Puntland Forces Engage Daesh in Bari Region’s Mountainous Terrain
BOSASO, Somalia - In an ongoing effort to combat terrorism, Puntland security forces are heavily engaged in operations against Daesh militants in the mountainous terrain of Somalia's Bari region, particularly around the Barak Ise area near Dharjale.
The officials reported on Saturday that the military actions, including ground and air assaults, are aimed at flushing out Daesh fighters entrenched in...
SoDMA delivers drought relief to Laascaanod, aims to aid 20,000 families
LAASCAANOD, Somalia - The Somali Disaster Management Agency (SoDMA) has initiated a relief operation in Laascaanod, the capital of the Sool region, to combat the devastating effects of drought, delivering food and other forms of humanitarian aid to those in need.
The aid, which was received by the SSC-Khatumo administration, is intended to assist approximately 20,000 families in and around...
Sawirro: Hay’adda SoDMA oo gargaar gaarsiisay magaalada Laascaanood
LAASCAANOOD (SMN) - Hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo dadaal xooggan ku bixineysa yareynta saameynta taban ee ka dhalatay abaarta La-nina ee ku dhifatay dalka, ayaa gargaar ban’aadannimo oo isugu jira nuucyada kala duwan ee raashinka gaarsiisay magaalada Laasacaanood ee xarunta gobolka Sool.
Deeqdaan oo loogu tala-galay ku dhawaad 20,000 oo qoys, oo ah dadka nugl ee ku dhaqan gudaha magaalada iyo...
US Boosts Somalia Aid with $28M for Resilience Projects
MOGADISHU, Somalia — The United States has pledged an additional $28 million to support emergency and long-term resilience efforts in Somalia, marking a significant step in enhancing food security and economic stability in the region.
This financial boost was announced by U.S. Ambassador Riley during a press conference in Mogadishu.
The funds will support the launch of two comprehensive five-year projects...
Puntland oo guul ka sheegatay howlgal ka dhacay buuraha gobolka Bari
BOOSAASO (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgallo iyo duqeymo weli ka socda dhulka buuraleyda ah ee gobolka Bari, gaar ahaan aagga Barak Ciise ee dhaca nawaaxiga deegaanka Dharjaale, halkaas oo ay ku sugan yihiin xubnaha Daacish.
Puntland oo ka hadashay howlgallada socda ayaa sheegtay inay ku dishay maleeshiyaad ka tirsan kooxda oo ku dhuumaaleysanayay halkaasi.
Sidoo kale waxa...
Awaamiir culus oo lagu soo rogay shacabka degmada Beledxaawo
BELEDXAAWO (SMN) - Maamulka Degmadda Beled-Xaawo ee Gobalka Gedo si gaar ah garabka taabacsan dhanka Dowladda ayaa kulan ay ku yeesheen degmadda waxa ay kasoo saareen Awaamiir culus oo ku saabsan amniga.
Kulanka oo ahaa mid xasaasi ah ayaa waxaa diiradda lagu saaray sidii loo adkeyn lahaa amniga degmada si looga hortago weerarada Al-Shabaab iyo iyo in ay is fara saaraan...
Mareykanka oo $28 milyan u qoondeeyay dowladda Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Dowladda Mareykanka ayaa sanadkan 28 Milyan u qorshsheysay labo mashruuc oo lagu xoojin doono adkeysiga sugnaanta cuntada Soomaaliya, kaas oo socon muddo shan sano ah, sida uu sheegay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Ambassador Richard H. Riley.
“Shanta sano ee soo socota, barnaamijyadan Bi’niaadinimmo waxa ay caawin doonaan in ka badan 80,000 qoys oo Soomaali, kuwaas oo ka...
Car Crash on Outskirts of Mogadishu Claims Three Lives
MOGADISHU — A tragic car accident occurred late last night on the road leading to the Jasira area on the outskirts of Mogadishu, resulting in significant damage and loss of life.
According to multiple reports, a luxury vehicle driven by a group of young individuals veered off the road and overturned.
The incident claimed at least three lives, identified as two...
Somalia OKs Ethiopia’s Participation in New AUSSOM Mission
MOGADISHU, Somalia — Ethiopia on Friday announced that it will collaborate with a new African Union force against Islamist Al-Shabaab insurgents in Somalia, which is set to deploy later this month.
Mogadishu previously indicated that Ethiopian troops would not take part due to strained relations between the two countries after the government in Addis Ababa signed a maritime agreement with...
DF oo ogolaatay in ciidanka Itoobiya ay qayb ka noqdaan howlgalka AUSSOM
MUQDISHO (SMN) - War qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibedda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in wasiirka gaashaandhigga ee Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur uu wadahadalladii uu la qaatay dhiggiisa Itoobiya uu u sheegay in Soomaaliya ay diyaar u tahay tixgalinta codsiga Itoobiya ay ku doonayso in ciidamadeedu ay ku biiraan howlgalka AUSSOM ee bilowday maalintii Arbacada.
Dhankeeda Wasaaradda...









