Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Turkish Forces Arrive in Mogadishu to Aid Somalia’s Fight Against Al-Shabaab

MOGADISHU, April 22 (SMN) - Around 500 Turkish troops arrived in Mogadishu on Sunday, marking the start of an expanded military cooperation mission between Türkiye and Somalia aimed at strengthening security and countering Al-Shabaab militants, military sources said.   The soldiers, equipped with heavy weaponry and supported by Qatari military aircraft, landed at Aden Adde International Airport. They form the advance...

Maamulka SSC-Khaatumo oo ka hadlay dilka Faarax Jaamac Caydiid

Booliska Maamulka SSC-Khaatumo ayaa hadlay dil dhowaan Magaalada Laascaanood loogu geystay geystay Farax Jaamac Caydiid, oo ka tirsanaa shaqaalaha qunsuliyadda Itoobiya ee magaalada Garoowe.   Taliyaha Ciidanka Booliska ee SSC-Khaatumo, Siyaad Maxamuud Cabdiraxmaan, ayaa sheegay in wadaan baaritaanno la xiriira sida uu dhacay dalka iyo cidda ku lugta leh. Inkastoo uun sheegin haddii ay jiraan tuhmaneyaal la soo qabtay, haddana wuxuu Taliyaha...

Boqolaal Askari oo Turki ah oo yimid Muqdisho

Muqdisho (S.M.N)– Labo diyaaradood oo laga leeyahay dalka Qatar, kuwaasi oo siday ugu yaraan 400 askari oo ka soo jeeda dalka Turkiga ayaa dhowaan soo gaaray Magaalada Muqdisho.   Ciidamo kale oo dheeraad ah ayaa sidoo kale la filayaa in ay soo gaaraan dalka toddobaadyada iyo bilaha soo socda si ay qeyb uga noqdaan fulinta heshiisyo ciidan iyo iskaashi dhexmaray Dowladdaha...

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo ka qeybgalay shirarka IMF iyo Bangiga Adduunka

WASHINGTON, USA (SMN) – Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Bihi Imaan Cige, ayaa Isniintii kulammo heer sare ah kula yeeshay magaalada Washington madax kala duwan oo ka tirsan Hay’adda Lacagta Adduunka (IMF) iyo Bangiga Adduunka, xilli uu ka qaybgalayo Shirarka sanadkan 2025.   Wasiirka ayaa la kulmay Zarau Wendeline Kibwe, Agaasimaha Fulinta ee Qaaradda Afrika (Group 1) ee Bangiga Adduunka, isagoo...

Somalia’s Finance Minister holds key talks at IMF-World Bank Spring Meetings

WASHINGTON, USA (SMN) – Somalia’s Minister of Finance, Bihi Iman Egeh, held a series of high-level meetings Monday in Washington on the sidelines of the 2025 Spring Meetings of the International Monetary Fund (IMF) and the World Bank Group.   In talks with Zarau Wendeline Kibwe, Executive Director for the Africa Group 1 Constituency at the World Bank, Egeh discussed Somalia’s...

SSC-Khaatumo Authorities Break Silence on Killing of Ethiopian Consulate Official in Lasanod

LASANOD, Somalia — Authorities in SSC-Khaatumo on Monday addressed the killing of Farah Jama Aidid, a staff member at the Ethiopian consulate in Garowe, who was fatally shot in Laascaanood over the weekend.   Brig. Gen. Siyad Mahmoud Abdirahman, commander of the SSC-Khaatumo police force, said investigations are underway to determine those responsible for the assassination. “We are conducting a thorough investigation...

Somalia Federal Government Rejects Puntland’s Plan to Establish Regional ID Agency

MOGADISHU, Somalia, April 21 (SMN) – Somalia’s federal government condemned on Monday a plan by Puntland’s regional president, Said Abdullahi Deni, to establish a regional identity agency, calling it a breach of national law and an attempt to undermine the country’s unified identification system.   In a statement, the Ministry of Interior, Federal Affairs, and Reconciliation said Deni’s proposal to create...

Dowladda Federaalka oo eedeyn u jeedisay Madaxweynaha Puntland

Dowladda federaalka ee Soomaaliya ayaa ka hortimid qorshaha uu madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Dani ku doonayo in uu ku dhiso hay’adda aqoonsiga Puntland ee ((PID) maadaama uu caqabad ku noqonayo hay’adda qaran ee NIRA oo howshan loo igmaday.   Wasaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimha Guddaha ee Dowladda Federaalka ayaa lagu sheegay in tallaabada uu qaaday Deni ay tahay mid...

Somali President meets regional leaders over worsening security, Al-Shabaab resurgence

MOGADISHU, Somalia, April 21 — Somali President Hassan Sheikh Mohamud held a closed-door meeting with the leaders of the Galmudug, Hirshabelle, and South West regional states to discuss the deteriorating security situation and the renewed offensive by Al-Shabaab militants.   The talks, focused on counterterrorism operations and the militant group's recent resurgence, came in the wake of an Al-Shabaab takeover...

Wasiir Fiqi oo sheegay in la wiiqay Al Shabaab

Wasiirka Arrimaha Dibadda Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in awooda kooxda Al-Shabaab si weyn loo wiiqay kadib markii Ciidanka Xoogga Dalka ay fuliyeen hawlgallo militari oo aan kala joogsi la heyn muddo labo sanno.   Wasiir Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in sidoo kale la qaaday tallaabooyin istaraatijiyadeed oo lagu xannibayo shabakado dhaqaale, iyadoona lala diriray xagjirka ah ee Al Shabaab,...

WARAR KALE

U.S., Nigeria Say Joint Operations Killed More Than 200 Boko Haram, ISWAP Fighters

ABUJA – The United States Africa Command (AFRICOM) and the Nigerian military said they had carried out joint operations against Boko Haram and Islamic...

Somali Elite Forces Conduct Security Operations, Reconciliation Efforts in Lower Shabelle

MOGADISHU – Somalia's elite Danab Special Forces said they had carried out security operations and community reconciliation efforts in the town of Yaaqbariwayne in...

Dalalka Afrika oo Soo Jiidanaya Maalgashi Caalami ah Kadib Dib u habayn Dhaqaale

London – Dalal badan oo Afrika ah, oo ay ku jiraan Nigeria, Uganda, Ghana, Zambia iyo Masar, ayaa bilaabay inay soo jiitaan maalgashi shisheeye...