Imaaraatka oo Si Xoogan u Canbaareeyay Isku Dayga Dilka ee Xasan Sheekh
ABU DHABI — Isutagga Imaaraatka Carabta ayaa si xooggan u canbaareeyay isku dayga dilka ee Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, kaasoo sababay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad rayid ah oo aan waxba galabsan.
Sheekh Shakhbut bin Nahyan Al Nahyan, Wasiirka Dowlaha ee Isutagga Imaaraatka Carabta, ayaa sheegay in Imaaraatka ay si adag u canbaareeyaan falalkaas dambiyada ah, isla markaana...
UAE condemns Al-Shabaab assassination attempt on Somalia President
ABU DHABI, United Arab Emirates - The United Arab Emirates has strongly condemned the terrorist assassination attempt on Hassan Sheikh Mohamud, President of the Federal Republic of Somalia, which resulted in several deaths and injuries to innocent people.
Sheikh Shakhbut bin Nahyan Al Nahyan, Minister of State, affirmed the UAE’s strong condemnation of these criminal acts and its permanent rejection...
Somalia, Serbia Discuss Bilateral Relations
Serbian Foreign Minister Marko Đurić held phone talks with Somali Foreign Minister Ahmed Moalim Fiqi on Tuesday, discussing ways to enhance diplomatic ties and cooperation.
Đurić thanked Somalia for supporting Serbia’s territorial integrity and sovereignty, reaffirming that Serbia also respects Somalia’s territorial integrity and independence.
He expressed confidence that both nations would continue assisting each other internationally and appreciated Somalia’s stance...
Somalia iyo Serbia oo ka hadlay xoojinta xiriirkooda
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Serbia, Marko Đurić, ayaa wada-hadal dhanka taleefoonka la yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Axmed Moalim Fiqi, iyagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed iyo iskaashiga labada dal.
Đurić ayaa uga mahadceliyay Soomaaliya taageerada ay u muujisay midnimada dhuleed iyo qarannimada Serbia, isaga oo xusay in Serbia ay ixtiraamayso madax-bannaanida dhuleed ee Soomaaliya.
Wuxuu kaloo caddeeyay in...
Somali Militants Target Presidential Convoy in Bomb Attack; President Unharmed
MOGADISHU - A bomb attack targeted the convoy of President Hassan Sheikh Mohamud in Somalia on Tuesday, but the president emerged unharmed. The attack occurred near the Ceel-Gaabta junction, as the president was traveling as part of a nationwide tour.
National Security Advisor Xuseen Sheekh Cali confirmed that the president was safe following the blast, which struck the convoy but...
National Security Advisor Assures President Hassan Sheikh Safe After Attack on His Convoy
MOGADISHU, Somalia - Somali National Security Advisor, Hussein Sheikh Ali, has confirmed that President Hassan Sheikh Mohamud is safe following a recent bombing attack on his convoy at the Ceel-Gaabta junction.
The bomb attack outside the presidential palace, which targeted the presidential convoy, did not result in any harm to the president or his entourage.
Ali emphasized that President Hassan Sheikh...
Xuseen Sheekh Cali oo ka hadlay Qaraxa lala eegtay Xasan Sheekh
MUQDISHO, Soomaaliya - Xuseen Sheekh Cali, oo ah la-taliyaha amniga qaranka ayaa sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh uu bad-qaba, kadib markii qarax lagula eegtay kolonyo uu watay isgoyska Ceel-Gaabta.
Wuxuu xusay in Madaxweynaha uu ku guda jiro safarkiisa gobollada dalka, oo ugu kuu-galaya dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, isagoo la kulmaya Saraakiisha kala duwan ee Ciidamada dowladda.
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return...
Somali President Visits Frontlines as Government Forces Battle Al-Shabaab
MOGADISHU, Somalia (SMN) – Somali President Hassan Sheikh Mohamud visited frontline positions on Monday to show support for government forces and local militias fighting against Al-Shabaab insurgents.
During his visit, the President assessed the condition of the troops and received updates from commanders and military leaders who have faced multiple attacks in recent days from the Al-Qaeda-linked group.
General Odwaa, the...
Madaxweynaha Soomaaliya oo gaarey jiida hore ee dagaalka Al-Shabaab
MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaarey jiidaha hore ee dagaalka Al-Shabaab, si uu garab-istaag ugu muujiyo Ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deegaanka.
Inta uu Madaxweynuhu ku sugan yahay furimaha dagaalka waxa uu u kuur-gali doonaa xaaladda ciidamada, isaga oo warbixinno ka dheggeysan doona talisyada iyo hoggaannada horkacaya dagaalka, kuwaas oo maalmihii la soo dhaafay la kulmay...
Agaasime cusub oo loo magacaabey Wasaaradda Difaaca Soomaaliya
MUQDISHO, Soomaaliya - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa u magacaabay, Cabdinaafic Axmed Cabdullaahi inuu noqdo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda JFS.
Magacaabista agaasimaha cusub ayaa kusoo beegmaysa xili xilka laga qaadey wasiirkii difaaca C/qaadir Maxamed Nuur, oo ku dhawaad 3 sano xafiiska joogay.
Wasiirka ayaa isaga iyo xubno kale oo kamid ah Xukuumadda...









