Farmaajo oo taageeray baaq ku saabsan doorka dhaqanka ee xalinta khilaafaadka siyaasadeed
Muqdisho - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa si rasmi ah u taageeray baaq kasoo yeeray madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed, kaas oo ku baaqay in odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed door muuqda ka qaataan xalinta khilaafaadka siyaasadeed ee dalka.
Baaqa ayaa ku yimid xilli xiisado siyaasadeed ay ka jiraan dalka, iyadoo la filayo in uu soo dhamaanayo...
Illegal immigrant with alleged ties ‘to Somali piracy’ arrested near US-Canada border: DHS
WASHINGTON (TNND) — U.S. authorities arrested an illegal immigrant with alleged ties "to Somali piracy" and an outstanding warrant on fraud-related charges after he was found near the U.S.-Canada border, the Department of Homeland Security (DHS) announced.
The agency identified him as Said Jama Ahmed.
DHS said Ahmed was taken into custody by U.S. Customs and Border Protection (CBP) after being spotted...
Wafdi uu hoggaaminayo Aadan Madoobe oo gaaray Baydhabo
Baydhaba - Magaalada Baydhabo ayaa maanta lagu soo dhoweeyay wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ahna musharrax madaxweyne ee Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur.
Wafdiga ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku qaabilay hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee Koonfur Galbeed, Jibriil Cabdirashiid Xaaji, iyadoo ay goob joog ka ahaayeen mas’uuliyiin kala duwan, siyaasiyiin iyo qeybaha bulshada.
Ujeeddada safarka...
Trump uninjured after shooting at Correspondents’ Dinner
WASHINGTON - President Donald Trump, first lady Melania Trump and other Cabinet members were evacuated from the White House Correspondents' Dinner on Saturday night after gunshots were fired in the Washington Hilton hotel's lobby.
Authorities said the incident occurred outside the ballroom where Trump and other guests were seated. Trump said he "fought like hell" to resume dinner but was told...
AU condemns coordinated attacks on Malian cities
ADDIS ABABA (Xinhua) -- African Union (AU) Commission Chairperson Mahmoud Ali Youssouf on Saturday expressed "deep concern" over attacks in Mali targeting the capital, Bamako, as well as several other areas across the country.
Strong explosions and gunfire were heard across several cities in Mali during the early hours of Saturday. Malian security sources said armed terrorist groups had launched...
Midowga Afrika oo si kulul u cambaareeyay weerarrada ka dhacay Maali
Addis Ababa - Ururka Midowga Afrika ayaa si adag u cambaareeyay weerarro ka dhacay dalka Maali, kuwaas oo lagu tilmaamay kuwo khatar weyn ku ah shacabka rayidka ah iyo xasilloonida guud ee dalka.
Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Maxamuud Cali Yuusuf, ayaa sheegay in uu si weyn uga xun yahay falalkan, isagoo ku tilmaamay kuwo halis gelinaya nolosha dadka rayidka ah....
Munaasabad Dhaqan oo Muqdisho Ka Dhacday oo Mideysay Madaxda Dowladda iyo Mucaaradka
Muqdisho, Soomaaliya — Magaalada Muqdisho ayaa maanta martigelisay munaasabad dhaqan oo si weyn loo soo agaasimay, taas oo ay si wadajir ah uga qeyb galeen madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa mucaaradka, iyadoo dhacdadani ay noqotay mid muujisay is-dhexgal iyo wadajir ka baxsan khilaafaadka siyaasadeed.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qeyb galay munaasabadda caleemo-saarka Ugaas...
Somalia, Oman Hold Talks to Boost Bilateral Ties and Regional Cooperation
MUSCAT — Somalia’s Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Abdisalam Abdi Ali, held official talks on Saturday with Omani Foreign Minister Sayyid Badr bin Hamad Al Busaidi during an official visit to the Gulf sultanate, focusing on strengthening bilateral relations and regional cooperation.
The meeting took place at the Omani foreign ministry headquarters in Muscat, where the two ministers...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo booqday dalka Cumaan
Muscat Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa wadahadallo rasmi ah la yeeshay Mudane Sayid Badr bin Hamad Al Busaidi, Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Saldanadda Cumaan, kulan ka dhacay xarunta Wasaaradda ee magaalada Muscat, intii uu ku guda jiray booqasho rasmi ah oo uu ku tagay dalkaas.
Wadahadallada ayey Wasiirradu...
Soomaaliya oo heshiis la saxiixatay CIVIC si loo xoojiyo ilaalinta rayidka xilliyada hawlgallada ciidan
MUQDISHO — Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku saxiixay heshiis is-afgarad oo lala galay Xarunta Ilaalinta Rayidka ee Xilliyada Colaadaha (CIVIC), kaas oo lagu xoojinayo badqabka rayidka inta lagu jiro hawlgallada ciidan iyo colaadaha hubeysan.
Heshiiska ayaa la saxiixay kaddib kulan dhexmaray Wasiirka iyo wafdi heer sare ah oo ka socday CIVIC oo...











