Wasiirka Warfaafinta oo kulan la yeeshay Danjiraha Shiinaha u fadhiya Soomaaliya
Muqdisho — Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay Danjiraha Jamhuuriyadda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Mudane Wang Yu.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga laba geesoodka ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Shiinaha, gaar ahaan dhinacyada warbaahinta, dhaqanka iyo fanka.
Wasiirka Warfaafinta ayaa uga mahadceliyay dowladda Shiinaha doorka muhiimka...
Midowga Afrika oo ka hadlay taageerada howlgalka AUSSOM ee Soomaaliya
Addis Ababa – Midowga Afrika ayaa mar kale xaqiijiyay sida ay uga go’an tahay taageerada howlgalka nabad-ilaalinta ee AUSSOM ka fuliyo Soomaaliya, kadib kulan ka dhacay xarunta ururka.
Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga Midowga Afrika, oo ku hadlayay magaca Guddoomiyaha Guddiga H.E. Maxamuud Cali Yuusuf, ayaa qaabilay Ra’iisul Wasaaraha Uganda, Rt. Mudane Robinah Nabbanja.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta dadaallada nabadeynta qaaradda,...
Howlgal lagu dilay xubno ka tirsanaa Al-Shabaab oo ka dhacay Shabeellaha Hoose
Muqdisho – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo garabsanaya saaxiibbada caalamka ayaa 72-dii saac ee la soo dhaafay fuliyay hawlgal qorshaysan oo ka dhacay gobolka Shabeellaha Hoose.
War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa lagu sheegay in hawlgalkaasi uu isugu jiray dagaal toos ah iyo duqeyn, isla markaana uu ka dhacay deegaanka Buulo Cabdalla oo u dhexeeya deegaanada Mubaarak iyo Ugunji.
Intii uu...
Soomaaliya iyo Jordan oo Xoojinaya Iskaashiga Dibloomaasiyadeed iyo Amni
Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa wada hadal dhanka telefoonka ah la yeeshay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Qurbajoogta ee Jordan, Mudane Ayman Safadi.
Labada wasiir ayaa ka wada hadlay xaaladaha gobolka iyo dadaallada lagu xoojinayo xasilloonida, iyagoo sidoo kale dib u eegay xiriirka laba...
Somalia, Jordan Pledge Closer Cooperation on Security and Economy
Mogadishu – Somalia’s Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Abdisalam Abdi Ali, held a phone conversation with Deputy Prime Minister and Foreign Minister of Jordan, Ayman Safadi.
The two ministers discussed regional developments and ongoing efforts to تعزيز stability, while also reviewing bilateral relations between Somalia and Jordan.
They agreed on the importance of expanding cooperation in counterterrorism, economic growth...
Soomaaliya oo Ka Digtay Saameynta Isbeddelka Cimilada ee Sugnaanta Biyaha Afrika
Addis Ababa – Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Soomaaliya, Mudane Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyay kalfadhiga SDG6 ee madasha African Regional Forum on Sustainable Development 12th session (ARFSD12), isagoo diiradda saaray saameynta isbeddelka cimilada iyo helitaanka biyo nadiif ah.
Wasiirku wuxuu sheegay in caqabadaha sida isbeddelka cimilada, kororka magaalooyinka iyo maalgelin la’aanta ay si...
Somalia Warns of Climate Change Threat to Africa’s Water Security
Addis Ababa – Somalia’s Minister of Environment and Climate Change, Bashir Mohamed Jama, delivered a key address at the SDG6 session of the African Regional Forum on Sustainable Development 12th session (ARFSD12), focusing on the impact of climate change and access to clean water.
The minister said challenges including climate change, rapid urbanization and lack of financing have significantly undermined water...
Taliyaha Ciidamada Soomaaliya oo Daahfuray Shir Sirdoon oo Heer Gobol ah
Muqdisho – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa si rasmi ah u daahfuray shir ay isugu yimaadeen Taliyayaasha Talisyada Sirdoonka ee waddamada xubnaha ka ah Ururka Bulshada Bariga Afrika (EAC), kaas oo socon doona inta u dhaxeysa 29–30 Abriil 2026.
Shirkan ayaa diiradda lagu saarayaa xaaladaha amni ee dalalka Bariga Afrika iyo guud ahaan gobolka, iyadoo...
Somali Army Chief Opens Regional Intelligence Summit
Mogadishu – The Commander of the Somali National Army, Brigadier General Ibrahim Mohamed Mahmoud, officially opened a meeting of intelligence chiefs from member states of the East African Community (EAC), scheduled to run from April 29 to 30, 2026.
The meeting is focused on reviewing the security situation across East African countries and the wider region, with discussions centered on assessing...
UN humanitarian chief visits Baidoa as South West State seeks more drought aid
BAIDOA, Somalia — The acting leader of Somalia’s South West State, Jibril Abdirashid Haji, on Wednesday received U.N. humanitarian chief Tom Fletcher in Baidoa for talks focused on strengthening humanitarian assistance and support for drought-affected communities.
Fletcher, the U.N. Under-Secretary-General for Humanitarian Affairs and Emergency Relief Coordinator, met regional officials at the presidential palace as part of efforts to assess...










