SMN) – The U.S. military carried out airstrikes on a vessel transporting advanced conventional weapons to al-Shabaab militants in Somali territorial waters, U.S. Africa Command (AFRICOM) said on Tuesday.   The operation, conducted on April 16 in coordination with the Federal Government of Somalia, targeted a flagless vessel and a smaller support boat, AFRICOM said in a statement. The weapons...

AU Forces Convene in Kampala to Boost Somalia Stabilisation

Senior officials and delegates from Troop Contributing Countries (TCCs) to the African Union Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM) gathered in Kampala today for a high-level preparatory meeting. The session precedes an Extra-Ordinary Summit aimed at evaluating ongoing efforts and setting the strategic direction for long-term peace and stability in Somalia.   This summit was agreed upon during the recent...

Uganda oo ku baaqday heshiisiinta Madaxda Soomaaliya

Dowladda Uganda ayaa ku baaqday in dib u heshiisiin loo sameeyo Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Maamul Goboleedyada dalka, si loo soo afjari xiisad siyaasadeed ee ka dhexeysa Dowladda Dhexe iyo Maamulada Jubaland iyo Puntland.   Danjire John Mugerwa, oo matalayay Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Uganda, ayaa dalbaday in la dardar geliyo dib u heshiisiinta siyaasadeed ee...

Howlgalka AUSSOM oo looga shiray dalka Uganda

Waxaa Magaalada Kampala ee Dalka Uganda isugu yimid mas’uuliyiin sare iyo wafuud ka socday dalalka ciidamadooda ka qeyb qaadanaya howlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya ee marka magaciisa la soo gaabiyo loo yaqaan “AUSSOM”.   Shirkan ayaa horudhac u ah shir-madaxeed gaar ah oo diiradda lagu saarayo qiimeynta dadaallada socda iyo dejinta istaraatijiyadda nabadda iyo xasilloonida Soomaaliya. Wuxuu daba socdaa...

WARAR KALE

AFRICOM iyo Militariga Nigeria oo Sheegay inay Dileen in Ka Badan 200 oo Boko...

Abuja – Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) iyo militariga Nigeria ayaa sheegay inay si wadajir ah u fuliyeen howlgallo lagu beegsaday kooxaha Boko Haram...

Somalia Regrets U.S. Entry Denial for CAF Referee Omar Artan

MOGADISHU – Somalia's foreign ministry on Thursday expressed "deep regret" over the United States' decision to deny entry to internationally acclaimed Somali referee Omar...

Ciidamada Danab oo Howlgallo Amni iyo Dib-u-Heshiisiin ka Fuliyay Yaaqbariwayne

Yaaqbariwayne, Shabeellaha Hoose – Ururka 161-aad ee Guutada 16-aad Komaandooska Danab ayaa howlgallo amni xaqiijin ah iyo dadaallo dib-u-heshiisiin bulsho ka fuliyay deegaanka Yaaqbariwayne...