Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Female Journalist Assaulted by NISA Officers, Injured While Reporting in Mogadishu

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) strongly condemns the brutal and unprovoked assault on female journalist Shukri Aabi Abdi, a reporter for Risaala TV, by plainclothes officers of the National Intelligence and Security Agency (NISA). This heinous attack occurred on Tuesday, 17 December 2024, at Mogadishu’s Daljirka Dahsoon, where local residents were peacefully protesting against the demolition of their homes.   Shukri,...

Somalia’s Prime Minister Arrives in Baidoa to Celebrate State’s Anniversary

BAIDOA, Somalia — In a show of unity and a push for stronger federal-state ties, Somalia's Prime Minister Hamza Abdi Barre touched down in Baidoa on Thursday. He was greeted with traditional Somali songs, dances, and cheers from a large crowd assembled at the airport, including Southwest State President Abdiaziz Laftagareen, various local officials, and enthusiastic residents.   The visit marks...

Ra’iisul wasaare Xamza oo ka dagay magaalada Baydhabo + Sawirro

BAYDHABO (SMN) -.Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG dowlad gobolleedka Koofur Galbeed, waxaana Garoonka Diyaaradaha ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) iyo boqolaal Bulshada ku dhaqan magaalada Baydhabo.   Ujeedka Socdaalka Ra’iisul Wasaaraha ayaa la xiriira xoojinta wadashaqeynta Hay’adaha Dowladda ee Heer...

Somali President Unveils NMDC and NMIA, Aiming to Transform Economy

MOGADISHU, Somalia — President Hassan Sheikh delivered a keynote speech at the launch of the New Mogadishu Development Corporation (NMDC) and the New Mogadishu International Airport (NMIA), highlighting their potential to revolutionize the economy.   In his address, Sheikh Mohamud underscored the significant benefits these projects would bring, including enhanced infrastructure, increased trade, and improved regional connectivity. He portrayed Mogadishu as poised...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo daah-furay hindisaha Muqdishada cusub

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Hindisaha Muqdishada cusub, kaasi oo isugu jira dhismaha Garoon diyaaradeed casri ah, Dekad caalami ah iyo Aagga dhaqaalaha Muqdisho oo laga hirgalindoono dhul masaafo ahaan ka fog caasimadda.   Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tilmaamay in Qorshahani uu yahay bilow cusub oo muujinaya aragtida fog ee dadka Soomaaliyeed, isla markaana...

Mogadishu, Somalia and Tanzania Sign Historic Agreements to Boost Bilateral Ties

MOGADISHU, Somalia — In a landmark event on Thursday, Somalia and Tanzania formalized their commitment to enhanced bilateral relations through the signing of multiple agreements in Mogadishu. The pacts address cooperation in defense, tourism, health, aviation, and general diplomacy, promising a new era of collaboration between the two East African neighbors.   A critical component of the agreements includes a strategic...

Soomaaliya iyo Tanzania oo heshiis muhiim ku kala saxiiday Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania ayaa ku heshiiyay iskaashi ballaaran oo ku aaddan arrimo muhiim ah, kaddib markii ay magaalada Muqdisho ku kala saxiixdeen shan heshiis is afgarad (MOUs) oo muhiim ah.   Munaasabadda saxiixa heshiisyadan oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa noqotay mid ku muujinaysa sare u kaca...

Madaxweynaha JFS oo maanta qaabilay siihayaha safiirka dalka Suudaan

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay Siihayaha Safaaradda dalka aan walaalaha nahay ee Suudaan Mudane Cammaar Axmed Baabakir oo uga warbixiyey xaaladda dalkaas, howlgallada ciidan iyo saameynta xiriirka Labada dal.   Danjire Baabakir ayaa uga mahadceliyay Madaxweynaha sida dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ay u soo dhaweeyeen muwaadiniinta reer Suudaan ee kusoo qaxay dagaallada ka...

Dowladda Soomaaliya oo la sheegay in ay ciidamo geyneyso degmada Baardheere

BAARDHEERE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in haatan laga dareemayo dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo ay dowladda dhexe ka wado halkaasi.   Ciidamo ka tirsan kuwa Xoogga ayaa ku sugan degmadan, waxaana lasoo wariyay in dowladda Soomaaliya ay dooneyso inay isku fidiso gobolka intiisa kale. Sidoo kale warararka ayaa intaasi kusii daraya in ciidamo kale diyaarado...

Ciidamada dowadda oo gacanta ku dhigay gawaari sahay u waday Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Ciidanka Xoogga Dalka oo kaashanaya ciidanka deegaanka iyo Booliska Degmada Wisil ayaa Gacanta ku dhigay labo gaari oo siday Shidaal iyo agabka kale, kuwaas oo la tuhunsan yahay in loo waday Al-Shabaab.   Saraakiisha Hogaaminaysay Howlgalkaan ayaa sheegey in labadaan gaari ay gacanta kusoo dhigeen isla markaana ay ku raad joogaan kuwa kale oo la tuhunsan yahay iney...

WARAR KALE

African Union chief welcomes US-Iran peace deal, praises diplomacy

ADDIS ABABA, June 18 – African Union Commission Chairperson Mahmoud Ali Youssouf on Thursday welcomed a peace agreement reached between the United States and...

South West State leader meets Chinese ambassador to discuss development cooperation

MOGADISHU, June 18 – South West State President Sheikh Adan Mohamed Nur, known as Madoobe, held talks in Mogadishu with China's ambassador to Somalia,...

Somalia condemns Somaliland leader’s Israel visit, approves rights commission member

MOGADISHU, June 18 – Somalia's cabinet on Thursday condemned a visit by Somaliland leader Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Cirro, to what it described as...