Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Xabsi cusub oo laga hirgeliyay magaalada Baydhabo + Sawirro

BAYDHABA (SMN) Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen oo uu wehliyo wasiirka wasaaradda Cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka XFS mudane Xassan Macallim Maxamuud ayaa maanta daahfuray xabsiga cusub ee magaalada Baydhabo, kaas oo qaab casri ah loo dhisay.   Xafladda howlgelinta xabsiga waxaa Wasiirka ku wehliyay madax ka tirsan Wasaaradda oo ay ka mid yihiin wasiir dowlaha wasaaradda mudane Ilyaas Sheekh...

Somali President Meets Chinese Envoy, Discusses Regional Stability

MOGADISHU, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud hosted Ambassador Xue Bing, China's Special Envoy for the Horn of Africa, at the Presidential Palace in Mogadishu on Monday. The meeting underscored a mutual interest in addressing regional challenges and deepening the strategic partnership between Somalia and China.   The discussions were comprehensive, covering recent events in the Horn of Africa, including...

Madaxweyne Xasan oo la kulmay wafdi ka socda dowladda Shiinaha + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Ergayga Gaarka ah ee dowladda Shiinaha Wakiilka uga ah Geeska Afrika Mudane Xue Bing oo booqasho rasmi ah ku jooga dalkeenna.   Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Danjire Xue Bing ayaa ka wada-hadlay xoojinta iskaashiga labada waddan ee dhinacyada amniga, dhaqaalaha,siyaasadda, diblomaasiyadda, ganacsiga iyo waxbrashada si loo...

Somalia’s Foreign Minister Fiqi Meets Sudan’s Acting Ambassador to Strengthen Ties

MOGADISHU, Somalia — Ahmed Moalim Fiqi, Somalia's Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, welcomed His Excellency Ammar Ahmed Babiker, the Acting Ambassador of Sudan, to the Ministry's headquarters on Monday.   The meeting underscored the deep, fraternal connections between Somalia and Sudan, with both nations discussing ways to deepen their bilateral cooperation across various sectors. The dialogue also addressed regional and...

Somali Parliament Speaker Madobe Urges Election Committee to Speed Up Work

MOGADISHU, Somalia — In a significant push towards Somalia's democratic future, Sheikh Adan Madobe, the Speaker of the Parliament of the Federal Republic of Somalia, convened a meeting with the Independent Committee for National Elections and Borders on Tuesday.   The gathering took place in Madobe's office in the capital, Mogadishu, with the primary agenda being the review and acceleration of...

Jubbaland Accuses Somali President of Security Disruption in Gedo

KISMAYO, Somalia — The regional government of Jubbaland has intensified its ongoing dispute with Somalia's central authority, accusing President Hassan Sheikh Mohamud of directly interfering with security operations in the Gedo region.   In a press release issued on Tuesday, Jubbaland officials stated that the federal government is not only disrupting peace but is actively deploying its forces to destabilize the...

Guddoomiyaha BF oo kulan la yeeshay guddiga doorashooyinka qaranka

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, waxaanna Guddoomiyaha Guddiga Cabdikariin Axmed Xasan uu Guddoomiyaha Golaha Shacabka u faahfaahiyay shaqooyinka guddiga gaar ahaan waxyaabihii u qabsoomay tan iyo markii la magacaabay iyo sidoo kale qorshayaasha u...

Jubbaland oo eedeyn culus u jeedisay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud

KISMAYO (SMN) - Maamul goboleedka Jubbaland oo warsaxafadeed soo saaray ayaa mar kale eedeyn culus u jeediyay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, xilli ay weli halkeedii tahay xiisadda u dhexeysa labada dhinac.   Jubbaland ayaa sheegtay in weli dowladda federaalka ay qalqal-gelin amni ka waddo gobolka Gedo, isla markaana ay adeegsaneyso ciidamadii amniga ee joogay gobolkaasi. Warsaxaafadeedka ayaa u qornaa sidatan ;- Eedeysane Xasan...

UN says it requires $1.42B to scale up humanitarian assistance in Somalia next year

JOHANNESBURG - The United Nations said it requires $1.42 billion to increase humanitarian actions in Somalia, where 5.98 million people will need humanitarian assistance in 2025.   Launching its 2025 Humanitarian Needs and Response Plan (HNRP) for Somalia on Sunday, the United Nations Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA) said 4.6 million people will be targeted for assistance focusing...

Kulan dib loogu eegaayo waxbarashada dalka oo la furmay magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daahfurtay kulan labo cisho soconaya oo dib-u-eegis loogu sameynayo Qorshaha Horumarinta Waxbarashada (2022-2026).   Kulanka waxaa ka soo qayb galay masuuliyiin ka tirsan Wasaaradaha Waxbarashada Heer Federal, Dawlad Goboleed iyo Gobolka Banaadir, saamileyda waxbarashada, hay’adaha waxbarashada gaarka loo leeyahay, hay’adaha caalamiga iyo kuwa maxalliga ah ee ka...

WARAR KALE

African Union chief welcomes US-Iran peace deal, praises diplomacy

ADDIS ABABA, June 18 – African Union Commission Chairperson Mahmoud Ali Youssouf on Thursday welcomed a peace agreement reached between the United States and...

South West State leader meets Chinese ambassador to discuss development cooperation

MOGADISHU, June 18 – South West State President Sheikh Adan Mohamed Nur, known as Madoobe, held talks in Mogadishu with China's ambassador to Somalia,...

Somalia condemns Somaliland leader’s Israel visit, approves rights commission member

MOGADISHU, June 18 – Somalia's cabinet on Thursday condemned a visit by Somaliland leader Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Cirro, to what it described as...