Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia reaffirms commitment to stronger state institutions in talks with UN mission

MOGADISHU – Somalia’s State Minister for Foreign Affairs and International Cooperation, Ali Mohamed Omar, on Tuesday received a delegation from the United Nations Transitional Assistance Mission in Somalia (UNTMIS), led by Acting Head of Mission Raisedon Zenenga. During the meeting, Omar underscored the Somali government’s commitment to strengthening state institutions in order to accelerate development, peace and stability across the...

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo kulan la qaatay Danjiraha Shiinaha

Muqdisho – Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, S/Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Danjiraha Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Mudane Wang Yu.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga u dhexeeya labada dhinac, gaar ahaan dhinacyada qalabaynta xabsiyada, horumarinta isgaarsiinta, iyo tababaridda saraakiisha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed. Labada masuul ayaa sidoo kale ka wada hadlay taageerada agoonta ku...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda oo qaabilay wafdi ka socday UNTMIS

Muqdisho – Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar, ayaa maanta qaabilay wafdi sare oo ka socday Hawlgalka Kala-guurka ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS), kaas oo uu hoggaaminayay Ku-simaha Madaxa Hawlgalka, Mudane Raisedon Zenenga.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay, gaar...

Somali President Meets UN Humanitarian Chief to Discuss Aid Response

MOGADISHU, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Tuesday received U.N. Assistant Secretary-General for Humanitarian Affairs and Emergency Relief Coordinator Tom Fletcher at the presidential palace in Villa Somalia to discuss the country’s worsening humanitarian situation.   According to an official statement posted by Villa Somalia on X, the meeting focused on urgent humanitarian needs facing communities across Somalia and...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabiley wafdi ka socda QM

MUQDISHO - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarunta Madaxtooyada Qaranka ee Villa Somalia ku qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Bani’aadantinimada iyo Isuduwaha Gargaarka Degdegga ah, Tom Fletcher, sida lagu sheegay qoraal rasmi ah oo lagu daabacay barta X (Twitter) ee Villa Somalia.   Kulanka labada dhinac ayaa si gaar ah diiradda loogu...

Amnesty demands release of Somali activist ‘Sacdiya Bajaj’

The Rights watchdog Amnesty International on Tuesday demanded the "immediate and unconditional" release of a Somali social activist and rickshaw driver detained in Mogadishu without charge for over two weeks. Sacdiya Moalim Ali, 27, popularly known as "Sadiya Bajaj," was arrested on April 12 in the capital’s Hodan district by officers from the National Intelligence and Security Agency (NISA), according...

Amnesty International oo Dalbatay in si Degdeg ah loo Sii Daayo Sacdiya Bajaj

Ururka u dooda xuquuqda aadanaha ee Amnesty International ayaa si adag uga dalbaday dowladda Federaalka Soomaaliya inay xabsiga si degdeg ah oo shuruud la’aan ah uga sii dayso Sacdiya Macallin Cali, oo loo yaqaanno "Sacdiya Bajaj." Saadiya oo ah 27-jir kaxaysa mooto bajaj, isla markaana ah u dhaqdhaqaaqa arrimaha bulshada, ayaa ku xiran magaalada Muqdisho iyadoo aan ilaa hadda...

SoDMA iyo Qaramada Midoobay oo Ka Wada Hadlay Xaaladda Bani’aadannimo ee Soomaaliya

Muqdisho – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta xarunta hay’adda ku qaabilay Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha bani’aadannimada, Tom Fletcher, oo shalay soo gaaray magaalada Muqdisho.   Kulanka labada masuul, oo ay wehliyeen madax ka socota hay’adaha ka shaqeeya gargaarka bani’aadannimada, ayaa diiradda lagu saaray xaaladda bani’aadannimo ee dalka iyo sidii...

Somali president hosts traditional elders, reaffirms commitment to elections

MOGADISHU — Somali President Hassan Sheikh Mohamud hosted a banquet at the presidential palace in Mogadishu for traditional leaders drawn from across the country, praising their role in peacebuilding and national unity, Villa Somalia said.   During the gathering, the president commended the elders for their longstanding contributions to reconciliation efforts, state-building and maintaining social cohesion in Somalia. He also briefed them...

Somalia vows stronger protection for commercial shipping amid maritime security concerns

UNITED NATIONS — Somalia has pledged to strengthen security for commercial vessels passing along its coastline as concerns grow over the safety of key international shipping routes, officials said Monday.   Somalia’s ambassador to the United Nations, Abukar Baalle, stressed the importance of safeguarding the country’s territorial waters, saying Somalia’s maritime security has implications far beyond its borders. With the longest coastline...

WARAR KALE

Turkish Shipping Firm Akkon Lines Launches Operations in Somalia Through Mogadishu Port

MOGADISHU – Somalia's main seaport hosted a ceremony to welcome Turkish shipping company Akkon Lines, which has officially launched operations in the Horn of...

Somali Referee Omar Artan to Officiate UEFA Super Cup in Historic First for Somalia

MOGADISHU – Somali international referee Omar Abdulkadir Artan has etched his name into football history after being appointed to officiate the 2026 UEFA Super...

Somali Intelligence Seizes Over 100 Barrels of Bomb-Making Chemicals Allegedly Bound for Al-Shabaab

MERCA – Somali intelligence forces, backed by local militia fighters, have seized more than 100 barrels of chemical substances allegedly destined for the Al-Shabaab...